“Guddoomiyaha Guurtidu Aad Ayuu Uga Dagaalamay, Muddo Kordhintii Daahir Rayaale Loo Sameeyay” Xildhibaan Tukaale

    Hargeysa, 26 May 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale oo ka mid ah xidhibaanada golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in dacwad ka dhan ah golaha Guurtida ay u gudbin doonaan Maxkamada, isaga oo sheegay in golaha Guurtidu sharciga jabiyeen,muddo kordhin bilaa cudur daar ah oo aan raali laga wada ahayna xukuumadda u kordhiyeen, waxaanu Komishanka doorashooyinka…

    Read More

      “Xaaji Cabdi Waraabe Isagoo Boqol Jiruu Tanaasuli Waayay…” Mujaahid Xasan Guure

      Hargeysa, 26 May 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka Mujaahid Xassan Guure Jaamac, ayaa waxa uu sheegay inay mawqif isku mid ah ka taagan yihiin xisbiyada mucaaridka ah iyo madasha wada tashigu mudo kordhinta ay golaha guurtida somaliland u sameeyeen xukuumada madaxweyne Siilaanyo. Guddoomiyaha Madasha oo la hadlay warbaahinta, ayaa ugu horen ka…

      Read More

        Al-shabaab Oo Xalay Qaadday Weerar ay Ku Laysay Ciidamo Tiro Badan Oo Kenyan ah, Gaadiidkii ay Wateenna Gubtay

        Yumbis:May,26,2015(SDN/QJ)-Xoogag si weyn u abaabulan oo katirsan Xarakada Al-shabaab, ayaa weerar khasaare dhaliyey habeenkii xalay ka fuliyey Gudaha Waddanka Kenya, waxana ay qudha ka jireen Tiro kamid ah Ciidamada Ammaanka, halka ay Gubeen Gaadiid ay ciidamadaasi wateen. Weerarkaas oo gaadmo ahaa, ayaa waxa uu ka dhacay Deegaanka Yumbis oo u dhaw Degmada Garisa, ee Gobolka…

        Read More

          Codbixintii Doorashada Itoobiya oo socota iyo Wax is-dabamarin la soo weriyey

          Addis Ababa, 26 May, 2015 (SDN/QJ)- Waxa socota tirinta Codbbixinta Doorashadii Baarlamaanka ee Axaddii todobaadkan ka qabsoontay waddanka Itoobiya, taas oo filayo in isbahaysiga talada haya ee EPRDF guul weyn ka gaadho doorashadaas. Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka qaarkood, ayaa cabasho ka muujiyey nidaamka codbixinta, iyagoo sheegay in hanjabaad iyo garaacis lagula kacay taageerayaashooda oo isku dayey…

          Read More

            Shirka Maanta Xukuumadda Iyo Mucaaridku u Ballansan Yihiin Iyo Natiijada Laga Filanayo

            Hargeysa:May,26,2015(SDN/QJ)-Maanta Oo Salaasa ah, Bisha May-na ay tahay 26, ayaa waxa Mucaaridka somaliland iyo xukuumaddu u ballansan yihiin inay isku horfadhiistaan shir shalay u muddaysnaa, balse xagga xukuumadda ka baaqday. Ilaa iyo xalay waxa socday fadhiyo badan iyo is xogwaraysi ay xukuumadda iyo xisbigeedu kaga baraandegayeen inay isla meel dhigaan Qorshahooda ay la hortegayaan Mucaaridka…

            Read More

              Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa xalay kulan la qaatay guddi wasiiro ah oo loo xilsaaray gurmadka dadka ka soo qaxaya Yemen

              Muqdisho, 26, May, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa caawa kulan la qaatay guddi wasiiro ah oo ay ka mid yihiin Wasiirka Waxbarashada, Wasiirka Haweenka, Wasiirka Dhalinyaradda, Wasiirka Amniga, Wasiirka Warfaafinta, Wasiir ku xigeenka Caafimaadka iyo Wasiirka Xanaanada Xoolaaha. Gudigaana ayaa warbixin ka siiyey Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dadka soo…

              Read More

                Shir Nabad Lagaga Dhexraadinayo Beelaha Qorilugud Iyo Buuhoodle Oo Maanta La Filayo Inuu Ka Furmo Deegaanka Coodanle

                Coodanle:May,26,2015(SDN/QJ)-Shir-nabadeed muddo dheer abaabulkiisu socday oo la doonayo in nabad lagu kala dhex dhigo Beelaha Deegaanada Qorilugudu iyo Buuhoodle, ayaa la filayaa inuu Maanta ka furmo deegaanka Coodanle oo qiyaastii 50-Km dhinaca waqooyi  kaga beegan Magaalada Buuhoodle. Shirkan oo ay qorshihiisa ku hawllan yihiin Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka Deegaanadaas Colaaddu ka jirto, waxana Maalintii shalay soo…

                Read More

                  Qorshe Xadhigga Sheekh Xasan D. Aweys Ku Saabsan Oo Qatar Usoo Bandhigtay Dawladda Somalia

                  Muqdisho:May,26,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Gudaha Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Waftigii waddanka Qatar kasocday ee dhawaan Halkaas tegay ay Dawladda Federal-ka ah kala hadleen Arrinta Sheekh Xasan Daahir Aweys oo muddo sanado ah xabsi guri ku jira. Wasiirka arrimaha Dibada ee Dalka Qadar ayaa Dowlada Federaalka ka codsadey in Sheekh Daahir Aweys uu…

