Galmudug oo diiday in Hobyo uu ku xidho Markabkii reer Somaliland u rarnaa ee Burcadu dhawaanta qafaalatay

    Hobyo Feb 25,2012(SDN)-Taliyaha Qaybta Booliska ee Maamul goboleedka Gal mudug Cabdi weli Xasan Xirsi ayaa sheegay caawa in Markab u rarnaa ganacsato reer somaliland oo ay koox budhcad badeed ahi la soo galeen xeebahooda ay maanta ka saareen isla markaana uu galabta u shiraacday dhinaca biyaha Puntland. Taliyahan oo Khadka Telefoonka Caawa ugu waramayay Weriye…

    Read More

      Guddoomiye Faysal Cali Waraabe:Kolkii madaxweyne Axmed Siilaanyo la fadhiisiyay goobtii Madaxweyneyaasha ayay cadawgii Somaliland afka labadii yeedheen(DHEGEYSO)

      London Feb 25,2012(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa nooga waramay ka qeybgalkii Somaliland ee shirkii Soomaaliya loogu qabtay magaalada London ee ay marti gelisay dawlada Britain. Guddomiye Faysal waxa uu nooga waramay hab maamuuskii lagu soo dhaweeyay wefdigii balaadhnaa ee ka socdey Somaliland iyo sida ay u arkeen wefdigii ka socday Soomaaliya kolkii lagu…

      Read More

        Shaqaalaha 14 Hay’adaha kala duwan ee Dawladda ka tirsan oo imtixaan u fadhiistay

        Hargeysa, 25, February 2012 (SDN)- Hay’ada Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa maanta tiradii ugu badnayd ee shaqaale dawladdeed ah ka qaaday imtixaanka qiimaynta. 14 hay’adood ka mid ah hay’adaha kala duwan ee dawladda shaqaalahoodii ayaa maanta iyo bari u kala fadhiisanaya imtixaanka qiimaynta shaqaalaha oo muddooyinkii u dambeeyay ay Xukuumadda Siilaanyo ku hawlanayd. Furitaankii imtixaanka oo…

        Read More

          Xukuumadda oo burisay ballan-qaadkeedii Shaqaalaha Imtixaanka ka gudbi waaya

          Hargeysa, 25, February 2012 (SDN)- Hay’ada Shaqaalaha Dawladda          Somaliland ayaa ku wargelisay shaqaalaha hay’adaha kala duwan ee dawladda in ciddii ka gudbi wayda imtixaanka qiimaynta ah aanay u hayn ku talogal, isla markaana qofkii imtixaanka dhacaa uu iska tagayo. Guddoomiyaha Hay’ada shaqaalaha oo maanta la hadlayay 190 shaqaale ah oo ka tirsan hay’adaha kala…

          Read More

            Mudanayaasha Guurtida oo Ansixiyay Ajandahooda

            Hargeysa, 25, February 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyay ajandaha kal-fadhiga 46aad, kaasoo ka koobnaa lix qodob. Fadhigii maanta oo uu shirguddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Guurtida Sh. Axmed Nuux Furre waxa madasha ka soo xaadiray 44 mudane, waxaana ogolaaday ajandahaas 36 mudane, waxa diiday 4 mudane, waxaana ka aamusay saddex…

            Read More

              Koox dagaalo kula jirta Puntland oo ku biirtay Al Shabaab.

              Gal-gala Feb 25,2012(SDN) Maanta ayaa Koox ka dagaalanta deegaanka Buuralayda Gal-gala ee duleedka Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari waxa ay shaaca ka qaadeen inay ku biireen Ururka Al Shabaab oo la xusuusan yahay in horaantii bishan ay ku biireen Ururka Al-qaacidda. Hogaamiyaha Kooxdaasi oo lagu magacaabo Sheekh Yaasiin Khaalid Cismaan “Yaasiin Kilwa” ayaa waxa uu…

              Read More

                Gabiley: Hoggaamiyaha eedaysaneyaal ay dawladdu raadinaysay oo lagu qabtay Hawlgal Ciidanku sameeyay

                Gabiley 25, Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka Amaanka Somaliland, ayaa galabta gacanta ku dhigay Mr. Maxamed Maxamuud Cawaale oo ku magac-dheer Cawar-xareed oo ka mid ahaa koox ay dawladdu in muddo ah qabashooda ku hawlanayd. Mr. Cawar-xareed oo wasiirka Daakhiliga Somaliland ku tilmaamay hoggaamiyaha 9 nin oo ku eedaysan dilka saddex qof oo shacab ah oo horaantii…

