Faysal Cali Waraabe:Haatuf Waa Jariirad Beeleed oo xagxagta siyaasiyiinta reeraha kale,waxaana haga qoraaladiisa Balwad(DHEGEYSO)
Hargeysa July 04,2012(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali Waraabe oo shir jaraaid maanta ku qabtay xarunta xisbiga UCID ee Hargeysa ayaa ka war bixiyay arrimo ay ka mid yihiin wadahadaladii Somaliland iyo hadalo deel qaaf ku ahaa saxaafada oo laga qoray. Guddoomiyaha UCID ayaa sheegay in wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya in ay…
