Dooni Gurmadka Caafimaad ee Deg Deg ah Fulin doonta oo lagu Tijaabiyay Magaalo Xeebeedka Berbera DAAWO

    Berbera 28.May 2015 (SDN/QJ)-Wasiir Ku Xigeenada Wasaaradaha Caafimaadka,Shaqada iyo Arrimaha Bulshada,iyo Arrimaha Gudaha oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil iyo ka Degmada Berbera ayaa  ka qayb galay Kulan lagu Tijaabinayay Doon Ambala’s ah oo samayn doonta adeega gargaarka deg dega ah. Doonidan ayaa ku talo galku yahay inay Qayb weyn ka Ciyaarto Gurmad u fidinta…

    Read More

      Xiisaha Wasiiro iyo Ciyaartooy reer Berbera ah oo Ciyaar Kubada Cagta ah Fooda Isku daray iyo Wasiirada oo 2 Gool ku badiyay DAAWO

      Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)-Ciyaar aad u adag ayaaMagaalda Berbera ku dhex martay laba kooxood oo ay kala hogaaminayeen Wasiirka Dib u Dejinta Somaliland Cali Siciid Raygal iyo Isu duwaha Wasaarada Ciyaaraha ee Gobolka Saaxil Shaafici . Kooxda Wasiirka dib u dejintu hogaaminayay waxa ka mid ahaa 1. Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo arimaha bulshada Abdiwaaxid…

      Read More

        Hanjabadaa Somaliland ee inay Joojinayso Qaadka uga Yimaado Itoobiya iyo Shuruud ay ku Xidhay

        Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa ku hanjabtay inay dalkeeda ka joojin doonto qaadka ugu yimaada dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya, kaasi oo maalin walba xaddi badani  oo dhaqaale ahi ku baxo.  Xukuumadda ayaa shaacisay  shuruud   ay sheegtay inay ku beddeli doonto qaadkaas haddii aan dawladda Itoobiya ogolaan  qorshe  wax is dhaafsi  la xidhiidha …

        Read More

          Muqdisho Oo Muujisay Shirqoolada Hay’addaha Qaramada Midoobay Ee Laga Ansixiyay Wasiirka Qorshaynta Somaliland

          Hargaysa 28.May 2015 (SDB/QJ)- Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNFPA (United Nations Population Fund), ayaa tiro-koob aan wax baddan lagala socon, balse Wasaaradda Qorshaynta Somaliland oggolaatay oo lagu sameeyay dadweynaha reer Somaliland sannadihii 2013 ilaa 2014, soo badnhigtay, kaasoo qayb ka ahaa tiro-koob guud oo hay’addu sheegtay inay ka samaysay dhammaanba 18 gobol oo ay ka…

          Read More

            Dariiqada ay Somaliland ku abuuri lahayd Xidhiidh Iskaashi oo ay la yeelato Dawladaha Khaliijka

            Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)-Muddo saddex bilood ku dhawaad ah waxa dalka Yemen ka socday dagaal sokeeye oo dhulka ah, kaas oo dhexmarayey maleeshiyooyinka qabaa’ilka Zaydiyiinta shiicada ah oo ay taageerayaan ciidamada dawladda intooda wali ka amar-qaadata Madaxwaynihii la riday ee Cali Cabdala Saalax oo dhinac ah iyo qabaa’ilka Sunniyiinta ah ee dega qaar ka mid…

            Read More

              “Somaliland Wixii Ay Ku Heshiisay Ayaa Sharci Ah, awooda ugu saraysa ee Somaliland waa shacbiga,Saleebaan-na Kama Weyna Sharciga” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

              Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay kulmeen Safiirka Ingiriiska u fadhiya Addis ababa islamarkaana u sheegeen in arrinta muranka doorashada loo daayo dhinacyada ay khusayso ee Somaliland. Waxa uu sheegay inay raadinayaan xal ka yimaada gudaha Somaliland. Guddoomiyaha oo kulanka kadib saxaafadda la hadlay waxa…

              Read More

                Wasiir Maxamed Biixi oo muddeyay Xilliga ay Xukuumadu Wareejinayso Dekedda Berbera iyo Bilowga Ballaadhinteeda

