Daawo:Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Oo Maanta hadalo Dhaxal Gala Ka Jeediyey Madashii Baaqyada Is Huawn Ay Xisbiyada Qaranka Iyo madshu Ka Soo Jeedinayeen

    Hargeisa 4/3/2015(SDN/QJ)mujaahid xasan ciise jaamag  gudoomiyihii urur siyaasadeedkii xaqsoor  oo maanta  hadalo dhaxal gala ka jeedaiyey  madashi maanta kulmisay labada xisbi qaran iyo madsha wada tashiga oo laga soo jeediyey  baaqyo  kala duwan https://www.youtube.com/watch?v=m2zIJVglfA4 Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Dawo:Madawxawyne Siilanyo Dalka Kama Taliyo Taana Waxa U Cadayna Wasiirada Xukuumadiisa Iska Casilay Sheegayaan”Mujaahid Cali Guray

      Hargeisa 4/3/2015(SDN/QJ)Gudoomiye ku xigeenka sadexad ee xisbiga ucid cali maxamed yuusuf  guray  ayaa maanta isna marlabadaa ku celiyey  inaan madaxwaynaha somaliland dalk ka talin taasi oo u cadaymo uga dhigay  odhaah msuuliyint axukmadiisa iska casilay  oo cadeyey https://www.youtube.com/watch?v=xs4Ob89pHo8 Hargeisa SDN?QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Maanta Ku Dhawaaqay Is Bahaysi Cusub Oo Mucaridnimo Oo Ay Aasasen Labada Xisbi Qaran Iyo Madsha Qada Tashiga

        Hargeisa 4/3/2015(SDN/QJ)gudoomiyaha xisbiga wadani ahn gudoomiyaha barlamanka somaliland c/raxman c/lahi ciro ayaa maanta ka hadlay  doorsooyinka iyo waliba isbahaysi  cusub oo ay sameyen labada xisbi qaran iyo madasha wada tashiga somaliland https://www.youtube.com/watch?v=GmqJDN4GAzA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Axsaabta Mucaaridka iyo Madasha Wada Tashiga oo Dhiig Cusub geliyay Hanaan ay kaga Hortagayaan Qorshayaasha Xukuumada

          Hargeysa March-04-2015 (SDN/QJ)- -Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland Ucid iyo Waddan iyo Madasha wadatashiga Somaliland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay Mawqifkooda doorashada iyo arrimaha siyaasadeed ee dalka. kulamo saddex geesood ah oo muddooyinkii u dambeeyay u socday madasha iyo mucaaradka ayaa lagu go’aamiyay qodobo ku saabsan doorashada oo ku baaqaya…

          Read More

            “Ninka yidhaahdaaba La ilama tashan dee maxaa lagala tashan isaga ayaaba xilka la saaray oo la doortaye” Eng. Maxamed Xaaji Cilmi

            Hargeysa:March,04,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Muj, Maxamed Xaaji Cilmi, ayaa ka Hadlay Xilka-qaadista wasiirkii isaga xilkaas ugu dambeeyey ee Cabdicasiis Maxamed Samaale oo isagu diiday beddelaad madaxweynuhu ku sameeyey. Eng. Maxamed Xaashi oo la Hadlay Wargeyska Saxansaxo, ayaa diidmada Wasiir Samaale iyo Dalabkiisa ah inaan cidi la tashan ku tilmaamay wax  aan macquul ahayn…

            Read More

              Xubno Cusub Oo Kamid ah Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ku Hawllan Iscasilaad Iyo Ladqabayntooda Oo La Dareemayo

              Hargeysa:March,04,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan xogo lagu kalsoon yahay oo soo gaadhaya qurbejoog.com, waxa  jira xubno kamid ah Golaha Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo oo ku Hawllan inay iska casilaan Xilalka ay Haatan hayaan. Xubnaha la filayo inay iscasilaan ayaa waxa kamid ah Wasiirrada Wasaaaradaha Ganacsiga, Ciyaaraha iyo Waliba Xannaanada Xoolaha oo isagu warkiisu hore usoo baxay. Xogaha aanu…

