Aragtiyo kala duwan oo Somaliland iyo Jabuuti ka Bixiyeen Xidhitaanka Xuduudka Labada dal
Hargaysa 24.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiiir-ku-xigeenka Amniga wasaaradda guddaha iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa siyaabo kala fog uga hadlay Tuhunnada amni ee lagu xidhay xuduudka Somaliland iyo Jabuuti oo xidhan tododaabkan. Xukumadda Somaliland ayaa aaminsan in Jabuuti dhankeeda ka xidhay xuduudka iyadoo aan wax xidhiidh ah kala samayn Somaliland, balse Madaxweynaha Jabuuti ayaa ku…
