Maansada Gole ka Baan,Dareenka Bulshada Nairobi iyo Qaabilaada Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska DAAWO

    Nairobi 11.June 2015 (SDN/QJ)- Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya si balaadhan loogu soo dhaweeyay kadib markii uu safar ugu kicitimay Todobaadkan horaantiisii. Xaflad aad qurux badan oo ay soo qaban-qaabiyeen Kooxda Fandhis iyo Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan Magaalada Nairobi, taasoo ay ka soo qayb-galeen Abwaano taariikh dheer…

    Read More

      Waraabayaal Weerar ba’an ku haya Deegaan u dhow Laascaanood iyo Khasaare dhimasho oo uu Sababay

      Laascaanood 11.June 2015 (SDN/QJ)-Waraabayaal duullaan ah ayaa dad ku dilay  halka lagu magcaabo Abbeesaleey oo qiyaastii 20-km ka badan Laascaanood kaga aadan dhinaca Waqooyi. Duullaankan ayaa waxay waraabayaashan ku dileen gabar yar oo Saddex Sano jir ahayd, iyagoo ka qaatay sida ay noo sheegtay Ubax Cabdi Maxamed “Bulunbul” oo habaryar u ah gabadha gudaha aqal…

      Read More

        Shuruuda ay Alshabaab Ku Xidhay Sii Daynta Sarkaal Kenyan Ah Oo Ay Gacanta Ku Hayaan

        Nairobi 11.June 2015 (SDN/QJ)- Al-shabaab, ayaa Shuruud Adag ku Xirtay inay sii dayso sarkaal ka tirsan booliska Kenya oo xoogagga Al-shabaab ay gudaha dalka Kenya kasoo qafaasheen sannado ka hor.   Sarkaalkan oo lagu Magacaabo, Frederick Chirchir ayay Al-shabaab soo Qafaasheen Bishii May sannadkii 2013-kii, iyagoo shuruud ku xiray sii-dayntiisa , Sida ay ehellada sarkaalka…

        Read More

          Wadamo Africa ah oo Qallinka ku duugaya Samaysashada Suuqa Xorta ah ee Qaarada Africa ugu Weyn

          Qaahira, 11.June 2015 (SDN/QJ)- Saddex urur gobolleed oo Afrikaan ah ayaa la filayaa inay samaystaan suuq xor ah oo noqonaya kn ugu weyn qaaradda. Urur gobolleedka horumarinta bulshada Koonfurta Afrika (SADC), ka horumarinta bulshada Bariga Afrika (EAC), iyo COMESA, ayaa la filayaa inay dalka Masar ku saxeexaan heshiis ay ku samaysanayaan urur ay ku midaysan…

          Read More

            Fifa oo Wax ka bedel aan la Mahadin doonin Ku samaynaysa Qabashada Koobka Adduunka ee 2026

            Samara, 11.June 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha guud ee xidhiidhka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa sheegay in dib loo dhigayo tartanka cidda qabanaysa koobka kubadda cagta adduunka ee 2026, sababtuna ay tahay eedaymaha musuqmaasuqa ah ee hadheeyay ururkaas. Waa hadalkii uu horeeyay ee Jerome Valcke uu ka sheego fagaare tan iyo markii dacwad oogeyaasha Mareykanku ay…

            Read More

              Hay’adaha UNHCR Iyo IOM oo soo Bandhigay Tirada Qaxoontiga ee Yurub galay Lixdii Bilood ee Sannadkan

              Geneva, 11.June 2015 (SDN/QJ)- Hay’addaha qaramada midoobay ee UNHCR iyo IOM ayaa shaaciyay tirada qaxoontiga sannadkan gaadhay dalalka Yurub, kuwaasoo ka gudbay badda Mediterranean-ka. Hay’addahan ayaa tirada qaxoontiga Afrika ka tagey ee gaadhay dalalka Yurub ku sheegay inay ilaa hadda kor u dhaafeen 100,000 sannadkan gudihii oo keliya. Hay’adda qaxoontiga u qaabilsan qaramada midoobay ee…

              Read More

                “Wasiirka Caddaaladu Wuu Ka Raalli gelinayaa Maxdaxweynaha Iyo Cidkasta Oo Kale Oo Dhibsatay Arrintaa” Wasiirka Cadaalada

                Hargaysa 10.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka caddaalada Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka digay in loo nisbeeyo aflagaadooyin lagu faafiyay sanduuq Face book  ah oo si been abuur ah loogu furtay magaca inantiisa, isla markaana uu xusay in lagu  faafiyay sawiro lagu xumaynayo magaciisa iyo sharafta madaxweynaha. Qoraal uu arrintaa uu kaga hadlayo oo uu soo saarayna…

                Read More

                  Jaaliyadda Ka Soo Jeeda Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagle ) Ee Ku Dhaqan Dalka Finland Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyay Guddida Dhismaha Waddada Cad + Sawiro

                  Hargaysa 10/6/2015(SDN/QJ)- Jaaliyadda ka soo jeeda Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) ee ku dhaqan Dalka Finland ayaa Deeq Lacageed ku wareejiyay Guddia Dhismaha Waddada Cad . Munaasibad kooban oo ka dhacday Xarunta Guddida Dhismaha Waddada Cad Ee Hargaysaa ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Guddida Dhismaha Waddada Cad Mudane Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare)  Xoghayaha…

