Golaha Wasiirada Dawlada Federaalka oo ansixiyey hindise siyaasadeedka la dagaalanka argagaxisada

    Muqdisho, 02. April, 2015 (SDN/QJ)- Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, shirka ayaa waxaa looga hadlay arrimaha amniga, soo jeedin safiiro cusub, ansixinta xeer hoosaadka golaha wasiirada iyo qaxootiga ku dhibaataysan dalka Yeman. Ugu horayntii Wasiirka Amniga Qaranka ayaa golaha soo…

    Read More

      Xogo Iftiimiyey Magaca Ninkii Soo Abaabulay Weerarka Jaamacadda Gaarisa Oo Soo Baxay Iyo Kenya Oo Wali Shoogsan

      Garisa:April,02,2015(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya warar sheegaya in la aqoonsaday maskadii ka dambaysay weerarka wali socda ee lagu qaaday Jaamacadda Garisa, kaas oo keenay dhimashada Arday, Macallimiin ciidan iyo dadka oo tiro badan. Xogo laga helay ciidamada ammaanka Kenya, ayaa sheegay In Maxamed Kuno oo hore macallin iyo maamule uga  ahaan jirey Machadka Najah ee Magaalada Garisa,…

      Read More

        Daawo:Xisbiyada Qaranka Iyo Madasha Wada Tashiga Ayaa Maanta Soo Bandhigay Nuxurka Kulan Ay Yeesheen Qaadhanbixiyayaasha Somaliland Ka Caawiya Dhinaca Doorashooyinka

        Hargeisa 2/4/2015(SDN/QJ)xisbiyada qaranka iyo madasha wada tashiga somaliland ayaa maanta  saxafada u soo bandhigay  nuxurka kula ay yeeshen qaadhanbixiyaasha somaliland ka caawiya dhinaca doorashooyinka https://www.youtube.com/watch?v=ru1Id-bEMxY Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Daawo:Waftigii Aqoonsigii Xildhibanada Golaha Deganka Cardiff U Fidinayeen Somaliland Uga Qayb Galay Oo Maanta Hargeisa Soo Gaadhay

          Hargeisa 2/4/2015(SDN/QJ)wasiirka madaxtooyada somaliland xirsi xaaji cali xasan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaadhay  magalada hargeisa waftigasi oo ka soo qayb galay  aqoonsigi xildhibanada golaha deeganka kaardif u fidinayeen somaliland https://www.youtube.com/watch?v=pm40112iZww Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Daawo:Xisbiga Ucid Oo Manta Si Kulul U Canbaareeyey Xadhiga Wariye Axmed Siciid Oo Ka Hawla Gala Kalsan Tv Oo Maalintii Labaad Ku Xidhan Jeelka Wayn Ee Berbera

            Hargeisa  2/4/2015(SDN/QJ)xisbiga ucid ayaa maantab canbaareeyey  xadhigii wariye axmed siciid maxamed  oo maalintii labaad ku xidhan  jeelka wayn ee magalada berbera axmed oo ka mid ahaa wariyasha kalsan  ayaa la sheegayaa in 7 rumaana  ay  maxkamada goablku  u jatay https://www.youtube.com/watch?v=vPn_QpDOXqQ Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Musharaxa Madaxwaynaha ee Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa la filayaa inuu kulan balaran la qaato madaxda wasaarada arimaha dibada ee Uk

              London April:02,2015(SDN/QJ) Musharaxa Madaxwaynaha ee Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa la filayaa inuu kulan balaran la qaato madaxda wasaarada arimaha dibada ee Uk kulan oo ka dhacaya xurunta arimaha dibada ayaa waxa ka qayb ah masuulinta xisbiga Ucid ,kulankan oo dhaci doona sacadaha soo socda kala soco webka qurbejoog oo kulankaa idiin soo…

              Read More

                Xogo Dheeri ah Oo kasoo Baxaya Weerarkii Garisa iyo Tiro Dhimasho iyo Dhaawac ah Oo La Xaqiijiyey

                Garisa:April,02,2015(SDN/QJ)-Wararka ku saabsan Weerar saaka aroortii hore lagu qaaday Jaamacadda Garisa University College, ayaa soo kordhaya, waxana soo baxaya inay dhimasho iyo dhaawacyo jiraan. Wararku waxa ay sheegayaan in ugu yaraan laba kamid ahaa ciidankii ilaalada jaamacaddu halkaas ku geeriyoodeen, halka ay jiraan tiro kale oo dhaawacyo ah oo ay ku jiraan Ardaydii jaamacadda iyo…

                Read More

                  War Degdeg ah:Kooxo Hubaysan Oo Gudaha u Galay Jaamacadda Gaarisa iyo Dagaa Xooggan Oo Socda

                  Gaarisa:April,02,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Magaalada Garisa ee Gobolka W/Bari Kenya, ayaa sheegay in saaka aroortii hore ay kooxo Hubaysani Weerar ku qaadeen Jaamacada Garisa University College. Kooxdan ayaa abaaro 4:30 xoog ku gashay Jaamacadaas, waxana ay halkaas ka geysteen Qaraxyo iyo Hub culculus, waxase aan la garanaynin khasaare halkaas ka dhashay oo wali dahsoon. Wararka aan…

