Maxaa Ku Kalifey Tababaraha Xulka Germany Inuu Qolofta Siinkiisa Cuno? Iyo Dhacdooyinkii Ugu Wasakhsanaa ee Taariikhda Soo Marey Koobka K/C Aduunka.By Jaahuur.

SDN/QJ-Mar-28-2015-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa taariikhda kubadda cagta ee aduunka wax yaabihii ugu wasakhsanaa ama ugu qalafsan soo marey iyo dhacdooyin kale oo cajiib ah ee daawasho wacan hana ka caajisin Video-gu uu dheer yahaye. W/qorey Jaahuur SDN/QJ.

Read More

    RW. Cumar: “Ujeedka Argagaxisadu waa iney curyaamiyaan goobaha ganacsiga, ayna gumaadaan dadka shacabka ah”

    Muqdisho, 28, Maarso, 2015 (SDN/QJ)…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey weerarkii nabad-diidku ay ku qaadeen shalay Hotel Maka-Al-Mukarama iyo khasaaraha ka dhashay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in weerarkii wuxushnimada ahaa lagu dilay 14 qof, oo toban ka mid ah ay ahaayeen…

    Read More

      Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Shaqaale Sanad Baranayay Luuqada Engelishka(Sawiro)

      Hargeisa 28/3/2015(SDN/QJ)Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada ahna sii hayaha Machadka tababarka shaqaalaha dawlada (CSI) Prof: Maxamed Mixile Boqorre ayaa shahaadooyin guddoonsiyay qaar ka mid ah shaqaalaha ka hawlgala xarumaha dawlada oo muddo sanad ah baranayay luuqada Engelishka (English Diploma Program). Munaasibada shaqaalaha shahaadooyinka lagu guddoonsiinayay waxa ka soo qaybgalay Guddoomiyaha hay’addaha shaqaalaha dawlada ahna sii hayaha…

      Read More

        Akhri Nuxurka Khudbad Uu Maanta Madaxweyne Siilaanyo u Jeediye Labada Gole iyo Arrimaha Uu Diiradda Ku Saaray

        Hargeysa:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa khudbad-sanadeedkiisii uu ka jeediyey aqalka labada gole goor dhaweyd soo afjaray, waxana uu kaga hadlay arrimo door ah oo u badan xaaladda uu haatan dalku jiro. Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Khudbadiisa diirada ku saaray arrimaha ammaanka, siyaasadda Arrimaha Dibadda, Doorashooyinka, Maalgelinta Dekeddda Berbera iyo mashaariic horumarineed uu sheegay inuu dalka ka hirgeliyey. Madaxweyne…

        Read More

          Hor dhaca Khudbad Aan Heerkii Laga Filayey Gaadhsiisnayn Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo ka Horjeediyey Aqalka Labada Gole

          Hargeysa:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Waxa goor dhaweyd lasoo gebogebeeyey Khudbad-sanadeedkii uu madaxweyne Siilaanyo ka hor jeediyey labada gole ee Guurtida iyo Wakiillada, waxana uu halkaas ka jeediyey khudbad aan sidaas u shishlayn, isla-markaana aan gaadhsiisnayn heerkii  laga filayey. Sida wariyayaashu noo xaqiijiyeen waxa uu madaxweynuhu Khudbadiisan diiradda ku saaray Gebi ahaanba Somaliland iyo marxaladda ay haatan ku jirto, waxana…

          Read More

            Nuxurka Arrimaha La Filayo Inuu Madaxweyne Siilaanyo Maanta Khudbadiisa Distooriga ah Kaga Hadlo

            Hargeysa:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Inta badan indhaha iyo dhegaha shacabka reer Somaliland, ayaa maanta ku jeeda KHudbad-sanadeedka maanta qorshaysan ee Madaxweyne Siilaanyo labada gole u  jeedin doono. Khubadda maanta laga sugayo madaxweyne Siilaanyo, ayaa ka duwan dhammaan khudbadihii uu hore ujeedin jirey, waxana ay isaga  ku tahay culays ballaadhan,  halka dadkana ay xiise gaar ah uleedahay, m aadaama madaxweynaha…

            Read More

              “Laba Arrimoodba aad ayey u fuul xun yihiin, ka hore waa isku shandhayntii uu madaxweynuhu sameeyey dhowaan, Ta labaadna waa wasiiradda iyo wasiir ku xigeenada ……”Eng. Faysal Cali Waraabe.

