Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa shir Heer Caalami ah uga qayb galay Magaalada Milan ee Dalka Talyaaniga
Milan June 10,20159SDN/QJ)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigalinta Maalgashiga Dr. Khaalid Cumar Cali ayaa magaalda Milan ee dalka Talyaaniga uga qayb galay shir looga hadlayey wadamada Africa ee Hormarkoodu hooseeyo, Shirka oo heer Wasiir ah ayaa laysla soo qaadaya sida wadamadda Africa ula imaan lahaayeen isbadal ku saabsan horumar ay ku sameeyaan dalalkooda. Shirkan waxaa…