                  Read More

                    Akhri Go’aanno ay Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Kasoo Saareen Xiisadda Ka Aloosan Dalka Yemen

                    Muqdisho:April:02,2015(SDN/QJ)-Dagaallada ka soconaya Dalka Yemen oo dhibtooda laga dareemaya Gudaha Somalia, ayaa waxa qoddobo kasoo saaray Hay’adda Culimada Somaliyed oo sababtiisa ku eedeeyey Xuutiyinta Reer Yemen. Bayaanka Hay’adda Culimadu soo saartay oo dhawr qoddob ka koobnaa, ayaa salka ku hayey in dagaalkaasi yahay fidno ay abuureen Xuutiyiintu, kaas oo meelo kale laga maalgelinayo. Qoddobada ay…

                    Read More

                      Sheekh Mukhtaar Robow Oo Iskaga Baxay Xubin-nimadii Ururka Al-shabaab Iyo Hoggaamiyaha Cusub Oo La Xaqiijiyey Inuu Wax Badan kaga Duwan Yahay Kii Ka Horreeyey

                      Muqdisho:April:02,2015(SDN/QJ)-Sarkaalka hore uga tirsanaan jirey ururka Al-shabaab, balse Haatan dhinaca Xukuumadda u baydhay, ayaa ka sheekeeyey kala duwaanshaha fikir ee kadhex jira hoggaanka Ururkaas uu kamidka ahaan jirey, waxana uu magacaabay saraakiil muhiim ah oo ururka iskaga baxay. Sarkaalka oo lagu magacaabo Sakariye Ismaaciil Xersi oo loo yaqaano (Zaki),ayaa si gaar ah u magacaabay Sheekh…

                      Read More

                        Sucuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen oo isku tuur tuuray masuuliyada cida duqeysay wershad dad ku dhinteen

                        Hodaida April 02,2015(SDN/QJ)-Qarax ka dhacay magaalada Hodaida ee dalka Yemen ayaa waxa ku dhintay ilaa 25 ruux oo ka shaqeynayay wershed sameysa Caaanaha. Qaraxa oo ka dhashy gantaal wersheda lala beegsaday, madafaca wersheda ku dhacay ee khasaaaraha baaxadaa leh geystay Ayaan la garaneyn cida ka danbeysay. Dawlada Sucuudiga oo hogaamineysa huwanta duqeynta ku wada kooxda…

                        Read More

                          Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 02.April  2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.   Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

                          Read More

                            Maxaad ka taqaanaa taariikhda siyaasadeed ee Madaxweynaha la doortay ee Nigeria?

                            Katsina April 02, 2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha la doortay ee dalka Nigeria Maxamedu Buhari ayaa hore waxa uu mar u ahaa madaxweynaha dalkaasi kiyoo awooda kula wareegay cudad ciidan. Buhari ayaa sanadii 1983dii afganbi awoda kula wareegay kiyoo xiligaa ahaa General ciidamada hogaamiya, basle sanadii 1985kii ayaa isna awooda ciidan talada loogala wareegay. Madaxweyne Buhari ayaa doorashadisii March…

                            Read More

                              Saamaynta Dagaalada Yemen ku Yeesheen Dhoofkii Xoolaha Ka Bixi Jiray Dekeda Berbera {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 02.April  2015 (SDN/QJ)- Dagaallada ka socda waddanka Yemen, ayaa saamayn xooggan ku yeeshay dhoofka Xoolaha Dekadaha Soomaalida ka dhoofi jiray, iyadoo toddobadii maalmood ee ugu dambeeyey Duqaymo Diyaaradaha Sucuudiga iyo Xulufadiisu ka geysanayey Yemen, isla markaana ay taasi keentay in la xidho isu-socodka Hawada sare iyo Badda Yemen. Markab Xoolo sida, ayaa dhawrkii habeen ee…

                              Read More

                                Daraasad lagu Sameeyay Caqabadaha Diiwaangelinta & xilliga ku habboon in la qabto Iyo Talo Bixinta Shacabka Akhri

                                Hargaysa 02.April 2015 (SDN/QJ)- Akademiga Nabadda iyo Horumarka Somaliland, ayaa soo bandhigay daraasad laga sameeyey ray’iga dadweynaha oo la xidhiidha waxyaabaha laga bartay diiwaangelintii codbixiyaha ee dalka ka qabsoontay sannadihii 2008 iyo 2009. Xaflad lagu soo bandhigay daraasaddan oo ka dhacday hotelka Guleed ee magaalada Hargeysa shalay, waxa ka qaybgalay golayaasha Baaarlamaanka [Guurtida iyo Wakiillada],…

                                Read More

                                  Khataro ka Soo Baxay Xeerka Duulista Madaniga ah Iyo Falanqayn ku Saabsan Nooca Khataruhu kuwa ay Yihiin

                                  Hargaysa 02.April  2015 (SDN/QJ)-  Qabyo-qoraalka Xeerka Madaniga ah ee duulista oo dhawaan Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland u soo gudbisay Golaha Wakiillada, ayaa ay ku jiraan khaladaad sharci iyo mugdiyo badan oo haddii lagu ansixiyo muran qannuuni ah. Qabyo-qoraalka xeerkan oo ka kooban 91 qodob waxa ku jira qodobo badan oo is khilaafsan, isla markaana…

                                  Read More