Wasiirka Waxbarashada iyo wefti ay horkacayso oo kormeer u maraya Gobollada bari

    Hargeysa, 11, May 2012 (SDN)- Wasiirka Waxbarashada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo wefti  ay hogaaminayso ayaa kormeer ku maraya gobollada bari ee dalka, isla markaana xilligan ku sugan magaalda Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Ujeedada socdaalka weftigan ayaa la xidhiidha u kuurgalka xaalda waxbarasho ee gobolladaas, waxaana Wasiirka ku weheliyay Madaxda waaxyaha wasaaraada waxbarashada…

    Read More

      Madaxweynaha Puntland oo Suusay Dastuurka Cusub ee Soomaaliya

      Garoowe May 11,2012(SDN)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Md Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa qoraal uu soo saaray ku dhaliilay Dastuurka Qabyada ah ee Soomaaliya haatan loo sameynayo. Madaxweyne Faroole oo Qoraalkiisan u diray QM,IGAD iyo Hayadaha daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in Dastuurka qabyada ahi uu ka soo horjeedo danaha Puntland. Sida uu Faroole sheegay Dastuurku si…

      Read More

        Waqtiga shidaalka Itoobiya la soo saari doono oo shaaca laga qaaday iyo qorshaha lagu doonayo in laga dhoofiyo dekedda Berbera

        Addis Ababa 10, May 2012 (Qurbejoog.com)-  Guddoomiyaha shirkadda SouthWest ee shidaalka ka soo saaraysa deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Tewodros Ashenafi oo dhowaan warbaahinta ugu warramay magaalada Caasimadda ah ee Addis Ababa ayaa sheegay in shidaalka ay ka soo saaraan deegaanka Soomaalida Itoobiya ay ku qaadi doonaan dhuumo shiidaal oo dhulka mara si loo gaadhsiiyo…

        Read More

          Wasiirka Arrimaha Dibedda oo u dhoofay Maraykan

          Addis Ababa, 10 May 2012 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo maalmihii la soo dhaafay socdaal shaqo ku joogay dalka Itoobiya, ayaa maanta u kicitimay dalka Maraykanka, halkaasoo uu wefti uu hoggaaminayaa ay kaga qeybgali doonaan munaasibad balaadhan oo jaalliyadda Somaliland ee wadankaasi ay ugu dabaal-degayaan 21-guuradda Xuska 18-ka May. Wasiirka…

          Read More

            Wasiir ka tirsan Somaliland oo sheegay in Fulin la’aanta go’aanada Maxkamadda ka soo baxaa yihiin mid Bar-madow ku ah Xukuumadda uu ka tirsan yahay

            Hargeysa 10, May 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka cusub ee Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland Maxamuud Axmed Barre (Garaad), ayaa daboolka ka qaaday in fulin la’aanta go’aamada maxkamadaha dalku gaadhaan dhibaato wadanka haysata. Wasiirka oo shalay hadal ka jeediyay shir lagaga hadlayay arrimaha Garsoorka iyo Caddaalada oo ka furmay Hargeysa, waxa uu sheegay in fulin la’aanta go’aanadaasi…

            Read More

              Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Mas’uuliyi​in ka kala socota Koonfur Afrika iyo Mozambique​

              Muqdisho, May,10, 2012(SDN)- Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka kala socda Koonfur Afrika iyo Mozambique.   Wuxuuna Ra’iisul Wasaaraha uu kulan la qaatay Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka, Mr. Jeffrey Radebe, Safiirka Koonfur Afrika u fadhiya Nairobi Mr, Didumusi Ntushinga  iyo Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee…

              Read More

                Guddoomiyaha KULMIYE muxuu ka yidhi kulan uu la yeeshay Ibraahim Dhegaweyne?

                Hargeysa, 10, May 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay kulan uu la yeeshay Guddoomiyaha Urur Siyaasaddeedka UDHIS Ibraahim Dhegawayane. Gudoomiyuhu wuxuu meesha ka saaray in Dhegawayne ugu  tagey dhexdhexaadin, waxaanu tilmaamay inaanay ishaynin Xukuumadda iyo Ururrada hadhay., waxaana hadalladiisii ka mid ahaa. “Horta erayga dhexdhexaadin waxa la dhexdhexaadiyaa laba dhinac…

                Read More

                  Mareykanka oo xog la yaab leh ka bixiyay Nin Dhawaan Qarax la Damacsanaa Duyuurad

                  Washington May 10,2012(SDN)-Saraakiisha Wadanka Maraykanka ayaa sheegay ninkii ku kacay shirqoolkii lagu doonayay in lagu qarxiyo dayuurad uu Maraykanku leeyahay oo la fashiliyay ayaa la xaqiijiyay inuu ahaa basaas laba dhinac ah. Mas’uuliyiinta Maraykankan ah ayaa sheegay ninka doonayay inuu fuliyo weerarkaasi,oo ujeedadiisu ahayd in lagu bartilmaansado dayuurad nooca rakaabka qaada oo dhinaca maraykanka u duuli lahayd…

