“Waxaan Halkan Ka Iclaaminayaa Olole Cashuur Ururineed oo Dalka dhamaantiis ka Bilaabmaya” Wasiirada Maaliyadda DAAWO

    Berbera 16.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo  Samasam Cabdi Aadan oo socdaal shaqo ku joogta Magaalada Berbera ayaa ku dhawaaqaday olole cashuur ururineed oo dalkoo  dhan laga bilaabayo, waxaanu tilmaantay ololahan kor loogu soo qaadayo dakhliga dalka. Marwo Samsam Cabdi oo warbaahinta kula hadashay Magaalada Berbera waxa kale oo ay bulshada ugu baaqaday…

    Read More

      EU oo Eedaysey Shirkadda Google

      Brussels 15 April 2015 (SDN/QJ) – Midowga Yurub ayaa si rasmi ah ugu dacweeyay shirkadda Internetka ee Google in ay ku takrifaleyso awooda ballaaran ee ay u leedahay suuqa wax ka raadinta internetka. Midowga Yurub haweeneyda u qaabilsan madaxa baaritaanka ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay Internetka ballaaran ee Google in ay sababtay in ay…

      Read More

      DAAWO Goolashii Man United Ku Harqisey Man City (By Jaahuur).

      London-Apr-15-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku qooraansaneynaa horyaalka Ingiriiska (Premier League) oo si habsami ah uga socda caarigaa Ingiriiska. Haddaba labada Naadi ee isku magaalada ah oo runtii xurgufo ka dhexeeyaan,marka aay wada ciyaarayaan waa man United iyo Man City-e ciyaar foodda aay isla galeen,walow Man United ciyaata maamulaneysey natiijadu waxay iskugu soo…

      Read More

        Tahriibayaal Tiro Boqolaal Kor U Dhaafaya Oo Ku Nafwaayey Doon Ku Degtay Badda Mediterranean-ka

        Rome:April,15,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan Afar Boqol oo tahriibayaal afrikaan u badan, ayaa geeriyooday kadib markii ay doonidii ay la socdeen ku degtay Badda Mediterranean-ka. Masiibadan, ayaa lagu sheegay middii ugu xumayd ee Bishan gudaheeda ka dhacda Baddaas, waxana haatan raacdo loogu jiraa Meydadka dadkaas dhintay. Hey’adda Bad baadada Caruurta ee Save The Children ayaa sheegtay in dhamaan…

        Read More

          Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo duqeymo ku dilay Hogaamiyihii Alqaacidada Yemen

          Sanca:April,15,2015(SDN/QJ)-Diyaaradaha Maraykanka, ayaa duqayn ku dilay Sarkaal sare oo kamid ahaa Al-qaacidada Yemen sida ay shaaciyeen Warbaahinta caalamka qaarkood. Ninka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay  Ibraahim AlRubaish, waxana uu ahaa hoggaamiyaha Kooxda Al-qaacida u qaabilsanaa Dalka Yemen. Qoraal ka soo baxay Alqaacidada Yemen ayaa dilkan lagu wariyay sida ay sheegtay Alcarabiya. Hogaamiyahan la dilay…

          Read More

            Bannaanbaxyo Lagu Diidan yahay Warashado Nuclear Oo Turkigu Samaysanayo Oo Ka Dhacay Magaalooyinka Dalkaas

            Stanbul:April,15,2015(SDN/QJ)-Kadib markii ay Xukuumadda Waddanka Turkigu shaacisay inay Hirgelinayso Warshad Awoodda Nuclear-ka ku shaqaysa oo Koronto laga dhalinayo. Mudaharaaddadan, ayaa waxa hoggaaminaya Ururrada deegaanka u ol’oleeya ee dalkaas, waxana ay diidan yihiin warshaddan oo ay sheegeen inay deegaanka si ba’an u waxyeelaynayso. Mudaaharaadayaashu waxa ay isku dayeen in ay masuuliyiinta ka hor istaagaan goobta dhagaxdhiga,…

            Read More

              Cuno-qabatayn Caalami ah Oo Dusha Laga Saaray Maleeshiyada Xuutiyiinta Iyo Hoggaamiyayaashooda Oo Xayiraad La Dul-dhigay

              Ney York:April,15,2015(SDN/QJ)-Cuno-qabayn caalami ah, ayaa ay qaramada midoobay dusha ka saareen Kooxda Dagaalka ka wadda Waddanka Yemen ee Xuutiyiinta, waxana xayiraad la saaray dhammaanba hoggaamiyayaasha Kooxdaas horbooda. Qaraarka Cuno-qabaynta lagu saaray, ayaa sidoo kale waxaa uu dalbanayaa inay dagaalka joojiyaan Jabhada Xuutiyiinta, isla markaana dhamaan dhinacyada isku haya Yemen ay dib u bilaabaan wada hadaladii…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo Oo Masuul Cusub u Magacaabay Wakaallada Qurbejoogta Oo Muddo Badan Aan Hoggaan Lahayn

