Xukuumada Somaliland oo amaan ku muteysatay sida ay u maareysay dilkii Seemaal

    Hargeysa Dec 12,2011(qurbejoog.com)-Xukuumada Somaliland ayaa dhawaan waxa soo wejahay imtixaankii ugu horeeyay ee soo wejaha intii ay xilka heysay,ka dib kolkii ay dib u soo noolaatay colaadii aaga Ceel-berdaale ee dadka badani ku dhinteen. Xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa si deg deg ah tilaabooyin ku haboon xakameynta colaadan judhiiba qaaday. Xukuumadu waxa ay…

    Read More

      Sheekh Siciid Cali Axmed oo talooyin ku wejahan dilkii dhawaanta ka dhacay Ceelberdaale soo jeedinaya

      Ottawa Dec 12,2011(qurbejoog.com)-Barnaamijka Arrimaha Bulshada ee ka baxa Axad walba iddaacada CKCUFM ee magaalada Ottawa oo uu soo diyaariyo Sheekh Saciid Cali Axmed ayaa todobaadkan ku saabsanaa Talooyin guud oo ku wejahan dilka ruux aan waxba galabsan. Sheekhu waxa uu si gaar ah ugu dabakhay mowduucan dilalka soo noqnoqday ee ka dhaca aaga Ceelberdaale iyo…

      Read More

        Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo xadhiga ka jaray waddooyin ay hirgelisay dawlada hoose Hargeysa

        Hargeysa(DHH/qurbejoog)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray waddooyin   ay dawlada Hoose ee Hargeysa ka hirgelisay degmooyinka  caasimadda. Waxa kale oo uu dhagax dhigay dhismaha  waddooyin cusub iyo buundo dib u habayn lagu samaynayo oo ku taalla degmada Gacan libaax. Wadooyinka xadhiga laga jaray oo ay ka mid…

        Read More

          Ciidamada Kenya oo qarax lagula beegsaday gudaha dalkooda

          Wajeer Dec 11,2011(qurbejoog.com)-Qarax maanta mar kale lala beegsaday ciidamda dalka Kenya ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Wajeer iyo Mandheera oo labaduba xadk Soomaaliya saaran. Wararka qaraxan ka soo baxaya ayaa sheegay in tobaneeyo ka mid ah ciidamada Kenya oo marayay wado aagaa ku taal lala eegtay in ay ku waxyeeloobeen. Waa…

          Read More

            Soomaaliya & Mustaqbalka (2016)

            21 Sano ka dib, Dalka Soomaaliya & Dadka Soomaalida halkey ku socdaan!Dalka Soomaaliya wuxuu ku socdaa inuu kala gogo,o ee qayb waliba ay gooni isu maamusho & Dadka Soomaaliyana waxay ku Socdaan iney wada noqdaan Qaxooti si ay u galaan wadamada Yurubta waxaana la ogyahay inta Soomaali ah ee ku maqan waddanka Dibaddiisa laguna qiyaaso…

            Read More

              Xawaaladaha Minnesota oo laba todobaad loo qabtay

              Minneapolis Dec 10 2011(qurbejoog.com)-Bangiga qudha ee ii haatan qabta lacagaha xawaaladuhu ururiyaan oo lagu waday in uu joojiyo adeegaa ayaa shalay gelinkii danbe ku dhawaaqay in aanu adeega sii wadi doono. Banka oo beryahanba waday wada hadalo uu la lahaa madaxda xawaaladaha Soomaalida iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta gobolka. Baanka ayaa shaaca ka qaaday in…

              Read More

                Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Masuuliyiinta Hayada Bisha Cas ee Kuwait

                Muqdisho, Sabti, December 10 2011(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta Hay’ada Bisha Cas ee Kuwait oo dhowaan soo gaaray Dalka, ka dib markii ay keeneen markab mucaawano siday oo ay la socdeen gawaarida gurmadka (Ambulance).   Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey Dowladda Kuwait sida ay u garab…

                Read More

                  Ergadii Jabuuti oo gacmo madhan kala soo noqday Hargeysa

                  Jabuuti Dec 10 2011(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan magaalada Hargeysa degdeg ugu dhoofay Gudoomiyaha Banka dhexe ee Jabuuti Jaamac Maxmuud Xeyd iyo Mareeyaha Dekeda Jabuuti si ay u soo dejiyaan caro ka dhalatay wareysi uu madaxweynaha Jabuuti dhawaan siiyay Jariirada Jeune Afrik oo uu ku duray Somaliland. Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Gelle ayaa sidoo kale ka baxay dhamaan heshiisyo…

                  Read More

                    Raiisul wasaare C/wali oo Ciidamada xooga ugu baaqay xaqiijinta ammaanka Muqdisho

                    Muqdisho   Dec 10,2011(Qurbejoog.com)-  Isagoo ka hor hadalayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/wali Max’ed Cail Gaas boqolaal Ciidan oo tababar loogu soo gaba gabeeyay duleedka deegaanka Jaziira ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed looga baahanyahay inay ka shaqeeyaan ammaanka Soomaaliya.   C/wali Max’ed Cali Gaas ayaa waxaa uu sheegay in dalka…

                    Read More

                      Reysul wasaaraha Britain oo lagu canaantay goaankii uga hadhay heshiiskii Dhaqaalaha Yurub