                  Read More

                    Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Salal oo Laamaha socdaalka ee Lawyacado Kulan la yeeshay

                    Lawyacado May 09,2012(SDN)-Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Salal Md Cali Alaale Rayaale ayaa maanta shir kula yeeshay laanta socdaalka ee degmada Lawyacado madaxada iyo hawl wadeenada laamaha dawlada ee gobolka salal. Ujeedada Socdaalkan Badhasaabku xigeenka Ayaa Ah ku wajahnayd Xog Ogaal U Noqoshada Habsami U Socodka Hawlaha Shaqo Ee Waaxyaha Kala Duwan Laamaha Dawlada. Badhasaab Ku…

                    Read More

                      Guddida Xoojinta Nebedgelyada Burco oo kulan ka yeeshay Geed faro baas ku haya Magaaladaas

                      Burco May 09,2012(SDN)-Shir jaraaid oo ay maanta ku qabteen gudida xoojinta nabad gelyada ee magaalada burco hoolka shirarka dawlada hoose ee magaaladaasi ayaa lagaga hadlaay sidii loo cidhib tiri lahaa geedka garanwaaga oo magaalada burco aad ugu sii badanaya. Gudoomiye ku xigeenka gudida xoojinta nabadgelyada Jamaal shiwaal oo ka Hadley shirkaasi jaraaid ayaa sheegay in…

                      Read More

                      Fadeexado(Scandal)Hadheeyey Naadiyada Talyaaniga.

                      Italy-Rome-May-09-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneyna fadeexadaha hadheeyey naadiyada serie-A-da iyo kuwa serie-B-da ee cariga Talyaaniga oo cirka isku shareerey. \Haddaba Naadiyada Atlanta,Novara,iyo Siena ayaa waxay ka mid yihiin 22-tan kooxood oo ay baadhis ku socoto taas oo ah ciyaaro ama games la isu fuutiyey ama la isu deystey,waxaana lagaga dhawaajiyey maanta oo…

                      Read More

                        Weftiga Wasiirrada ah ku Sugan Addis Ababa oo kulamo la yeeshay Wasiirro ka socda Norway iyo Itoobiya

                        hargeysa, 09, 2012 (SDN)- Weftigii uu Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ee  dalka Itoobiyakaga qaybgalay shirkii urur gobolleedka IGAD ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Wasiirradda Arrimaha dibadda, Gaadiidka iyo Isgaadhsiinta Itoobiya iyo Wasiirka iskaashiga caalamiga ah ee dalka Norway, kuwaasoo ay kala hadleen sidii kor loogu sii qaadi lahaa iskaashiga…

                        Read More

                          Shirkii labaad ee dib-u-habaynta Caddaalada iyo Garsoorka Somaliland oo ka furmay Hargeysa

                          Hargeysa 09, May 2012 (Qurbejoog.com)- Shir ku saabsan dib-u-habaynta waaxda Garsoorka Somaliland, ayaa maanta ka furmay caasimadda dalka ee Hargeysa. Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah, waxa uu la xidhiidhaa wadatashi iyo xog iswaydaarsi ku saabsan dib-u-habaynta Cadaaladda, iyadoo shir noociisa ah badhtamihii sannadkii hore lagu qabtay Hargeysa. Kulankan waxa furitaankiisii ka qaybgalay…

                          Read More

                            Ogaysiis: Buuggii La Sugayay ee “LEAD LIKE A LION” oo la soo Daabcay iyo meelaha laga helayo

                            Buuggan “LEAD LIKE A LION”  waa buuggii ugu horreeyey oo xikmadeenna hogaaminta ku dhisan oo ay isugu tageen khubaro caalamiya iyo kuwa maxalliya, isla markaana ay gaadhsiyeena caalamka oo dhan. Dadka Soomaalida ah waxa lagu bartey dagaalo iyo dhibaato, laakiin buugani wuxuu suurto geliyey in hogaamiyaasha [leaders] shirkadaha aduunka ugu caansani inay ka faa’ideysataan xikmadeenna…

                            Read More

                              Xus loo sameeyay Marxuum Cigaal kulmisay Saaxiibo hore oo is Eeday iyo Siyaasiyiin isu Duur-xulaysa

                              Hargeysa 09, May 2012 (Qurbejoog.com)- Xus loo sameeyay sanad-guuraddii tobnaad ee ka soo wareegtay geeridii Madaxweynihii labaad ee Somaliland marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal, ayaa lagu qabtay hoteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa. Munaasibadan oo si weyn loo agaasimay, isla markaana ay qaban-qaabisay Xaaskii marxuumka marwo Kaltuun Xaaji Daahir, waxaa lagu soo bandhigay Taariikh mug leh oo…

                              Read More

                                Madaxwayne Siilaanyo oo Tacsi u Diray Marxuum Axmed Maxamed Halac oo ku geeriyooday Dalka Sweden

                                Hargeysa, 09, May 2012 (SDN)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Tacsi u diray Marxuum Axmed Maxamed Halac oo ku geeriyooday wadankaSweden. Tacsida Madaxwaynuhu u dirayo ayaa u dhignayd sidan “Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka…

                                Read More