                ABIDJAN 28.May 2015 (SDB/QJ) Xukuumadda Somaliland oo wakhtigan wada-hadallo kula jirta shirkado danaynaya maal-gelinta Dekedda Berbera, ayaa shaaca ka qaadday inay dhammaadka sannadkan soo gebo-gabaynayso kala-xulashada shirkaddii la wareegi lahayd gacan-ku-haynta dekedda, isla markaana ay rejaynayo in horaanta sannadka dambe la bilaabo dhismaheeda. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo xilligan socdaal ku jooga…

                Read More

                  “Waxa Muhiim Ah In Khaladkii Aynu Lixdankii Galnay, Aynaan Dib U Gelin,inta Nin ee la xidhay, inta dad qaxay iyo inta hanti duntay waynu aragnaa” Wasiir Xaglo-toosiye ”

                  Sweden 28.May 2015 (SDB/QJ)-  Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr.  Saleebaa Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) oo khudbad u jeediyay jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden, ayaa ugu baaqay inay ka shaqeeyaan wadajirkooda iyo midnimada Somaliland, islamarkaana ay dib u xusuustaan dhibaatooyinkii loo soo maray qaranimada Somaliland. “Taariikhada Somaliland waa taariikh aad u dheer, waxaanay bilaabantay 1884-kii markii…

                  Read More

                    “Lama rabo qurbejoog xaragooda, waa inuu yimaadaa dalka oo uu gacanta dhoobada galiyaa” Drs Edna Aadan.

                    Stockholm, 28.May 2015 (SDB/QJ)- Marwo Edna Aaden Ismaaciil ayaa fariin u dirtay qurbejooga Somaliland ee ku dhaqan waddamada dibadda. Drs. Edna Aaden Ismaaciil oo dalka Sweden kaga qaybgashay munaasibad lagaga hadlayay qaddiyadda Somaliland iyo gooni isu-taageeda ayaa sheegtay in looga baahan yahay qofkii qurbejoog ah ee doonaya inuu waxqabto inuu dalka yimaado oo u badheedho…

                    Read More

                      “Waxaan Caawa ku Heshiinay Xisbiyada Qaranka Iyo Xukuumadu iyadoo Cidi na Soo Fara gelin” Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi DAAWO

                      Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- In kastoo Xisbul Xaakimka Kulmiye uu Maalmihii Wada tashiga Khilaafka Siyaasadeed u Muuqday Mid ku dhagan Go’aankii Golaha Guurtidu Qallinka ugu duugeen Madaxweyne Siilaanyo Korodhsiimo afka la gashay laba Sanno,hadana Sadex Cisho oo dood adag la yeeshay waxay Muujiyeen Tanaasul,kadib markii ay daaqada ka tuureen go’aankii Cadhada dhaliyay ee Guurtida Somaliland.

                      Read More

                        Khudbadii Gudoomiye C.raxmaan Cirro ee Khatimaada Khilaafkii Siyaasadeed ee Dalka Ruxay DAAWO

                        Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Maalmo Shirar adag oo Xasaasiye ah lagu Jiray Mararka qaarna Fadhiyada lagu Kala kacayay,la isku maandhaafsanaa Midaynta Aragtida lagaga bixi karo Khilaafka Siyaasadeed ee ka dhashay Mudo Kordhintii Sannadka iyo Tobanka bilood ahayd ee Golaha Guurtidu u kordhiyeen Mudada Xil haynta Madaxweynaha iyo Aqalka Wakiilada ayaa aakhirkii keentay in lagu wada…

                        Read More

                          Daawo :Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Ku Dhawaaqay In Xal Laga Gaadhay Khilaafkii Siyaadadeed Ee Ka Dhshay Mudo Kordhinta

                            Hargeisa 27/5/2015(SDN/QJ)xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada somaliland ayaa dhwaaqay heshiiskii ay ka gaadhen khilaafkii siyaasaded ee ka dhashay mudo kordhint ay golaha guurtidu u sameeyen xukuumada madaxwayne siilanyo heeshiikani ayaa markii kulankii afraad ee ay yeeshan xisbiyada mucaaridka xukuumadu ayaa markii kulankaasi soo idlaaday waxa saxaafada la hadlay sadexda gudoomiye xisbiyada kulmiye ucid wadani iyo…

                          Read More

                            Daawo :Xisbiyada Mucaaridka Ah Iyo xukuumadoo Heshiis Xall Ka Gaadhay Khilkii Siyaasaded Ka Dhashay Mudo Kordhinta Guurtidu U Sameeyen Xukuumada

