War Deg Deg ah: Wasiirkii Wershadaha oo Xilkii uu ka Hayay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Goor dhawayd iska Casilay DAAWO

    Hargaysa 03.March 2015 (SDN/QJ)- Waxaa afar iyo labaatan saacadood gudahood iska casilay xukuumadda Madaxweyne Silaanyo mas’uulkii labaad. Wasiirka warshadaha Somaliland Abiib diiriye nuur ayaa ku dhawaaqay maanta in uu iscasiladiisa u gudbiyay madaxweynaha . Shalay ayaa waxaa isidoo kale casilay la taliyihii madaxweynaha somaliland ee dadka la hayb sooco Barkhad jaamac Xirsi. Mr. Xirsi ayaa…

    Read More

      “Xiisaddaa ka jirta Tiyaatarka waxaa masuuliyadeedda leh Madaxtooyadda. Maamul xumaddani waxay muujinaysaa sida layskaga hor keenayo bulshadda walaalaha ah” Jamaal Cali Xuseen

      Hargeysa:March,03,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxweyne-nime ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa ka Hadlay Xaaladda ka taagan Tiyaarka Hargeysa, waxana uu masuuliyadeeda ku eedeeyey Madaxtooyada iyo maamulka dalka hoggaamiya. Mudane Jamaal Cali Xuseen waxa uu sheegay in Wasiir Waran-cadde looga Baahan yahay inuu wax ka qabto xaaladda Tiyaatarka, halka uu u taagan yahay ka Hadalka Arrimaha…

      Read More

        Madaxweynaha Namibiya Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Hoggaamiyaha Ugu Fiican Afrikaanka Ee Sanadlaha ah

        Windhoek:March,03,2015(SDN/QJ)-Hifikepunye Pohambe oo ah madaxweynaha Xilligan ee Dalka Namibiya ayaa si rasmi ah ugu guulaystay abaalmarinta Mo Mahamed ee la siiyo Hoggaamiyaha Afrika ugu hoggaaminta fiican. Abaalmarintan oo  gaadheysa 5m (£3.2m) ayaa waxa ay tahay mid sanad walba la siiyo madaxweyne la soo doortay oo wax u qabtay dalkiisa kana dega xilka madaxtinimada isagoo raali…

        Read More

          Ninka Adduunka Ugu Maalqabeensan Oo Markii 16-aad Noday Bill Gates Iyo Shakhsiyaadka Tujaarta ah ee Kusoo Xiga

          New York:March,03,2015(SDN/QJ)-Waxa Markii 16-aad Caalamka looga Aqoonsaday Mulkiilaha Shikada Microsoft Bill Gates inuu yahay Ninka Adduunka ugu taajirsan ama ugu lacagta badan sida uu daabacay wargeyska Forbes. Mulkiilaha shirkadda Microsoft ayaa mar kale waxa uu ka guuleystay Carlos Slim oo ah ganacsade u dhashay dalka Mexico. Hantida uu Gates leeyahay ayaa sare u kacday $3bn…

          Read More

            “Mawqifkayaguna waa waa dad jecel wadahadal, waxana aanu doonaynaa inaanu dal gaar ah noqono sidaanu horeba u ahaan jirney.” Wasiir Biixi.

            Ankara:March,03,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Fashilka ku Yimi Wada-hadalladii Somaliland iyo Somalia oo la doonayey inay Turkiga ka furmaan. Mudane Biixi Yoonis oo la Hadlay Warbaahinta isagoo Turkiga ku  sugan, ayaa  burburka Shirkaas ku eedeeyey masuuliyiinta kasoo jeeda ee lagu soo daray Guddida wada-hadalllada, waxana uu ku…

            Read More

              Xusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo Gudbinayso {DHAGAYSO}

              Hargaysa 03.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu Si Taxane ah Halkan idiinku soo Gudbin doonaa Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa . Waxay Drs Hibaaq Buubaal qormadan Maanta ay inagu Hoga Tusaalaynaysaa Sida Waalidku loogaga baahan yahay inay…

              Read More

                “Haddii Aanay Jirin Wax Ay Xukuumadda KULMIYE Qarinayso, Masiirka Somaliland Ka Wayan Wax….” Axmed Muunin Seed

