Ra’iisul W. Soomaaliya oo Kulan Afur Sharafeed ah u sameeyey Agaasimayaasha Warbaahinta Magaalada Muqdisho

    Moqdisho July 25,2012 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa Afur u sameeyey Agaasimayaasha Warbaahinta ka howl gasha magaalada  Muqdisho, Afurkaan ayaa u jeedkiisu ahaa is xog waraysi iyo in suxufiyiinta iyo Dowladdu si wada jir ah ugu saaran dalka xiliga KMG. Waxaa Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa ku wehliyey kulankaas Wasiir ku…

    Read More

      Roobab Caawa Maasheeyay Hargeysa,iyo khasaaraha ka dhashay

      Hargeysa July 24,2012(SDN)-Waxa maagaalada Hargeysa ka da’ay roob xoogan oo sababay khasaare baaxad leh sida waraka ka imana daafaha magaaladu ay tibaxayaan. Caawa ayaa magaalada laga dareemayay dabeylo roobabka weheliya daka baqdin geliyay,waxaana jira khasaare ka dhashay dabeylaha. Xaafada Axmed Dhagax ayaa la soo sheegayaa ilaa iyo haatan in uu roobku khasaaro baaxad leh u…

      Read More

        Madaxweynihii Ghana oo caawa ku geeriyooday caasimadda dalkiisa iyo dawladda oo ka hadashay dhimashada hoggaamiyahooda

        Accra 24, July 2012 (SDN)- Madaxweynihii dalka Ghana John Atta Mills, ayaa goor dhawayd ku geeriyooday caasimadda dalkaas ee Accra. Madaxweyne John Atta Mills oo dhintay isagoo da’diisu tahay 68 jir, waxa geeridiisa xaqiijiyay wasiirka Warfaafinta dalkaas Fritz Baffoud oo khadka telefoonka ugu waramay qaybta Ingiriisida ee idaacadda VOA. Wakaalada Wararka rasmiga ah Ghana oo…

        Read More

          Dagaal caawa ka dhacay aaga degaanka Buuhoodle

          Buuhoodle July 24,2012(SDN)-Waxa caawa duleedka magaalada Buhoodle ka dhacay dagaal culus oo dhex maray ciidamada Somaliland iyo qaar ka amar qaata Khaatumo,dagaalkan ayaa waxa uu dhacay abaarihii afurka dabadii. Dagaalka ayaa dhacay ka dib kolkii ciidamada Khaatumo ay weerarka ku qaadeen fariisimo ay ciidamada ku leeyihiin aaga Sooljoogto. Ma cada khasaaraha ka dhashay isku dhacan…

          Read More

            Madaxweynaha la doortay ee Masar oo magacaabay Raysal-wasaare cusub oo uu xulashadiisa dhawr todobaad ku hawlanaa

            Qaahira 24, July 2012 (SDN)- Madaxweynaha cusub ee dalka Masar, Mohamed Morsi ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Raysal-wasaaraha dalkaas, ka dib markii muddo bil ku dhaw uu xilka hayay. Ka dib markii Madaxweyne Mursi muddo saddex todobaad ah ku hawlanaa xulashada Raysal-wasaare madax-banaan, waxa uu maanta magacaabay Hashem Kandil oo hore u ahaa…

            Read More

              Xaglotoosiye oo Hargeysa Gaaray isla markaana la kulmay Madaxweyne Axmed Siilaanyo

              Hargeysa July 24,2012(SDN)-Hogaamiyihii Jebhada SSC Md Suleymaan Xaglotoosiye ee dhawaanta Dubai kula kulmay madaxweynaha Somaliland ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa isla markaana kulan kula qaatay madaxweynaha aqalka madaxtooyada. Md Xaglotoosiye ayaa dhawaan soo maray magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland,balse Hargeysa u soo boqoolay kiyoon masuuliyiinta maamulkaa aan la kulmin. Madxweynaha Somaliland Axmed Maxamed…

              Read More

                Masuuliyiinta Somaliland iyo lacagaha u yaal Dahabshiil,hadalheynta boobka Hantida Ummadda(Warbixino taxane ah)

                London July 24,2012(SDN)-Waxa dhawaan Internetka lagu shaaciyay xogta macaamiisha Dahabshiil Bank ka dib kolkii ay kooxda Anonymous ay weerar jac ku siisay Computerada shirkadaasi. Hadalheynta ugu badnina waxa ay ka dhalatay Hantida qaar ka mida shaqsiyaad ka tirsan xukuumada Somaliland. Sidoo kale waxa iyana fajiciso ku noqotay dakii u kuur galay xogtan la soo bandhigay…

                Read More

                Goorma Kuugu Dambeysey Xiddigii Reer Kamiroon Roger Milla

                Kamiroon-July-23-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu maanta ku falanqeyneynaa taariikh nololadkii xiddigii baresamaadkii ee reer kamiroon Roger Milla. Roger Milla wuxuu ku dhashey magaalo Madaxda Yaounde sannadkii 20-may-1952,wuxuuna la noolaa aabihiis oo markaa ka shaqeyn jirey wadooyinka tareenada. Haddaba naadigii ugu horeeyey ee uu  usaxeexay inuu u ciyaaro isaga oo 13-jir ah wuxuu ahaa (Douala) 18-jirkiisiina wuxuu ku guuleystey…

