Hakad Ku Yimi Duqayntii Sucuudigu Ka Waday Dalka Yemen Sababta Oo La Sharraxay
Sanca:Mar,30,2015(SDN/QJ0-Duqaymihii Diyaaradaha Dagaalka Sucuudigu ka wadeen Dalka Yemen ayaa muddo kooban la Hakiyey, iyadoo sababahana sharraxaad gaaban laga bixiyey. Afhayeen u hadlay Milateriga Sacuudiga General Ahmed Asiri oo la hadlay wariyeyaasha ayaa sheegay in muddo laba saacadood ay joojiyeen weerarada cirka, sababo ku aadan dalka Pakistan oo muwaadiniintiisa kala baxaya Yemen. Maraakiib ay leeyihiin Pakistan…
