Madaxweyne Siilaanyo oo shacabka ku hambalyeeyay sannad-guurada 52aad ee markii Somaliland Xorriyada ka qaadatay Britain
Hargeysa 25, June 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacabka ku hambalyeeyay sannad-guurada 52aad ee markii ay Somaliland xorriyadda ka qaadatay Briatin 1960. Xuskan 52aad oo ku beegan caawa saacadu markay 12:00 markii la saaray calanka Somaliland, waxa uu Madaxweyne Siilaanyo tilmaamay qiimaha ay maalintani leedahay, wuxuuna dhambaal hambalyo ah oo Afhayeenkiisu…