              Helsinki:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Eng. Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid, ayaa ka Hadlay Xaaladda Xaasaasiga ah ee Dalka Somaliland haatan Galay, waxana uu si gaar ah eedda Dib udhaca Doorashada dusha uga saaray Golaha Wakiillada oo uu sheegay inay muddo dheer kuraasta sharcidarro ku joogeen.  Eng. Faysal Cali Waraabe oo isaga oo ku sugan dalka…

              Read More

                Faahfaahinta Wararkii ugu dambeeyey Ee Weerarkii Maka Al-mukarama, Tirada Dhimashada Iyo Dagaalkii Oo Wali Socda

                Muqdisho:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Wararkii ugu dambeeyey laga helayo Weerarkii kooxda Al-shabaab ku qaadday Hutel Maka Al-mukarama, ayaa sheegaya in tirada dhimashadu sii korodhay, isla-markaana ay wali kooxihii halkaas galay wadaan Weerarkii ay qaadeen. Wariyayaasha xogaha arrintaas la xidhiidha sida weyn u baadi doonay, ayaa sheegaya  in ugu 20-ruux  geeriyoodeen, dad intaas ka bandanna ay dhaawacmeen, dadka dhintayna waxa…

                Read More

                  Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Qaraxyadii Muqdisho Ka Dhacay, Ciidanka Ammaankana Amaan Usoo Jeediyey

                  Muqdisho:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Qaraxyadii Ururka Al-shabaab kula wareegeen Hutel Makah Al-mukarama, ayaa waxa Ka Hadlay Madaxweynaha Dawladda Federal-ka Somalia oo haatan ku sugan Magaalada Sharm El Sheikh ee Dalka Masar, waxana uu tacsiyadeeyey Dadkii qaraxyadaas ku waxyeellobay. Madaxweynaha ayaa amaan usoo jeediyey Ciidamada Ammaanka oo iyagu si weyn ula tacaalay Kooxdii Halkaas la wareegtay, waxana uu tallaabo taariikhi…

                  Read More

                    Maxay Dawladda Federal-ku Ka Tidhi Weerarkii Shababku Kula Wareegeen Hutel Maka Al-mukarama?

                    Muqdisho:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Dawladda Federal-ka Somalia, ayaa markii ugu horraysay Ka Hadashay Weerarkii Kooxda Al-shabaab Kula wareegtay Hutel Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho, kaas oo ay dhimasho iyo dhaawac Badani ka dhasheen. Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir(maareeye)oo xalay warbaahinta la Hadlay, ayaa sheegay in Xukuumaddu la tacaashay kooxdii qaadday weerarkaas. Wasiirka ayaa sheegay in inta badan hotelka ay…

                    Read More

                      Wakiilkii Soomaalida u Fadhiyey Switzerland Oo Qaraxii Hutel Maka Al-mukarraha ku Geeriyooday Iyo Madaxda Xukuumadda Oo Tacsi u Diray

                      Muqdisho:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Wakiilkii Somalida u fadhiyey Xarunta Xuquuqa Insaanka ee Geneva Yuusuf Bar Bari,, ayaa noqday masulkii ugu horreeyey eek u geeriyooday qaraxyadii Shabaabku shalay ku qaadeen Gudaha Hutel Makkah Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho. Wakiil Barbari, ayaa u geeriyooday Dhaawac  culus oo kasoo gaadhay rasaas nin hubaysan oo kooxda  kamid ahi ku weeraray xilli uu hutelka dhexdiisa…

