Akhri Magacyada Laba Siyaasi Oo Ka Cudur-daartay Qabashada Xilal Madaxtooyadu Usoo Bandhigtay Iyo Sababaha ay Cuskadeen

    Hargeysa:Mar,05,2015(SDN/QJ)-Jaah-wareerka Siyaasadeed  ee ka jira Madaxtooyada Somaliland, ayaa meel xun maraya, waxana guuldarro ku dhamaaday iskudayo kala dambeeyey oo lagu doonayo in lagu buuxiyo Boosas kasoo bannaanaaday Isku-shaandhayntii dhawaan madaxweyne Siilaanyo sameeyey. Sida ay sheegayaan Ilo xog-gaal ah oo wargeyska Ogaal Helay ilaa iyo haatan waxa soo jeedimo xilal ah ka cudurdaartay laba siyaasi oo…

    Read More

      Abiib Timo-cad Oo Xilkii Wasaaradda Warshadaha Wareejiyey, Kahor Inta aan La Magacaabin Ciddii Beddeli Lahayd

      Hargeysa:Mar,05,2015(SWDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Warshada Somaliland Abiib Diiriye Nuur oo dhawaan iscasilay, ayaa Maanta xilkii wasaaradaas ku wareejiyey  wasiir-ku-xigeenka Cusub ee Wasaaraddaas dhawaan loo magacaabay Cali Axmed Maxamed. Munaasibaddan xil-wareejinta ah oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradda, ayaanu wasiirka hore wax hadal oo badan ka odhanin, waxana uu sheegay kaliya inuu shaqaalaha iyo masuuliyiinta wasaaradaas kala kulmay…

      Read More

        Eng. Maxamed Xaashi Oo Isbarbar dhig Ku Sameeyey Mushaharka Madaxweyne Siilaanyo Iyo Qiimaha Lacagta Mishiinada Kelyaha ee Cisbitaalku U Fadhiyaan

        Hargeysa:Mar,05,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa ka Hadlay Dayaca Dalka ka jira iyo sida aanu madaxweynihii shacabku doorteen diyaarka ugu  ahayn inuu u damqado dadkiisa jilicsan. Maxamed Xaashi oo shalay ka Hadlay madashii ay isbahaysiga ku samaysteen Mucaaridka Somaliland, ayaa  sheegay inuu madaxweynaha dalku qaato mushahar xad-dhaaf kaligii, halka uu mishiinka…

        Read More

          Sarkaal Katirsanaa Bahda Waxbarashada Oo Xilkii Iska Casilay Iyo Sababaha uu Cuskaday

          Balligubadle:Mar,05,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka nasoo gaadhayaa waxa xilkii uu Wasaaradda Waxbarashada uu ka hayey iska casilay Guddoomiyihii Gobolka Hawd Cabdilaahi Ibraahin Xaaji Xasan, kadib muran dhex maray isaga iyo Wasiirka Waxbarashada Marwo Zamzam Cabdi Aadan. Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Hawd oo hore u ahan jirey Maamulihii Dugsiga Sare ee Quulle Aadan, ayaa la sheegayaa inay Wasiirka…

          Read More

            Wasiir Cukuse Oo Yididiilo Ka Muujiyey In Dib Loosoo Ladqabeeyo Wasiir Samaalihii Iscasilay, Abiibna weedho Culus Ka Daba tuuray

            Hargaysa:Mar,05,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelnta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse), ayaa Yididiilo ka Muujiyey in dib loosoo ladqabeeyo Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland oo dhawaan iska casilay Golaha wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, kadib markii uu cabasho ka muujiiyey isku shaandhayn madaxweynuhu sameeyey. Wasiir Cukuse oo maanta saxaafadda la Hadlay, ayaa xusay inuu ku rajoweyn yahay in…

            Read More

              Magacyada Saraakiil Lagu Eedeeyey Qaraxyo Muqdisho Dhawaan Ka Dhacay Oo Xabsiyada Lagu Guray

