Rag ka tirsan Shabaab oo Mandhera ku dilay Askeri iyo shacab gadood ku dilay mid ka mida shabaabkii
Mandhera Feb 29,2012(SDN)-Rag hubeysan oo ka tirsan Shabaabka ayaa Askeri ku dilay weerar ka dhacay goob laga tukaameysto oo ku taal degmada Mandheera ee dalka Kenya. Sidaana waxaa saxaafada u xaqiijiyay guddoomiyaha Mandheera Benson Laparmorijo. Guddoomiyuhu waxa uu intaa ku daray in kolkii raga hubeysani ay dileen askariga ka dib ay shacab goobta ku sugnaa…