                Read More

                  Saaka: Lix Masuul oo soo shaqo tagay saacadii sharcigu Jideeyay iyo liiska wasaaradihii haawanayay

                  Hargeysa 23, July 2012 (SDN) Wasaaradaha iyo Ha’yadaha dawliga ah ayaa bishan barakaysan ee Ramadaan bilaabay inay lumiyaan saacadaha hore ee shaqada dawladda, waxaana saaka kormeer aanu ku soo maray dhammaan xarumaha Ha’yadaha dawliga ahi intooda badani ay ahaayeen qaar albaabadu u xidhnaayeen, qaarna waxa joogay shaqaale yar, hase yeeshee waxa xafiisyadooda ku sugnaa lix…

                  Read More

                    Iska noqo Xildhibaan Deegaan!!! W/Q: Khadar Jaamac Dirir

                    Marka hore dhammaantiin akhristayaal waan idin salaamay, salaan ka dib haddii aan u soo noqdo maqaalkan waxan ku eegaya xaalada imika ku aadan rabitaanka musharaxnimadda gobolaha deegaan oo si baalaadhan ugu socda dalka iyo goboladda. Marka haddii aynu doonayno musharax wax ka bedela dalka oo u adeegaya bulshadda waa in aynu ku doorana kartidiisa iyo…

                    Read More

                      Guddoomiyaha cusub ee Jaamacada Hargeysa oo xilkii la wareegay

                      Hargeysa July 23,2012(SDN)- Guddoomiyaha cusub ee Jaamacada Hargeysa Dr.Cabdi Xussen Gaas ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore ee Jaamacada Md Muuse Aadan Maxmed xaflad  lagu qabtay qolka shirarka ee Jaamacada. Xil wareejinta ayaa waxa goobjoog ku ahaa Guddoomiyaha guddida joogtada ah ee jaamacada Hargeysa wasiirka Qorsheynta Md Sacad Cali Shire iyo marti sharaf  kale…

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaare Gaas iyo Egayga QM Mahiga oo Kulan la Qaatay Odayaasha Dhaqanka

                        Muqdisho July 23,2012(SDN)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, Ergayga QM Dr. Augstina Mahiga, iyo xubno ka socday Beesha Caalamka ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka, kulankaas oo ku saabsanaa sidii loo dadajin lahaa liiska Ergada Ansixinta Dastuurka si loo dhamaystiro diwaan galaintooda. Ugu horayntii Ergayga QM…

                        Read More

                          Wariye Mohamed Dhaaley oo Shahaaddo Caalami ah la gudoonsiiyay

                          Mogadishu (SDN)- Wariye Mohamed Abdullahi Dhaaley oo ka tirsan Bahweynt somalidiasporanews, sidoo kalena ah Wariye Sports-ka wax ka qora oo Warbaahin Caalami ah la shaqeeya ayaa la gudoonsiiyay Shahaaddo Caalami ah oo lagu sharfayo dhaqdhaqaaqyada uu Wariyuhu uga qayb-qaato tabinta Wararka Sports-ka Soomaaliya. Xaflad ka dhacday xarunta Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa dhawaan Wariye Mohamed Dhaaley…

                          Read More

                            Muslimiinta Adis Ababa iyo ciidamada Amaanka oo isku dhacay

                            Adis Ababa July 23,2012(SDN)-Ciidamada amaanka ee dawlada Itoobiya iyo qaar ka mida Muslimiinta dalkaas ayaa isku dhacay mar dibedbax balaaran ay Muslimiintu ku sameeyeen caasimada dalkaasi. Muslimiinta ayaa ka cabanayay in dawladoodu ay haatan ku adeeganeyso madhab dalkaa ku cusub oo la yidhaahdo Al Ahbash. Muslimiinta Itoobiya ayaa shaki ka qaba madhabtan ay dabada ka…

                            Read More

                              BAAQ FURAN OO KA SOO BAXEY BEESHA TUNNI 5 GAMAAS IYO BARAAWE

                              KU DHAMAAN DHAQANKA SOMALIYED MEEL KASTA OO AY JOOGAAN. KU GUDDIGA XALLINTA KHILAAFAADKA EE DHAQAMADA SOMALIA. KU SAXIIXEYAASHA GEEDI SOCODKA SOMALIA (ROAD MAP) OG WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA TFG OG WAKIILKA QARAMADA MIDOWDEY DR MAHIGA   Kulan deg deg ah oo ay isugu Odeyaasha Dhaqanka , Siyaasiyiinta, Aqoonyahannada, Culama’uddiinka, Haweenka iyo Dhallin yarada Beesha Tunni Shan…

                              Read More