                  Read More

                    Muxaafidka Iyo Mucaaridka Somaliland oo Dood adag Jilbaha is daray,Iyo Weedhihii Adkaa ee la is weydaarsaday DAAWO

                    Hargaysa 10.June 2015 (SDN/QJ)- Dooddii ugu xiisaha iyo xamaasada badneyd ee muddooyinkii danbe loo qabtay siyaasiyiinta dalka, ayaa talefeeshanka ku hadla afka Soomaaliga ee Star  Tv ku dhex martay wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Somaliland Md.Maxamuud Xaashi Cabdi, wasiirkii hore ee wasaarada arrimaha gudaha Md.Maxamed Nuur Carraale (Duur), guddoomiye ku xigeenka Sadexaad ee xisbiga Ucid…

                    Read More

                      “Qasriga dalka looga taliyo waar Habarjeclo-na kama taliso, koox reer ahina kama taliso, xukuumadduna way ka sal ballaadhan tahay. Kulmiye-na waa xisbi ballaadhan.”Wasiir Maxamuud Xaashi.

                      Hargeysa:June,10,2015(SDN/QJ)-Dood adag oo salka ku haysa Xaaladda Dalka iyo qardoofooyin siyaasadeed oo lasoo maray, ayaa habeenkii xalay dhexmartay Xubno siyaasiyiin ah oo wasiirro, mucaarid iyo Xildhibaanno iskugu jira, waxana lasoo bandhigay arrimo badan ooh ore dadka shacabka ah uga qarsoonaa. Dooddan oo uu qabtay Telefishanka Star, isla-markaana uu daadihinayey Wariye Xamse Cali Bulbul, ayaa wax…

                      Read More

                        DAAWO:Wasiirka haweenka iyo arrimaha qoyska Jubbaland Ayaa Kudhawaaqday Inay Aqoonsadeen Somaliland

                        Kismaayo June 10,20159SDN/QJ)-Wasiirka haweenka iyo arrimaha qoyska ee dowlad goboleedka Jubbaland Marow  Qamar Khaliif Xaaji Deeq Ayaa Kudhawaaqday Inay aqoonsadeen Somaliland, Iyaguna Maanta Laga Bilaabo ay raadinayaan Gooni isu-taag. Muuqaal Cajiib ah oo banaan bixi shalay kadhacay kismayo katurjumaya, ayay sidoo kale wasiiradda weerar kuqaaday Baarlamaanka Somalia.  

                        Read More

                          Baadhitaanno Lagu Hayo Sarkaal u Shaqeeya Xafiiska UNPOS Oo Gantaallo Lidka Diyaaraha Ka Iibsanayey Somalia, Una Sii Waday Dhinaca Falastiin

                          Muqdisho:June,10,2015(SDN/QJ)-Qaar kamid ah Warbaahinta caalamiga ah, ayaa daabacay in Sarkaal sare oo katirsan Xafiiska Qaramada Midoobay ee Arrimaha Somalia ee loo yaqaanno UNPOS uu ku socdo Baadhitaanno la xidhiidh iibsashada Hubka lidka diyaaradah oo uu ka gadanayey Somalia. Sarkaalkan oo magaciisa lagu sheegay David, ayaa lagu eedaynayaa in lagu qabtay isagoo gantaal nooca lidka diyaaradaha…

                          Read More

                            DHEGEYSO: barnaamij gaar ah oo aanu idiinka diyaarinayay imtixaanaadka shahaadiga ee Somaliland ka bilaabmay + sawiro

                            Hargeysa June 10,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamij gaar ah oo uu weriye Khaalid Fodhaadhi inooga diyaariyay Imtaaxaanka shahaadiga Somaliland. Barnaamijka ayaanu ku eegi doona habka iyo hanaanka imtaxaanaadka Somaliland iyo dareenka Ardeyda. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/imtixaan.MP3″]     HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO BARNAAMIJ GAAR AH OO KU SAABSAN IMTAXAANAADKA SHAHAADIGA EE SOMALILAND      

                            Read More

                              Axmed-madoobe Oo Shaaciyey In Maamulkiisu Aqoonsaday Dawladnimada Somaliland

                              Kismayo:June,10,2015(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubba land Sheekh Axmed Islaan Axmed(Axmed-madoobe), ayaa markii ugu horraysay shaaciyey in maamulkiisu uu aqoonsaday Dawladnimada somaliland. Axmed Madoobe waxa uu sheegay in haatan wixii ka dambeeya ay somaliland u aqoonsadeen Dawlad ka madax bannaan Soomaaliya inteeda kale. Hadalkan ayuu Axmed madoobe ka sheegay mar uu   dib ugu soo laabtay magaalada…

                              Read More

                                Farmaajo Oo Si Faahfaahsan Uga Hadlay Xaaladda Somalia Iyo Mooshinka Laga Keenay Baarlamaanka Jubba Land

                                Minnesota:June,10,2015(SDN/QJ)-Ra’isal wasaarihiii hore ee Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa ka Hadlay xaaladda dalku haatan marayo, waxana uu rajo-xumo ka muujiyey hannaanka ay dawladda Federalka ahi haatan wax u waddo. Farmaajo oo isagoo dalka maraykanka jooga u warramay idaacadda BBC-da, ayaa xaalka waddanka ku tilmaamay mid maraya meel kala guur ah, waxana uu hoosta ka xarriiqay…

                                Read More