                              Hargeisa 27/5/2015(SDN/QJ)xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada somaliland ayaa dhwaaqay heshiiskii ay ka gaadhen khilaafkii siyaasaded ee ka dhashay mudo kordhint ay golaha guurtidu u sameeyen xukuumada madaxwayne siilanyo heeshiikani ayaa markii kulankii afraad ee ay yeeshan xisbiyada mucaaridka xukuumadu ayaa markii kulankaasi soo idlaaday waxa saxaafada la hadlay sadexda gudoomiye xisbiyada kulmiye ucid wadani iyo…

                            Read More

                              Dhakhaatiirta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Ee Ka Soo Jeeda Deegaanka Waddada Cad Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyay Guddida Dhismaha Waddada Cad +Sawiro

                              Hargeisa(SDN/QJ) Qaar ka mid ah Dhakhaatiirta Wasaaradda Xannaanda Xoolaha ee ka soo jeedaa Deegaanka Koonfurta , Bariga Iyo Badhtamaha Magaalda Hargaysa (Ciidagale) ayaa Deeq Lacageed ku wareejiyay Guddida Dhismaha Waddada Cad . Munaasibad Kooban oo ka dhacday Royal Hotel Ee Magaalda Hargaysa ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Guddida Dhismaha Wadada Mudane Cali Ibrahim…

                              Read More

                                War Deg Deg ah Xisbiyada Siyaasada iyo Xukuumada oo ku heshiiyay Xiliga ay doorashooyinku dhacayaan iyo Madaxtooyada oo hada ay Xafladu ka socoto

                                Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Waxaa haatan Xarunta Madaxtooyada ka socota Munaasibad ay Sadexda Xisbi Qaran iyo Xukuumadu qallinka ku duugayaan Heshiis is afgarad oo laga gaadhay Xiliga ay qabsoomayso doorashooyinka is barkan ee madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada. Warku Waxa uu sheegayaa in si rasmi ah la isugu raacay in doorashooyinkaasi qabsoomaan bisha December ee Sannadka…

                                Read More

                                  Hadalka Wasiirka Qorshaynta Qaranku Jawaab ma u Noqon karaa Sheegashada Somalia ee Bulshada Somaliland? DAAWO

                                  Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa ganafka ku dhuftay Tiro koob ay dawlada Somalia ku sheegtay sahan qiyaaseed lagu sameeyay dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ka hor 1991 kaas oo uu ku sheegay mid u gaar ah Somalia. Wasiirka Qorshaynta Qaranka ayaan Sheegin Talaabada…

                                  Read More

                                  (WAR DEG DEG AH) Lix Sarkaal oo Ka Tirsan Xiriika Kubadda Cagta Aduunka ee FIFA oo Jeelka Loo Taxaabey Maxaayse Galabsadeen? By Jaahuur.

                                  Zurich-May-27-2015-2015(SDN/QJ) Saaxiibayaa qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Zurich oo Saraakiil ka tirsan Fifa oo loo furdaamiyey Jeelka. Haddaba lixda sarkaal oo ka tirsanaa xiriirka kubadda cagta ee adduunka ee FIFA ayaa lagu xiray Hoteel ku yaala magaalada Zurich ee dalka Switzerland. Dadka laga shakisanyahay oo la sheegay in uu ku jiro madaxwayne ku xigeenka…

                                  Read More

                                    Gudi Hoosaadka Wakiilada ee Ilaalinta Hantida Qaranka oo Xog Waran Maanta la Yeeshay Maareeyaha Haamaha Kaydka Shiidaalka DAAWO

                                    Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Gudida ilaalinta iyo dalyeelka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay maareeyaha haamaha Kaydka Shiidaalka ee Magaalada Berbera.   Gudoomiyaha Gudida Ilaalinta iyo Daba galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Maxamed  ayaa Sheegay inay Maareeyaha Haamaha Kaydka Shiidaalka ay ka xog waraysteen Gudi ahaan hawlaha shaqo iyo…

                                    Read More

                                      Xukuumada Somaliland oo Meel adag iska Taagtay Tiro Koob ay Dawlada Somalia ku samaysay dalkii la Isku Odhan Jiray Jamhuuriyada Somalia

                                      Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)–Xukumadda Somaliland, ayaa qaadacday sahan qiyaaseed lagu sameeyay dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ka hor 1991 oo ay soo bandhigtay Xukumadda Somalia oo kaashanaysa Hay’addaha qaramada midoobay ee UNFPA iyo UNHCR. Wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ganafka ku dhuftay qiyaasta dadka Somaliland ku…

                                      Read More