              Muqdisho:March,05,2015(SDN/QJ)-Warar cusub ayaa kasoo kordhaya saraakiisha dhinaca ammaanka ahayd oo lagu xidhiidhiyey qaraxyo dhawaanahan ka dhacayey magaalada Muqdisho, kuwaas oo xabsiga lagu guray. Saraakiishan ayaa tiradooda lagu sheegay inay toban ka badan yihiin, waxana ay ka kala tirsan yihiin Hay’adaha Booliska iyo Nabad-sugidda, waxana lagu soo qabtay tuhunno la xidhiidha doorkii ay ku lahaayeen Qarax…

              Read More

                Nabad-sugidda Somalia Oo Soo Bandhigtay Bajaaj Waxyaabaha Qarxa Lagu Soo Xidhay Oo ay Soo Qabteen

                Muqdisho:March,05,2015(SDN/QJ)-Ciidanka Nabadsugidda somalia, ayaa shalay galabtii muqdisho kusoo bandhigay Midka mid Gaadiidka yar yare e Bajaajta loo yaqaanno, taas oo walxaha qarxa lagu soo xidhay, waxana la qabtay mootadii iyo raggii la socdayba. Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliya Qaasim Axmed Rooble, oo Saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay in mooto bajaajka la soo qabtay, xilli ay dhex…

                Read More

                  Tahriibayaashii Ugu Badnaa Oo Saacadihii Ugu Dambeeyey Laga Badbaadiyey Xeebaha Dalka Talyaaniga

                  Lampedusa:March,05,2015(SDN/QJ)-24-kii saacadood ee ugu dambeeyey waxa ay ciidamada ilaalada xeebaha talyanigu tahriibayaal gaadhaya ilaa iyo kun qof, kuwaas oo halis ugu jirey inay badda ku qarraqmaan. Tahriibayaashan ayaa kasoo kicitimay Waddaka Libya, waxana ay saarnaayeen Doomo kala duwan oo aan awood badan u lahayn inay baddaas ka gudbaan, isla-markaana la tan dhaafiyey. Ugu yaraan 10-qof…

                  Read More

                    Nuxurka War-saxafadeed Xisbiga Kulmiye Kaga Gal-gashay Hadal Guddomiyahoodu Ku Weeraray Culimada Dalka Oo Si Lama Filaan ah Warbaahintu u Faafisay

                    Hargeysa:March,05,2015(SDN/QJ)-Xisbiga Kulmiye, ayaa si weyn uga cadhooday Hadal Guddoomiye Muuse Biixi Goob xabaal ahayd ka yidhi, kaas oo  ka dhan ahaa wadaadadda waddanka. Hadalkaas, ayaa markii ay saxaafaddu heshay baahay, waxana si weyn uga cadhooday Guddoomiye Muuse Biixi oo tilmaamay inaanu odhanin amaba si kale wax loo leexiyey, waxana uu kasoo saaray war-saxaafadeed u ku…

                    Read More

                      Madaxweyne Uhuru Kenyata Oo Gacantiisa Ku Gubay In kabadan 15-tone Oo Fool Maroodi ah

                      Nairobi:March,05,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Uhururaha waddanka Kenya, ayaa gacantiisa ku gubay ugu yara 15-tone oo kamid ahaa foolasha maroodiga, kuwaas oo si hoose loosoo qabtay. Uhuru Kenyatta Madaxweynaha Kenya waxaa uu sheegay inay xaaraan tahay in la dhoofiyo ilkaha  waxaana uu sheegay in ujeedka ay u gubeen ilkahan ay tahay inay ku quusiyaan dadka maroodiyaasha ugaadhsada. M/weyne Kenyatta…

                      Read More

                        Ergadii Somaliland u Matalaysay Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somalia ee Burburay oo Si aan la arag Hargaysa loogu soo dhaweeyay SAWIRO

