Kor u Kaca Dadka Qaba Xanuunka Waalida oo Ku Soo batay Magaalo Xeebeedka Boosaaso Iyo Dardaaran Qiiro Leh (DHAGAYSO)
Boosaaso 02.April 2015 (SDN/QJ)- Duruufaha deriska la ah dadka qaba xanuunada Dhimirka ayaa Deegaanada ay ku dhaqan tahay bulshada Somaliyeed aad ugu Batay. La yaab ma leh hadii aad Shaariicyada Magaalooyinka Somalida aad ku aragto dad Shalay bad qabay oo Maanta Maryaha dhigtay,Sidoo kale aad ayay u yar tahay inta u danqata ee Wax siisa…
