Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland oo shaqaalaha wasaarada u furay aqoon isweydaarsi looga hadlayo arrimaha Genderka
Hargeysa May 07,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arimaha bulshada ee JSl Mudane Maxamuud Axmed Barre (Garaad) ayaa maanta u furay kulan socon doona muddo sadex maalmood ah hawlwadeeno kala duwan oo ka tirsan wasaaradda shaqada ioyo arimaha bulshada ee Somaliland. Kulankan oo ujeedadiisu tahay sidii loogu tababari lahaa shaqaalaha arimaha Gender-ka ama lammaanaha shaqadoodana ay uga…
