Weriye ka tirsan Wargeyska YOOL la sii daayay iyo Tifatirihiisii oo Xukuumaddu ay xabsiga kula hadhay

    Hargeysa, 19, May 2012 (SDN)- Wariye Khadar Axmed Xasan oo ilaa Salaasadii ku xidhnaa Saldhiga dhexe ee Magaaladda Hargeysa ayaa maanta la siidaayay ka dib wasiirka arimaha gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo amarka lagu xidhay bixiyay uu amray in kaligii la siidaayo. Wariyahan la siidayay oo ka tirsan hawl-wadeenada Wargeyska Madaxa-banaan ee YOOL oo…

    Read More

      Iiraan oo shuruud ku xidhay wadahadalka Tayaynta Nukliyeerkeeda

      Tehran 19, May 2012 (Qurbejoog.com)- Dawladda Iiraan, ayaa shuruud ku xidhay wadahadalada ku saabsan tayaynta Nukliyeerkeeda oo muddooyinkii u dambeeyay murankeedu sii xoogaysanayay. Iiraan waxay Sabtida maanta sheegtay in marka hore loo baahan yahay in laga qaado cunaqabaynta ka hor inta aan todobaadka soo socda magaalada Baqdaad lagu qaban wadahadala ku saabsan Nuckilyeerka. Afhayeenka wasaaradda…

      Read More

        Maxay ku kala duwan Yihiin Meliishaadka Buuhoodle iyo Hargeysa ee weerara Ciidanka Somaliland?

        Hargeysa May19,2012(SDN)-Waxa tiraba dhawr jeer weerar jac ku siyay ciidamada Somaliland meliisho beeleedyo reer Somaliland oo diidmo ka muujinaya qaar ka mida xaaladaha jira. Meliishaadka ayaa xaaladahoodu kala duwan yihiin oo qaarna ay jiritaanka Somaliland ka soo horjeedaa,halka kuwo kalena ay gadoodkoodu ku kooban yahay cadho ka dhalata cadaalad daro. Hadaba Xukuumada Somaliland ayaa siyaabo…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ku keliyeystay Kheyriyada Hargeysa,Maxay tahay sababtu?

          Hargeysa May 19,2012(SDN)-Waxa markii u horeysay taariikhda Somaliland intii ay jirtay Xisbi qudha ku keliyeysatay weyneynta iyo khudbadaha laga jeediyo fagaaraha Kheyriyada Caasimada Somaliland oo kumanaan isugu soo baxeen shalay. Caadiyan munaasibada 18 May ayaa axsaabata iyo masuuliyiinta kala duwan ee dalku dadweynaha u jeediyaan khudbado isugu jira ka hadalka taariikhda Somaliland iyo kolba wacdiga…

          Read More

            Kaluumeysatada Soomaalida oo ka cabtay Duqeymaha Duyuuradaha Reer Yurub

            Haradheere May 19,2012(SDN)-Kaluumeysatada ku nool xeebaha dhawaanta ay duqeeyeen ciidamda Cirka ee reer Yurub ayaa maanta ka hadlay khatarta ay hawlgaladu u leeyihiin nololmaalmeedkooda. Kaluumeysatada ayaa mar ay saxaafada kula hadleen Xaradheere waxa ay sheegeen in duqeymihii ciidamadu dhawaanta u geysteen xeebaha Xandulle ay ku burburiyeen doonyahoodii. “Burcada iyo Kaluumeysatada waa ay adag tahay in…

            Read More

              Khudbadii Madaxweyne Axmed Siilanyo ee May 18,2012(AKHRISO)

              Hargeysa May 18,2012(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilanyo ayaa maanta khudbad taariikhi ah oo ku saabsan madaxbanaanida Somaliland ka jeediyay fagaadha weyn ee kheysriyada. Khudbada madaxweynaha ayaa sidan aheyd ee ka bogo;“Madaxda Sharafta leh ee Golayaasha Qaranka iyo guud ahaanba shacbiga Somaliland. Waxa aan idinku salaamayaa salaanta islaamka Asalaamu caleekum wa-raxmatulaahi wa-barakaatu Mudanayaal iyo…

              Read More

                Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho

                Muqdisho, Jimco,May 18, 2012(SDN)- Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo maanta si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.   Islaan Bashiir, ayaa waxaa Garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas Cabdulle, Salaadiin, qaar ka mid ah Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, Mas’uuliyiin ka tirsan…