                Hargeysa:April,15,2015(SDN/QJ)-Dekreeto Cusub, ayuu Madaxweyne Siilaanyo xalay  ku magacaabay Guddoomiyaha Wakaalladda Qurbejoogga oo muddooyinkan dambe aan Hoggaan lahayn. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxtooyada, ayaa  Guddoomiyaha Wakaaladda Qurbejoogga loogu magacaabay inuu noqdo Cabdi Cabdilaahi Xirsi oo Madaxweynuhu sheegay inuu leeyahay kartidii iyo xil-gudashadii iyo Aqoontii uu ku qaban lahaa xilkaas. WAKAALADDA QURBAHAWarsaxaafadeedka, ayaa u qornaa sidan:- “Madaxweynaha…

                Read More

                  Dawlada Hoose ee Burco iyo Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo Ku Fashilmay Wax u qabashada Mayeedhaanka Muuqaal Naxdin badan DAAWO

                  Burco 15.April 2015 (SDN/QJ)- Wasaarada xanaanada xoolaha oo ku fashilantay ilaalinta iyo xanaanaynta xoolaha iyo masuuliyiinta dawlada hoose ee degmada burco oo ku dhaqaaqday fal aan abid qof muslim ahi ku dhaqaaqin iyo dameer mudo dhan 10 casho sadex lugood ku taagnaa gudaha magaalada burco. Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa Warbixin Kooban oo Damiirka…

                  Read More

                    Alado Halis galin kara Amniga Madaarada Somaliland oo la qabtay iyo Digniin ay Direen Laamaha Amaanka DAAWO

                    Hargeysa 15.April 2015  (SDN/QJ ) Taliyaha saldhiga booliska ee Madaarka Caasimada Kabatan Saalax Caarshe Ileeye, iyo Maamulaha Madaarkasi Maxamed Yuusuf ayaa soo bandhigay hub kala duwan oo madaarka lagu qabtay. Hubkaasi oo isugu jiray Baastoolad, Faashash, Mindiyo iyo baangayaal ayey qabtaan ciidama amaanku iyadoo laysku dayey in lala galo madaarka, masuulyiintan ayaa qalabkan ku soo…

                    Read More

                      Xafladii Sagootinta ee Jaaliyada Minneapolis u Samaysay Mweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Abdiraxman Abdillahi Ismail “Zaylici” DAAWO

                      Minneapolis 15.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayay oo Booqasho ku Jooga hada dalka Canada ayaa ka hor intii aanay Iman Waxaa Kulan Sagootin ah u samaysay Jaaliyada Somaliland ee Minneapolis Waxaana halkaasi ka hadlay Xubnaha Weftiga iyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar .

                      Read More

                        “Diinta Islaamka 2070-Ka Horumari Doonto Diin Kasta Oo Aduunka Lagaga Dhaqmo Iyo Dadka Diimaha Kale Haysta Ee Islaamka Qaatay Oo Si Layaab Leh U Kordhaaya” Warbixin

                        Hargeysa15.April 2015 (SDN/QJ)-Warbixin Cilmi baadhiseed oo Cusub, ayaa lagu sheegay oo lagu saadaaliyey inay Diinta Islaamka ee Suubi, ay si xawli ugu kobcayso oo ugu baahayso dad tiro badan oo daafaha dunida ku kala dhaqan, kuwaaso oo hore Diimo kale u haystay balse hada ku dameeyeen kuwo galay Diinta Islaamka , marka loo eego dadka…

                        Read More

                          Shan Ceel oo ay Ka Cabayaan 45 Kun oo qof oo Turkigu Sheegay inay ka Hirgalinayaan Somaliland

                          Ankara 15.April 2015 (SDN/QJ)- Wakaaladda Iskaashiga caalamiga ah iyo horumarinta ee dalka Turkiga ayaa war ay soo saartay toddobaadkan ku sheegay in ay Somaliland ka hirgelisya mashruuc biyood ay muwaadiniin badani ka faa’idaysan doonaan. War uu Wargayska Geeska Afrika ka soo xigtay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu ayaa intaas ku sii daray in, haayaddan oo…

                          Read More

                            86 qof Iyo 13 Shirkado Xawaaladeed oo ay ku eedaysay inay taageeraan Al-Shabaab oo Xukuumada Kenya Su’aalo Weydiinayso

                            Nairobi 15.April 2015 (SDN/QJ)- Haya’daha Ammaanka iyo Daba-galka dawladda Kenya, ayaa bilaabay su’aalo baadhitaan oo ay weydiinayaan 13 Xawaaladood oo Soomaalidu leedahay oo ay xayirtay Arbacadii toddobaadkii hore weerarkii Jaamacadda Gaarisa Kooxda Al-Shabaab ku qaadday 2-dii bishan April iyo sidoo kale Shaqsiyaad Culimo u badan oo iyagana ay xayirtay Xasaabaadkooda gaarka ah. Dawladda Kenya, ayaa…

                            Read More