                Boorama 03.March 2015 (SDN/QJ) Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga WADDANI Md. Axmed Muumin Seed ayaa naqdiyay wadahadalada Somaliland iyo Somaliya ay ku yeelanayaan dalka Turkiga, gaar ahaan hadalada ka soo yeedhaya Madaxda Waftiga reer Somaliland uga qayb galaya wadahadaladaas ee ku aadan in ay ka biyo diidsan yihiin soo hor fadhiisiga saraakiil kale oo…

                Read More

                  “Nimankani Intii aanay Muqdisho ka soo Dhoofin ayaan u sheegnay inaanaan aqbali doonin inaan hor fadhiisano dad dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland Turkiguna …” Wasiir Xirsi {DHAGAYSO}

                  Istanbul 03.March 2015 (SDN/QJ) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay Sababta dhalisay inuu Furmi waayo Wareegii 8aad ee Wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somalia oo burburay kadib markii labada dhinac Miiska Wada Xaajoodka Isugu Iman waayeen. Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Waraysi Siiyay Idaacada VOA ayaa Mawqifka…

                  Read More

                    Kala Hororsi Loogu Jiro Buuxinta Jagadii uu Iska Casilay Wasiir Samaale, Magacyada ku Hirdamaya iyo Hadal haynta Qaybtii 2aad ee Isku Shaandhayn kale

                    Hargeysa, 03 March 2015  (SDN/QJ) Iyadoo weli ay sii qoyan tahay xiisadda siyaasadeed ee isku shaandhayntii madaxtooyadu samaysay, ayaa waxa isa soo tarayay shalay ilaa xalay qofka bedeli doona ee loo magacaabi doono jagada uu baneeyay cabdicasiis Samaale,isla markaana waxa socota hadal hayn la xidhiidha talaabo la filayo in madaxtooyaddu kaga jawaabayso talaabadda uu qaaday…

                    Read More

                      Suldaan Hargaysa lagu Xidhay,Xaaladii Tiyaatarka oo si Kooban loo Xaliyay, Go’aan Madaxtooyada ka soo baxay Iyo Dhaawac Cisbitaalka lagu dabiibayo

                      Hargaysa 03.March 2015 (SDN/QJ)-Waxaa Xalay  la soo af jaray Xaaladdi ka taagnayd Tiyaatarka iyadoo gabi ahaanba malleeshiyadii gudaha Tiyaatarka ku jirtay laga soo saaray isla amrkaana arrinka lagu dhameeyay hanaan nabadgalyo oo ku salaysan wada hadal . Kulan ka dhacay Hargaysa oo dhex maray Guddi odayaal ah oo ka soo jeeda Beelaha Ciidagale oo uu…

                      Read More

                        “Burburka Shirka Turkigu Waa Guul U Soo Hoyatay Somaliland” Mujaahid Cali Guray

                        Hargaysa 03.March 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Noqday Mas’uulkii 1aad ee soo dhaweeya Burburka ku yimid Wada hadalkii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia ee la isku soo hor fadhiisan waayay Magaalada Istaanbul. Gudoomiye Cali Guray ayaa qoraal uu Ku faafiyay barta uu ku leeyahay Shabakada Xidhiidhka…

                        Read More

                          Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo oo Jid Guracan u qaaday Wada hadalkii Burburay ee Somaliland iyo Somalia

                           Muqdisho:March,03,2015(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Maleeshiyada Khaatumo, ayaa si Gurracan uga Hadlay Hannaanka loo wado wada-hadallada somaliland iyo Somalia oo haatan burburay maalintii Shalay , waxana uu deedafeeyey Xaqa somaliland u leedahay inay badheedhaheeda sheegato. Cali Khaliif oo u warramayey TV-ga Universal, ayaa diiday dalabka somaliland ku diiday Xubnaha kasoo jeeda Deeganadeeda ee shirkaas ay Dhinaca uga soo dirtay…

                          Read More

                            Dhacdo Cusub: Booliska Kenya oo Lala Xidhiidhiyay inay Lacago Laaluush ah ka qaataan Alshabaab