                      Read More

                        Kooxo Hubaysan Oo Gudaha U Galay Hutel Maka Al-mukarramah iyo Ciidamada Oo Isku Dayaya Inay Badbaadiyaan Rayidka Hutelka Ku Jira

                        Muqdisho:Mar,27,2015(SDN/QJ)-Qaraxyo kala dambeeyey oo Baabuur iyo dad isqarxiyeyba loo adeegsaday, ayaa lala beegsaay Hutel Maka al-mukaramah ee Magaalada Muqdisho, waxan Kooxo Hubaysan oo Al-shabaab Katirsan usuurtogashay inay Gudaha ugalaan Huteelka. Wararka ilaa iyo haatan la hayo, ayaa sheegay raggii Hutelka gudaha u galay mid kamid ahi isqarxiyey, isla-markaana Geystay Khasaare laxaad leh. Ciidamada Nabad sugidda,Booliska…

                        Read More

                          Yurub Oo Diyaaradaheeda Rakaabka Wax Ka Beddelaysa Kadib Halaaaggii Ka Dhashay Diyaaraddii Germanwings

                          Frunkfort:Mar,27,2015(SDN/QJ)-Kadib masiibadii ku Habsatay Diyaaraddii Germanwings eek u dhacday Buuralayda Alps ee Waddanka Faransiiska, ayey qaarkamid ah Shirkadaha diyaaradaha Qaaradda Yurub shaaciyeen inay wax ka beddelaan shuruucda ay raacaan Duuliyayaashu. Baadhitaano la sameeyay kadib ayaa la xaqiijiyay in Diyaarada Germanwings si ula kac ah uu usoo riday duuliyaha labaad ee diyaaradaasi, kadib markii uu albaabka…

                          Read More

                            Digniin Cusub Oo Iran Kasoo Saartay Hujuumka Sucuudigu ku Qaaday Shiicada Reer Yemen

                            Tehran:Mar,27,2015(SDN/QJ)-Iran ayaa kadigantay Weerarrada suucudigu hoggaaminayo ee lagu qaaday Shiicada Xuutiyiinta ee Talada Dalka Yemen la wareegay, waxana ay tilmaamtay in caqaaqibka arrintaasi dhibaato keeni doono. Wasiirka Arimaha Dibadda ee Dalka Iiraan Mohamed Javad Zarif oo arrintaas ka Hadlay, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo weerarrada lagu hayo shiicada reer Yemen, waxana…

                            Read More

                              Akhri Afar Qodob Oo Al-shabaab Sheegatay Inay Dawladda Somalia Isku Diiddan yihiin

                              Muqdisho:Mar,27,2015(SDN/QJ)-Mintidiinta Al-shabaab, ayaa faahfaahin ka Bixiyey sababaha keenay inay iyaga iyo Dawladda Federel-ka Somalia kala fikir duwanaadaan, waxana at taataabteen qoddobo dhawr ah oo keenay in la kala fogaado. Sheekh Jaamac Cabdisalaam oo kamid ah Hogaanka sare ee Kooxda Alshabaab, ayaa si gaar ah u magacaabay Qoddobo Afar ah oo labada dhinac ku kala irdhoobeen,…

                              Read More

                                Nuxurka Heshiis ay Ku Baxayso 23-Million Oo Euro Oo Ay Hargeysa Ku Kala Saxeexdeen Somaliland iyo Dawladda Jarmalku

                                Hargeysa:Mar,27,2015(SDN/QJ)-Magaalada Hargeysa waxa shalay lagu saxeexay Mashaariic horumarineed oo wax lagaga qabanayo adeegyo isugu jira ballaadhinta Biyaha iyo Bilicda Caasimadda Hargeysa, Carro-celinta Beeraha Somaliland,iyadoo Heshiiskaas ay qalinka ku kala duugeen Dawladda Somaliland iyo Baanka KFW oo laga leeyahay waddanaka Jarmalka. Saraakiil sare oo Baankaas ka socota, ayaa Hargeysa u yimi sidii ay heshiiskaas ugeli lahaayeen,…

                                Read More