                Read More

                  Somaliland oo Xalay aan la Seexan iyo Debaal Dega oo si wanaagsan isugu Dhacay

                  Hargeysa May 18,2012(SDN)-Waxa xalay ka socdey guud ahaan dalka Somaliland diyaar garaw,damaashaad aan kala joogsi leheyn oo aan laga seexan. Magaalooyinka Boorama Burco,Ceerigaabo,Laascaano,Berbera iyo Hargeysa ayaa sida wariyeyaashu ku soo waramayaan debaal degii saaka looga dareeray. Debaal dega 18 May ee ku dhawaaqidii la soo noqodka madaxbanaanida Somaliland ayaa sanadkan 21 jirsatay. Waa maalintii Burco…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha Xuruyatul-qowlka

                    Muqdisho, Khamiis, May 17, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka  soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo Warfaafinta loogana  hadlayay Qebyo-Qoraalka Dastuurka ee ku aadan Arrimaha Xuquuqul Insaanka.   Ugu horeyn Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Cabdulaahi Bille Nuur, ayaa Sheegay in Shirka labadii maalmood ee la…

                    Read More

                      Gollaha Wasiirada FKMG ee Soomaaliya oo Maanta ka Shiray Dhameystirka Xiliga Kala Guurka

                      Muqdisho, 17 May 2012(SDN) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa looga hadlay arrimaha dhameystirka xilliga Kala Guurka ah.   Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka warbixiyey muhiimadda dhameystirka Xaaladda Kala Guurka ah oo uu sheegay inay lagama maarmaan tahay in bisha August uu dalku…

                      Read More

                        Hargeysa: Laba Suxufi oo habeenkii saddexaad Xabsiga u hoyday

                        Hargeysa 17, May 2012 (Qurbejoog.com)- Tifaftiraha Wargeyska Yool Maxamed Cabdi Curad iyo weriye Khadar Xuseen oo isna ka tirsan wargeyskaas, ayaa habeenkii saddexaad u hoyday xabsiga, ka dib markii dhawr maalmood ka hor la xidhay. Suxufiyiintan oo hadda ku jira saldhiga dhexe ee Booliska Hargeysa, waxa la qabtay barqonimadii doraad, xilli sida la sheegay ay…

                        Read More

                        Tababarihii LiverPool oo La Cayriyey Muxuuse Galabsadey?

                        London-May-17-qurbejoog.com-Saaxiibayaal maanta iyo qormadeena ciyaaraha waxayu ku lafagureynaa tababarihii Liverpool Kennhy Dalgilish oo shaqadiisii laga cayriyey. Wakhtiga ilaahay samaeystey marna wuu ku saacidaa marna hawada ayuu kula kacaa waxayna ku fiicantahay inaad samir u yeelatid. Haddaba maxay LiverPool ku suustey tababare Kenny? Akhyaartay Naadigan LiverPool oo aad u facweyn oo soo mareywakhtiyaal farabadan oo ay…

                        Read More

                          Mudaharaadyo xalay Gil-gilay New Hargeysa, xukuumadda oo Ciidamo dhoobtay iyo Wasiiro ka qaxay xaafadihii ay ka deganaayeen

                          Xukunkii Maxkamadda Ciidamadda oo Xalay Hurdada u diiday Reer New Hargeysa iyo Xukuumadda oo Cabsi ladi weyday Wasiir Duur iyo Wasiir Xirsi oo la sheegay cabsi awgeed inay ka qaxeen xaafadahoodii iyo kuwo kale oo Amnigooda la adkeeyay. Hargeysa, 17 May 2012 (SDN)- Kooxo is abaabulay Dhawaqii Xukunka Maxkamadda Ciidamadda kadib ayaa xalay xidhay Jidka…

                          Read More

                            California: Ujeedada Shir ay isugu yimaadeen Jaalliyada Somalida Itoobiya

                            California. 17, May 2012 (SDN)- Jaaliyada Somalida Ethiopiaee SanDiego, Californiaayaa isugu yimi shir ay ujeedadiisu ahayd in Jaaliyadu dhisato maamul. kaasoo ka shaqeeya arimaha Jaaliyada Somalida Ethiopiaee SanDiego dalka iyo dibadaba. Shirkan oo socday saacado ayaa dhamaan Jaaliyadu isku xogwaraysatay. Waxaa kale oo shirka lagaga hadlay arimo farabadan oo kala ah dhinaca nabadgaliyada, maalgashiga iyo…

                            Read More

                              Mahiga:Qas wadeyaasha Siyaasada Soomaaliya loo Dulqaadan Maayo

                              New York May 17,2012(SDN)-Ergeyga Gaadhka ah ee QM uqaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa hadal uu ka jeediyay Gollaha Amaanka ee QM waxa uu uga waramay xaaldahii u danbeeyay ee Soomaaliya. “Waxa iminka la soo hooyay guulo la taaban karo,laakiin lama ogolaan karo in Qaswadeyaal ay khalkhal geliyaan hanaanka nabada. Qaramada Midoobey,Midawga Africa iyo IGAD ayaa ku…

                              Read More