                Read More

                  Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo kulan la yeeshay wefti ka socday shirkadda TOYOTA oo Hargeysa yimi

                  Hargeysa 25. Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland, ahna kusimaha Madaxweynaha ee xilligan Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Seylici), ayaa kulan la yeeshay wefti ka socda shirkadda TOYOTA MARILL oo socdaal ku yimi Hargeysa. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed Madaxtooyadu soosaartay, Kusimaha Madaxweynuhu waxa uu weftigan ku qaabilay xafiiskiisa, wuxuuna warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan; “Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna ku…

                  Read More

                    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo kulan la qaatay Raysul Wasaare Cameron

                    London Feb 22,2012(SDN)-Ra’isal Wasaaraha Dawlada Ingiriiska David Kamaroon ayaa Maanta si gaar  ah ugu qaabilay Xafiiskiisa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” iyo Weftiga uu hogaaminayo ee Ku Sugan Magaalada London. Banaan baxa weli noociisu hore uga dhicin dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa lagu beegay xili uu Ra’isal Wasaaraha Ingiriisku isu diyaarinayay Kulan uu…

                    Read More

                      Xeer Ilaaliyaha Somaliland oo soo dhaweeyay xeer ay ansixiyeen Gollaha Wakiilada

                      Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Xeer Ilaaliyaha Guud ee   Qaranka Mudane Xasan Axmed Aadan ayaa Hambalyeey go’aankii ay Golaha Wakiiladu ku meel mariyeen xeerka la dagaalanka Budhcad badeedka iyo kala wareejinta Maxaabiista. waxa uu Xeer ilaaliyaha Guud iftiimiyay in Xeerarkani yihiin kuwo baahi weyn loo qabay isla markaana wax weyn ka tari doona Ciqaab marinta iyo Maxkamadaynta eedaysanayaasha…

                      Read More

                        Arday maanta u anbaxday dalka Maleesiya oo deeq waxbaro ka heleen

                        Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada Khadar Axmed Diiriye oo uu weheliyo Agaasimaha Fulinta Xidhiidhka Jaaliyadaha ee Wasaarada Arrimaha Dibada C.Casiis Axmed Muuse ayaa Maanta sii Sagootiyay Lix arday oo deeq waxbarasho ka helay Jaamacada Al-Bukhaari ee dalka Maleesiya . Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada iyo Agaasimaha Fulinta…

                        Read More

                          Hargeysa oo lagu qabtay munaasibad lagu weyneynayo Afka Hooyo

                          Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Somaliland Mudane C.laahi Jaamac Cismaan “Geel Jire” ayaa ka qayb galay Munaasibad lagu xusayay Maalinta afka hooyo ee Soomaaliga oo lagu qabtay Xarunta Jaamacada Admas. Waxaa Munaasibadan soo qaban qaabisay Jaamacada Admas iyo Ururka PEN kaas oo ay ka qayb galeen maamulka,ardayda, macalimiinta,  Aoon yahano iyo…

                          Read More

                            Banaan-bax Noociisa aan hore loo arag oo reer Somalilanmd ay ku qabteen London

                            London Feb 22,2012(qurbejoog.com)-Shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Brutain ayaa manta isu soo bax balaadhan ka hor sameeyay xafiiska Reysul wasaaraha dalkaasi xili uu la kulmayay madaxweynaha Somaliland. Shacabka reer Britain ayaa isu soo baxooda waxa ay ku muujinayeen goaankooda qadiyadeed ee gooni isu taaga Somaliland. Sidoo kale waxa isu soo baxayaashu u jeedinayeen…

                            Read More

                              Iran oo bilowday dhoolatus ciidan

                              Tehran Feb 22,2012(SDN)-Dawlada Islaamiga ah ee dalka Iraan ayaa Maanta bilowday Dhoola tus Milateri oo socon doona mudo afar cisho ah kaas oo ujeedada laga leeyahay ay tahay sidii loo difaaci lahaa xarumaha Nukliyeerka ee wadankaasi hadii weerar lagu soo qaado. Xukuumada Tehraan ayaa balan qaaday inay jawaab deg deg ah ka bixin doonto cid…

                              Read More