Suldaan Reer Hargeysa oo ka hadlay cida Iska soo Sharixi karta Caasimada
Hargeysa June 29,2012(SDN)-Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilahi oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka waramay cida ay tahay in ay isu soo taagto tartanka gollaha degaanka ee Hargeysa. Suldaanku waxa uu digniin u jeediyay axsaabta tartanka Caasimada musharixiin aan degaanka u dhalan in aaney taageero ka heli doonin Reer Hargeysa. Qoraalka SuladaanXuseen…