                      London Dec 10,2011(qurbejoog.com)-Reysul wasaaraha dalka Britain ayaa shalay qaadacay heshiis ay dhawaan gaadheen reer Yurub oo lagu xakameynayo xaalada dhaqaale xumo ee qaaradaas suuqyadeeda ragaadisay dhawrkii sano ee u danbeyay. Mr David Cameron ayaa sheegay in heshiiskaasi uu dhantaalayo madaxbanaanida dalkiisa sidaa awgeedna uu u qaadacay. Xukuumada Britain ee huwanta ah ayaa ka kooban axsaabta…

                      Read More

                        Congo oo laba Madaxweyne yeelatay doorashadii Madaxtooyada dabadeed

                        Kinsasha Dec 09,2011(Qurbejoog.com)-Waxa isa soo taraya dalabyada nabadeynta ah ee ka imanaya beesha caalamka ee ku wejahan xaalada ka dhalatay doorashadii dhawaanta loogu tartamay madaxtinimada dalka Congo ee buuqu ka dhashay. Madaxa xisbiga mucaaridka ah ee Etiene Tshisekedi ayaa ganafka ku dhuftay natiijadii doorashada isla markaana ku dhawaaqay in uu yahay madaxweynaha dalka Congo. Etiene…

                        Read More

                          QOLO NACAYBKOODU YUUSAN ALLE KU SEEJIN.

                          Dadka Soomaaliyeed iyaga oo wada islaama ayaanay weligood ku dhaqmin kuna talo goosan shareecada Islaamka. Sidaas darteed waxay u ra’yi dhiibtaan ama u talo soo jeediyaan sidii ay ka barteen gumaysigii gaalad iyo ka dib kuwii ay wax ka soo kala barteen. Markii aad dhigaysato dadka ka hadlya miidiyaha ee ka doodaya xalka dhibaatada ka…

                          Read More

                            Madaxweyne Shariif oo u dhoofay dalka Qadar

                            Muqdisho Dec 09, 2011(qurbejoog.com)-  Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo ay kusii sagootiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federalka Soomaaliya. Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ka mid ah labada gole ayaa maanta ka duulay Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyagoo…

                            Read More

                              Ban Ki-moon oo si heersare ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho, kulamona la qaatay Madaxda dowladda KMG ah

                              Muqdisho Dec 09,2011(qurbejoog.com)- Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa maanta kasoo dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen Mas’uuliyiinta ugu sar sareysa dowladda KMG Soomaaliya. Ban Ki-moon ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya, gudoomiyaha barlamanka, Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan barlamanka Soomaaliya, iyadoo markii dambe loo…

                              Read More

                                maayarka hargaysa oo dhagax dhigay Waddo laami ah oo isku xidhaysa degmooyinka 26-June iyo Gacan Libaax

                                Hargeysa (D.H.H)- Maayarka Caasimada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa  khamiistii dhagax dhigay dhismaha waddo laami ah oo 1.3km iyo 300 oo ka bilaabmaysa Jeelka weyn ee Hargeysa hortiisa illaa Isgoyska Baliga Daami ee degmada Gacan libaax. Kulankii loo sameeyay bilowga wadadan oo socon doonta muddo bil ah waxa kale oo ka soo qeyb galay Xildhibaano…

                                Read More

                                  Ruushka oo Mareykanka ku eedeeyay qalalaasaha ka dhashay Doorashooyinkoodii baarlamaanka

                                  Moscow Dec 09,2011(qurbrjoog.com)-Reysul wasaaraha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa saxaafada ka sheegay in dawlada Mareykanku dabada ka wado dadka qalalaasaha ka wada dalkiisa. Reysul wasaaraha ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay xoghayaha arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka Hillary Clinton. Haweeneyda ayaa dhawaan sheegtay in ay ka walaacsan yihiin isdaba marin ay sheegtay in ay…

                                  Read More

                                    Al Shabaab oo bilowday isticmaalka Twitter

                                    Muqdisho Dec 09,2011(qurbejoog.com)-Kooxda Al Shabaab ayaa todobaadkan markii u horeysay lagu arkay barta xog-wadaaaga ee Twitter ka dib kolkii ay furatay ciwaan u gaar ah HSMpress Somalia. HSM oo loo soo gaabiyay Harakat al Shabaab al-Mujahideen ayaa ilaa iminka la isticmaalay uun ilaa lix goor oo qudha. Tilaabadan ayaa u muuqata mid jawaab u ah…

                                    Read More

                                      Xildhibaano reer Kenya ah oo suaalo ka keenay hawlgalka ciidamadooda,dhaleeceyna u jeediyay Augustine Mahiga iyo Shariif Xasan

                                      Nairobi Dec 09,2011(qurbejoog.com)-Labo ka mid ah xildhibaanada dalka Kenya ayaa dalbaday in la soo bandhigo shuruucda lagu hagayo hawlgalada ciidamada Kenya ee dalka Soomaaliya. Xildhibaanada Axmed Cawad iyo Ibrahim Sheekh Cali ayaa manata shaaciyay dalalbkan. “Farogelin lagu sameeyo Soomaaliya waa in loo maraa heyadaha shaci ee dalka,Soomaaliyana hore ayay ciidamo shisheeye u faro geliyeen waxbana…

                                      Read More