              Read More

                Yuusuf Garaad Oo Qoraal kusoo Bandhigay Iskudayo Fashilmay Oo Xubnihii Wufuudda Ka Ahaa Shirka Turkigu Isku Dayeen

                Stanbul:March,04,2015(SDN/QJ)-Tifaftirihii hore ee Idaacadda BBC-da, haatan xidhiidh fiican la leh madaxtooyada Somalia, ayaa qoraal kooban kusoo bandhigay Xogo ku qarsoonaa Hutelkii ay wufuudda somaliland iyo somalia ka deggenaayeen Magaalada Istanbul. Yuusuf Garaad, ayaa sheegay in xubnahaas intooda badani isku dayeen inaanu shirkaasi fashilmin, waxana uu bannaanka soo dhigay inay si gaar gaar ah iskugu dayeen…

                Read More

                  Xubnihii Ka Dhinnaa Golaha Wasiirrada Maamulka K/Galbeed Oo Lasoo Dhamaystiray Iyo Madoobe Nuunow Oo Lagu Soo Daray

                  Baydhabo:March,04,2015(SDN/QJ)-Ugu dambayntii waxa uu Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan soo dhamaytiray Liiska Golihiisa wasiirrada oo hore uu qayb kamid ah u magacaabay. Munaasabad ka dhacday Magaalada Baydhabo, ayuu Madaxweynuhu ku soo magacaabay 5 Wasiiro, 6 Wasiiru Dowlayaal iyo 29 Wasiiro Ku Xigeeno ah oo ku biiri doono xubno hore iyagu u ahaa…

                  Read More

                    Xusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo Gudbinayso {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 04.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu Si Taxane ah Halkan idiinku soo Gudbin doonaa Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa . Waxay Drs Hibaaq Buubaal qormadan Maanta ay inagu Hoga Tusaalaynaysaa Sida ay Waajib u Tahay in…

                    Read More

                      “Madaxweynaha Doorasho Dhamaystiran ayaa laga Rabaa,Lacagtiina Waan Bixiyay,Komiishankiina Waan Magacaabay Xilka kaa Furan Mayso” Wasiirkii Hore Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur DAAWO

                      Hargaysa 04.March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur  ayaa Tilmaan ka Bixiyay Waajibaadka Madaxweynaha kaga beegan Qabsoomida doorashooyinka ku Mudaysan 26ka bisha June Waxaanu xusay in Madaxweynaha laga Sugayo doorasho dhamaystiran oo Xiligeedii ku dhacda. Geesta kale Waxa uu Maxamed Nuur Caraale Duur iftiimiyay asbaabaha keenay inuu ku…

                      Read More

                        “Cali Warancadoow ka Hadalka Turkiga Waxaa kaaga dhow Nasiib darada ka dhacday Tiyaatarka” Murashax Jamaal Cali

                        Hargeysa 04.March 2015 (SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha ku dhaliilay ka-hadalka Arrimaha Soomaaliya iyada oo ay jiraan khilaafaad dad shacab ah u dhexeeya oo ka taagan Tiyaartka Hargeysa. Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Waran-cadde, ayaa la sheegay inuu amray fulinta hawlgal dawladda hoose maanta ka fulisay wejahadda Hore…

                        Read More

                          Khasaare Dhimasho iyo Waxyeelo kale oo uu Sababay Dab qabsaday Guri ku Yaala Degmada Arabsiyo

                          Hargeysa04.March 2015 (SDN/QJ)-Hal qof ayaa ku dhintay Dab qabsaday Guri ku yaalla badhtamaha Magaalada Arabsiyo oo dhinac Galbeed kaga beegan Caasimada Hargeysa. Alle ha naxariistee Axmed Siciid Maxamuud Bille oo ah Marxuumka ku naf-waayay guriga gubtay, ayaa la sheegay in isagoo guriga hurda Dabku guriga qabsaday, kaddibna uu ka bixi kari waayay. Warku wuxuu intaas…