                            Nairobi:March,03,2015(SDN/Q)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa sheegtay in qaar kamid ah Ciidamadeeda Boolisku Laaluush ka qaataan Xubnaha Al-shabaab ee weerarrada ka fuliya Goobo dalkaas kamid ah. Xubno Booliska kamid ah ayaa la sheegayaa inay qabteen Baabuur walxaha qarxa lagu rakibay, kaas oo loosoo gudbiyey xuduudda u dhaxaysa Somalia iyo Kenya. Booliskan oo aan la sheegin magacyadooda iyo…

                            Read More

                              Haya’da Duulimadayada u qaabilsan Qaramada midoobay ICAO oo Cadaysay inay Gacanta ku sii hayn donto Maamulida Hawada Muddo Saddex Sano ah

                              Istanbul 02.March 2015 (SDN/QJ) ka dib markii ay adkaatay in laysugu yimaado shirkii wadahadalada somaliya iyo somaliland qodobo xasaasiya dartood, arrintaasi waxy keentay inay baaqatay ama meesha ka baxday kulankii gaar ka ahaa ee gudiyada farsmo ee Arrinta hawada isugu iman lahaayeen si loo meel mariyo Heshiiskii hore loo wada gaadhay. Shirkan farasamo ee dhinaca…

                              Read More

                                Wadahadalka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland ee Istanbul oo furmi waayay Iyo Eedayn ay Fadaraalku u Jeediyeen Somaliland

                                Istanbul, Turkey 3 March 2015 (SDN/QJ)– Iyada oo laga ambaqaadayo geeddi socodka wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka ee Soomaaliya si looga dhabeeyo himilada shacabka Soomaaliyeed, lagana shidaal qaadanayo heshiiskii ay Madaxweynayaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ay ku gaareen magaalada Djibouti bishii Disembar 2014, ayaa…

                                Read More

                                  Tiyeetarka Magaalada Hargeisa Ayaa Galabta Ciidanka Bilayska Iyo Kooxo Ku Dagaalamaya Lahaanshiyaha Dhul Ku Dhegsan Tiyeetarka Dagaal Aan Cidna Ku Dhiman Dhexmaray

                                    Hargeisa 2/3/2015(SDN/QJ)tiyeetarka magaalada hargeisa ayaa galabta  waxa ka dhacay  dagaal aan cidna ku dhiman dhaawcna jirin kaaso u dhaxeeyey ciidanka bilayska shargeisa iyo kooxo ku dagaalamyey  lahaanshiyaha dhul  ku dhegsan tiyeetarka magaladaha hargeisa iyadoo saaka subaxi hore ay dawlada hoose  halaasi galisay  cagafcagaf  oo dhulka la sintay  guud ahaan dayrarkii halkaasi ku yaalay  ciidanka…

                                  Read More

                                    War Deg Dega:Guud Ahaan Waxa Galabta Lagu Soo Kala Dareeraray Wadahadaladii U Dhaxeeyey Somaliland Iyo Soomalia Ee ka Socday Magalada Stanbul Ee Dalka Turkiga

                                      Hargeisa 2/3/2015(SDN/QJ)Guud ahaan waxa  burburay  wadahadaladii somaliland iyo somalia u dhexeyey  ee ay manta ku yeelan lahen dalka turkiga wadahadalsi waxa burburka u  sababay  ka dib markii waftigii somaliland u mataalyey wadahadalsai ay shuruud adag ku xidheen  waftigii somalia oo ahayd  inaan waftiga somailand wada xaajood la yeelan doonin gudida somaliya soo dirtay  oo…

                                    Read More

                                      Daawo:Anaga Calooshoda U Shaqaystayaasha Xamar Tagay Maaha In Nalaoo Soo Diro Waa Kuwaanu Xuquuqdooda Dalknimo Raadinayno.Somaliyana Waa Kuway Ka Dagi La,dahay”Wasiir Cali Maxamed Waran Cade

                                      Hargeisa 1/3/2015(SDN/QJ)wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa manta ka hadlay  qaabka wadahadalada somaliland iyo somalia ay uga bilabmayaan dalka turkiga isagoo ugu baaqay madaxda somalia inay  si wadahadaladu laaga gun baadho  ay gudi ku haboon u soo diraan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                      Read More