War degdeg ah: Xagta-toosiye oo lagu horjoogsaday Buuhoodle iyo wararkii u dambeeyay ee gogosha nabadeed ee lagu waday inay maanta ka furanto Bali-dhiig
Hargeysa 6, August 2012 (SDN)- Wararka ka imanaya degmada Buuhoodle, ayaa sheegaya in kooxo nabad-diid ahi is hortaageen in hoggaamiyaha SSC Saleebaan Xagla-toosiye u gudbo dhinaca degmada Bali-dhiig ee gobolka Togdheer oo lagu waday inay maanta ka furanto gogoshii nabadeed ee Madaxweynaha Somaliland u fidiyay beelaha gobollada bariga qaarkood. Xukuumadda Somaliland ayaa xalay wefti culus…
