Kulan ay yeelanayaan Gollaha Dhexe ee UDUB oo la mudeeyay
Hargeysa July 22,2012(SDN)-War saxaafada loogu talo galay oo ay maanta soo saaray ku-simaha Xoghayaha guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB Md. C/Xaliim Maxamed Muuse ayaa lagu sheegay in la mudeeyay kullanka gollaha dhexe ee xisigaas. Qoraalka ku-simaha xoghayaha ayaa u dhignaasidan;“Aniga oo tixraacaya soo jeedintii guddida fulinta xisbiga UDUB ee ku taariikhaysnayd 20 June…