                  Read More

                    Ciidamada Booliska Magaalada Jowhar Oo Gacanta Ku Dhigay Gacan-ku-dhiigle Xalay Nin Kale Dilay

                    Jowhar:May,26,2015(SDN/QJ)-Wiil dhallinyaro ahaa oo ku noolaa Magaalada Jowhar, ayaa xalay lagu dilay Gudaha Magaalada, Waxana Ciidamada Boolisku ku Guulaysteen inay Gacanta kusoo dhigaan ninkii dilka geystay. Dilka, ayaa ka dhacay xaafadda Hantiwadaag, gaar ahaan halka loo yaqaano qaybta 5-aad. Marxuumka ayaa waxaa la dilay, xilli Saladddii Cishaha ahayd uu Masaajid ku soo tukaday, iyadoo dilkuna…

                    Read More

                      Akhri Magacyada Afar Dhallinyaro ah Oo Shabaabku Goob Fagaare ah Ku Toogteen Iyo Sababaha Eeddooda

                      Diin-soor:May,26,2015(SDN/QJ)-Xoogaga Al-shabaab ee Gacanta ku haya Degmada Diin-soor ee Gobolka Baay, ayaa maalintii shalay goob fagaare ah ku toogtay afar dhallinyaro ah oo ay ku eedeeyeen arrimo la xidhiidha basaasnimo. Afartan nin waxa lagu soo oogay dacwad aheyd inay u basaasayeen dhinacyada Dowlada iyo ciidamada AMISOM, waxaana lagu fuliyay dil toogasho ah xili dadweyne badan…

                      Read More

                        Wasiirka Beeraha Somaliland oo Kulan La Qaatay Saraakiil ka Tirsan Dawlada Norway DAAWO

                        Oslo 25.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka beeraha Somaliland Dr Maxamed Aw Daahir Ibrahin oo Socdaal Shaqo Mudooyinkii u danbeeyay ku Jooga Wadanka Norway ayaa Waxa uu Halkaasi Kulamo kula qaatay Madax iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha Dawlada ee Norway. Wasiir Maxamed Aw Daahir ayaa Waxa uu Shir la yeeshay Magaalo Madada Gobolka Hedmark ee Magaalada Tynset…

                        Read More

                          Xukuumadda Iyo Ganacsatada Oo Heshiis Ka Gaadhay In Wax Lagu Iibsan Karo Shilinka Somaliland DAAWO

                          Hargaysa 25.May 2015 (SDN/QJ)- Shir Jaraa’id oo ay maanta si wada Jir Ah Xafiiska Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Ay Ugu Qabteen Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Ganacsiga , Gudoomiyaha Baanka Dhexe, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga, iyo Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Waaweyn Ee Somaliland Ay ku shaaciyeen In Maanta Laga Bilaabo Ay heshiis iyo Go’ aan Ku Gaadheen…

                          Read More

                            Xisbiyada Mucaaridka Somaliland oo Mawqif adag iska taagay Kulanka Wada Tashi ee Muxaafidka ay la yeelanayaan DAAWO

                            Hargaysa 25.May 2015 (SDN/QJ)- Labada Gudoomiye ee Xisbiyada Ucid Iyo Waddani ayaa Si wada jir ah Shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xarunta Xisbiga Ucid waxay meel adag iska taageen kulan lagu sii ambo qaadayo wada tashiga qaran ee lagu xalinayo xurgufta siyaasadeed iyo ismaandhaafka ka dhashay mudo kordhintii Golaha Guurtida. Gudoomiyaha Xisbiga UCID…

                            Read More

                              “laba sano oo annaga naloo kordhiyey waxay keeneen necbaansho, waana sababta uu Kulmiye ku yimi, Xukuumaddana waxan odhan lahaa Haddii….” Axmed Yuusuf Yaasiin

                              Hargeysa:May,25,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay Dib-u-dhaca Doorashooyinka Dalka ka qorshaysnaa iyo muranta arrintaas ka dhashay oo haatan xaaladda waddanka si weyn u hadheeyey. Axmed Yuusuf Yaasiin oo maanta qaarka mid ah Saxaafadda Kula Hadlay Xarunta Golaha Wakiillada, ayaa tilmaamay in Doorasho la qabto ay kamuhiimsan tahay Diiwaangelin midho dhal ah…

                              Read More

                                Imaraadka oo Mucaawino gaarsiiyay Kismaayo

                                Kismayo May 25,2015(SDN/QJ)-Safirka Dowladda Imaaraadka Carabta  fadhiya Soomaaliya Maxamed Cusmaan iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowlad-goboleedka Jubbaland. Wafdiga ayaa xarunta madaxtooyada waxay kula kulmeen madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo masuuliyiin kale oo maamulka katirsan. Intaas kaddib wafdigaan ka socday Imaaraadka Carabta waxaa loo gelbiyey…

                                Read More

                                  Xisbiga Waddani Laanta Finland Oo Lagu Casuumay World Festival 2015 ee Finland

                                  Helsinki May 25,2015(SDN/QJ)-Carwada world village festival 2015 ayaa sanad kasta xilliga xagaaga lagu soo bandhigaa magaalada Helsinki ee Caasimada Finland, sanadkan wax aka soo qaybgalay dhammaan hay adaha gargaarka iyo macaawinooyinka ka shaqeeya, dhammaan safiirada dalalka kala duwan ee dunida ee  safaaradaha Finland iyo madaxda xisbiyada Finland. Waxa Carwadan lagu soo casuumey mudane Suldaan Said…

                                  Read More