                          Read More

                            Berbera Laba Kaclaynta Khilaafaad ay dawladu sababtay+ Shirar Duceedyo Suuqa Siyaasada Xaami ka Dhigay DAAWO

                            Berbera 04.March 2015 (SDN/QJ):- Khilaafyo kala duwan oo maamul iyo damac ayaa toddobaadkii u dambeeyey ka oogan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, khilaafyadaas oo dibedda u soo baxay markii uu Madaxweyne Siilaanyo booqasho ku tegay Berbera toddobaadkii hore, waxaanay khilaafyadaasi dhaliyeen shirar-doceedyo iyo kulammo gaar-gaar ah oo ka socda Berbera, sida uu ku soo…

                            Read More

                              RW Cumar oo kulan looga hadlayo dar dargalinta New Deal la qaatay qaar ka mid ah safiirada beesha calamka iyo Wakiilo ka socday QM

                              Muqdisho, March, 03, 2015 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa saaka shir gudoomiyey kulan looga arinsanayey dar dargalinta barnaamijka Higsiga Cusub (New Deal) kaas oo soo bilowday bishii September 2013. Shirkaan ayaa waxaa isugu yimid safiirada qaar ka mid deeq bixiyayaasha, Wakiilo ka socday hay’adaha Qaramada Midoobay, Wasiiro ka tirsan…

                              Read More

                                Aqoonyahan Cabdisalaan Cali Werer oo la Gudoonsiyey Biladsharaf uu noqday Ninkii ugu Mashaarcida Badnaa ee Uk

                                London04March15(SDN/QJ) Aqoonyahan Cabdisalaan Cali Werer oo noqday muwaadinkii u horeyey ee wadankan Uk ee la gudoonsiyo Abaal Marin noocan oo kala ah isaga oo karti ka mujiyey waxqabadka bulshada ku dhaqankan afka Somaliga iyo Africa wana markii ugu horaysay ee tariikhda ka gala isaga oo barlamaanka Ingriiska uu gudoonsiyey Awarkan .cabdisalan oo waraysi gaban siyey…

                                Read More

                                  Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Sadexda Gudoomiye ee Xisbiyada Qaranka Kulan Xasaasi ah Goor dhow kula Yeelanaya Ambassador Huteel iyo Arrimaha laga Wada Xaajoonayo

                                  Hargaysa 03.March 2015 (SDN/QJ)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa caawa kulan la yeelanaaya Guddoomiyayaasha saddexda Xisbi qaran ee Somaliland. Kulankaas oo ka dhacaya Hotel Ambassador ee Magaalada Hargaysa abaaro totobada habeenimo ee caawa, ujeedda kulankaas ayaa la sheegayaa inuu daaran yahay in Xubnaha Komiishanka Qaranku ay madaxda Xisbiyada u soo bandhigayaan sidii looga wada shaqayn lahaa…

                                  Read More

                                    Daawo Wasirkii Labaad Ee Xukuumada Madaxwayne SiilanyoMudo Wiig Gudihiiya Iska Casila Iyo Ifafaalaha Talada Dalka Cida Gacanta Ku Haysa Ee Soo If Baxaysa

                                    Hargeisa 3/3/2015(SDN/QJ)Wasiirka warshadaha Somaliland abiib diiriye nuur(Timo cad) ayaa goordhawyd  ku dhawaaqay inuu iska casilay  xukumada uu gadhwadenka ka yahay madaxwayne axmed maxamed siilanyo iyadoo ku soo beegmaysa wig gudihii inay xukuumadiisa iska casilaan  labo wasir  iyo la tiliyayaal taasi  oo wax wayn u dhimi doonta taagerashii xisbigiisa kulmiye ku laha umada somaliland iyadoo geesta…

                                    Read More