Ugaadha oo Duyuurado dagaal ku weerareysa Kismaayo
Kampala August 08,2012(SDN)-Ciidamada dalka Ugaandha ka jooga Soomaaliya ee ugu tirada badankuwa ka socda Africa ee AMISOM ayaa maalinimadii shalay ukeenay Muqdisho horudhaca ciidamo cirka ah oo duyuurado dagaal ku hubeysan. Ciidamada AMISOM ayaa fulinaya qorshe qeyb ka in Soomaaliya bishan loo dhiso dawlada rasmi ah oo aan KMG aheyn. Afhayeenka ciidamada cirka ee dalka…
