Golaha Wasiirada oo isku raacay in Shirkadda Hormuud wax lug ah ku laheyn eedeymaha ay soo jeedisay QM
Muqdisho, 24 May 2012(SDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ayaa golaha siiyey warbixin la xiriirta baaritaan rasmi ah oo ay hay’adaha amniga ku sameeyeen eedeyn Qaramada Midoobey u soo jeedisay Shirkadda Hormuud 17kii Febraayo oo lagu eedeeyey arrimo dhowr ah. Wasiirku waxuu sheegay in baaris dhamesytiran oo lagu sameeyey shirkadda isla markaana lala xiriiray…
