Yemen:Qaxooti Xabsi laga saaray oo cabanaya
Sanca July 29,2012(SDN)-Qaxooti Soomaaliyi ku jirto oo xabsi ku yaal Sanaca mudo ku jiray ayaa ciidamada amaanka ee dalkaasi xoog uga saareen ka dib kolkii ay ka dhego adeegeyn amar farayay in ay halkaa isaga baxaan. Qoxootigan oo Itoobiyaan,Eritrean iyo Soomaali ka kooban ayaa hore mudaharaadyo ka hor sameeyay laanta qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobey(UNHCR)….
