Kenya oo Nidar ku Martay in aanay Ciidamadeeda kala baxayn dalka Somalia
Nairobi 14.April 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inaysan marnaba kala baxayn ciidamadeeda qaybta ka ah AMISOM gudaha Soomaaliya, kaddib markii ay Al-shabaab dhawaan ka dalbatay inay Kenya ciidamadeeda kala baxdo gudaha Somalia. Madaxweyne ku xigeenka Kenya, William Ruto ayaa sheegay in ciidankooda ku sugan Somalia ay la dagaalamayaan argagaxisada khatarta ku ah amniga Kenya….
