Puntland oo Sababeysay Diidmadooda Dastuurka Qabyada ah
Garoowe May 13,2012(SDN)-Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa maanta war uu soo saaray ku qodobeeyay diidmadooda ku wejahan Dastuurka qabyadaha ee iminka gacanta lagu hayo. Qoraalka Puntland oo dheeraa ayaa kiyoo dhameystiran sidan u qoraa; Dib-u-eegidda Dowladda Puntland Qabyo qoraalka Dastuurka Federaalka ee Somalia (soo gaaray 30/04/2012) Cinwaanka oo Qabyo-qoraalka ugu qoran “Jamhuuriyadda Somalia”…