                        Hargaysa 03.March 2015 (SDN/QJ)- Shacbiga Somaliland ayaa dareen qiimo badan oo aad u sareeya ku qaabilay weftigii uga qaybgalay shirkii Somaliland iyo Somaliya ee Turkiga, ee uu maamulka muqdisho carqaladeeyey ka dib markii ay u adeegsadeen, xubno calooshooda u shaqaystayaal ah oo Somaliland kaga maqan baxsad siyaasadeed, balse ay somaliya werwer ay ka qabto in…

                        Read More

                          Daawo:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Maanta Dadwayne Tiro Badan Oo Hargeisa Si Baladhan Ugu Soo Dhaweyey Isaga Iyo waftigiisa U Khudbadeeyey

                          Hargeisa 4/3/2015(SDN/QJ)wasiirka arimaha dibada somaliland maxamed biixi yoonis ayaa manta isaga iyo wafti uu hogaaminayo si baladhan loogu soo dhaweeyey maglada hargeisa iyadoo badhtaha suuqa  harageisa  uga khudbad uga jeediyey dadwayne tiro badan https://www.youtube.com/watch?v=h_xLpIy2LjI Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                          Xiddiggii Hore ee Kubadda Koleyga New York Knicks Anthony Mason oo Naftu Ka Uguugtey-By Jaahuur.

                          New York-04-Mar-2015-(SDN/QJ) Saxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu  ula qaxaynaa xagaa iyo New York City oo uu ku bakhtiyey xiddiggii hore ee kubadda koleyga ee naadiga New York Knicks Athony Mason. Haddaba laacibkan oo da’diisu ahayd 48 jir dharerkiisuna ahaa 6 foot 7 ayaa ku caan baxay markii uu ciyaari jirey difaac adag iyo ribonda taas oo…

                          Read More

                            Daawo:Dhaqaalaha Dalkeenu Wuu Inagu Filanyahay Hadii Hanti Boobka Umada Lagu Hayo Laga Daayo Ubadkenana Waxbay Ugu Tari Lahayn”Wasiirki Hore Maliyada Maxamed Xaashi Cilmi

                            Hargeisa 4/3/2015(SDN/QJ)Wasirkii horee maliyada somaliland maxamed xaashi cilmi ayaa maanta ka hadlay  halka uu marayo dhaqalaha somaliland isagoo wasiirku  ka nwarbixiyey  hanti boob uu sheegay  inya xukuumadu  dadka kuhayso https://www.youtube.com/watch?v=BUl6CtjIHY8 Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                            Read More

                              “Naftaydu waxay ileedahay waxan diyaar u ahay in doorashadii la qabto Haddii la qaban waayana Golaha …….”ayuu yidhi Guddoomiye Cirro

                              Hargeysa:Mar,04,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa Maanta ka Hadlay Aragtidiisa ku aaddan dhamaadka Mudo-xileedka Golaha Wakiillada ee uu xubinta ka yahay. Mudane Cirro oo maanta ka Hadlay Munaasibad lagu alkumay Isbaysi cusub oo mucaarid ah, ayaa shacabka dareensiiyey Su’aalo hoose oo naftiisa ka weydiinayso Mudo-dhaafka Kursiga…

                              Read More

                                Madaxtooyada Oo Ku Guulaysatay Ladqabaynta Wasiir Muuse Qaasim, Kuna Khasabtay Inuu Afkiisa Ku Beeniyo Warkii Hore Uga Fakaday

                                Hargeysa:March,04,2015(Himilo)-Kadib wada-hadallo iyo kulamo saacado qaatay, ayey madaxtooyada somaliland ku qancisay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga, Muuse Qaasim inuu xilka sii hayo, isla-markaana aanu dhegaysan soo jeedimaha uga imanaya wasiirradii hore xilalkooda iskaga casilay ee ay saaxiibadda ahaayeen. Kulankan oo sida warar xogogaal ahi noo xaqiijiyeen ka dhacay Aqalka Madaxtooyada, ayaa sabab u noqday inuu…

                                Read More