Muxuu Danjire Amerika ka Yidhi Xilka-qaadistii shalay ay ku Sameeyeen Golaha Wasiirrada iyo Waliba Ninka Loo Dhiibay Shaqadiisii?
Nairobi:April,03,2015(SDN/QJ)-Maxamed Cali America oo ahaa safiirkii hore ee Soomaalida u fadhiyey Magaalada Nairobi, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Xil-ka-qaadis maalintii shalay ay ku sameeyeen Golaha Wasiirrada. Waxa uu sidoo kale ka Hadlay Jamaal Xasan oo ah ninka lagu beddelay, waxana uu tilmaamay inuu si weyn ugu faraxsan yahay ninka shaqadiisii loo dhiibay. Maxamed Cali…
