Midowga Yurub Oo Markii Ugu Horraysay Shaaciyey Tirada Rasmiga ah ee Ciidamada Ka Jooga Gudaha Dalka Somalia

    Muqdisho:Feb,27,2015(SDN/QJ)-Saraakiisha Midowgay Reer Yurub ayaa markii ugu horraysay Qirtay In ciidamo katirsan ku sugan yihiin GUdaha Dalka Somalia, kuwaas oo arrimo amni halkaas u jooga. Ergeyga Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone d’Urso ayaa sheegay in ilaa 150 askari ka joogaan Soomaaliya. “Waxaa Soomaaliya ku sugan ilaa 150 askari ciidamo milateri oo ka socda…

    Read More

      Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Dhawaan Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Ka Sheegay Dekedda Berbera

      Hargeysa:Feb,27,2015(SDN/QJ)-Suldaanka Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi, ayaa jawaab ka bixiyey Hadal dhawaan uu Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland ka yidhi Dekedda Berbera oo la sheegay in xukuumaddu shirkad kale ku wareejinayso. Suldaan Xasan ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay inay Haboonayn in Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir kala tashato jawaabta uu Arrimaha Dekadda…

      Read More

        Maamulka Muqdisho oo Guddida Wadahadalka u Qaabilsan Soomaaliya ku Daray Wasiiro u Dhashay Somaliland Iyo Dib U Dhac Ku Yimi Xilligii La Balansanaa

        Hargeysa Feb 27,2015(SDN/QJ)-Shirkii wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya oo qorshuhu ahaa inuu magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ka furmo Khamiista maanta, ayaa dib loo dhigay muddo laba maalmood ah. Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wahadal ay ku yeesheen magaalada Jabuuti, 21 December 2014 ku heshiiyey qodobbo uu…

        Read More

          Cali Sanyare:Siyaasadda dhaqaale ee xukuumadda hadda joogta waxay tahay,inay faasaxdo oo dad maalqabeen oo wadaniyiin iyo ajnabi leh,ku wareejiso dhamaan hantidii qaran (DHEGEYSO PRT5)

          Geneva Feb 27,2015(SDN/QJ)- Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa, isagoo joga  magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay  wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Waa wareysigan taxana ah oo mudo socday haatan socona doona dhawr todobaad oo danbe Kala soco qurbejoog.com…

          Read More

            Wasaaradda amniga oo ka hadashay qaraxyo dheemish ah oo lagu qal qal gelinayo amaanka

            Muqdisho: 26-Feb-2015, kadib Baaris horudhaca oo ay sameeyeen Hay’adaha Amaanka Dalka ayaa waxa lagu ogaaday Qaraxyo u badan Dheemish ama Been abuur ah oo Cadowga ay doonayeen in ay Bulshada Soomaaliyeed ku Qalqal galiyaan. Wasiirka Amniga Gudaha mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa Amar ku bixiyay in Hayadaha Amniga Dalka ay qaadaan Taalaabooyin lagu xaqiijinayo in…

            Read More

              GAF-SOKEEYE: Maanso cusub oo laga tiriyay Hayb-sooca

              Geeraarkan waxaa la yidhaa GAF-SOKEEYE, wuxuuna ka hadlayaa Hayb-sooca iyo gefaf badan oo lagula kacay bulsho ka mid ah ama beelo ka mid ah beelaha Soomaalida, waa bulshada loo yaqaanno (Gabooyaha). Gabaygan waxa tiriyay abwaan Cabdinuur Maxamed Carab. 1.     Geeraarbaan Ereygiisiyo 2.     Taladaan Gocanaayo 3.     Sida loogu gorfeeyiyo 4.     Gadihiisa aqaane 5.     Goobtan cawa la…

              Read More

              Garoomada Casriga Ah Loona Ekesiiyey Sida Doonyaha Looguna Talagaley Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka Qatar 2022 (DAAWO) By Jaahuur.

              Qatar-27-Feb-2015-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaarha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Qatar oo lagu qaban doono koobka  kubadda cagta ee aduunka 2022 inta u dhaxeysa bilaha Nov iyo Dec. Hadaba sababtu maxay tahay loo qaban waayey June ? markii xiriirka kubadda cagta ee aduunka FIFA shir aay iskugu yimaadeen waxay isku raaceen in la qabto Nov-Dec bacdamaa…

              Read More

                Laba Kamid ah Diyaaradaha Dagaalka Turkiga Oo Soo Dhacay Iyo Afar Duuliye Oo Ku Dhintay

                Ankara:Feb,26,2015(SDN/QJ)-Laba kamid ah Diyaaradaha Dagaalka Waddanka Turkiga, ayaa soo dhacay kadib markii ay galeen khaladaad xagga duulimaadyada ah xilli ay tababar ku jireen sida ay saraakiisha waddankaasi xaqiijiyeen. Diyaaradahan dagaalka ayaa la sheegay inay ka duuleen airportka militariga Turkiga ee magaalada Malatya, waxaana la sheegay inay kusoo dhaceen meel 150km u jirta xaduuda Turkiga iyo…

                Read More

                  Dibu-dhac Markale Ku Yimi Wada-hadalladii Ma Dhalayska ahaa ee U dhexeeyey Somaliland iyo Somalia.

                  Hargeysa:Feb,26,2015(SDN/QJ)-Wada-hadalladii Maanta oo Bisha February tahay 26-Ka Dawladaha Somalia iyo Somaliland uga qorshaysnaa Dalka Turkiga, ayaa dib u dhacay, iyadoo aan sa shaacinin sababta keentay. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo la Hadlay Idaacadda BBC-da, ayaa tilmaamay in wada-hadalladu dib u dhaceen, waxase uu ka gaabsaday inuu sheego sababta dib-u-dhacaasi keentay. Wasiirka Arrimaha dibadda ayaa sheegay…

                  Read More

                    Yaa Bixiyey Macluumaadka Cabsida Keenay Ee Sababay Inay Djibouti Xidhato Xadka ay La Leedahay Somaliland?

                    Djibouti:Feb,26,2015(SDN/QJ)-Warar cusub ayaa kasoo kordhay Sida ay yimaaddeen xogaha sababay inay Dawladda Djibouti xidhato xadkeeda ay la leedahay Somaliland oo haatan xidhan muddo toddobaad ku dhaw. Warbixin lagu baahiyey shabakad  ka faalloota arrimaha amniga, sirdoonka iyo argagixisada oo la yidhaa Intelligence News, ayaa lagu sheegay in dawladda Jabuuti u xidhay xadkeeda Somaliland sababo la xidhiidha…

                    Read More

                      Mujaahid Adan Maxamuud (Aadan Siikaawi) oo ka waramaya shakhsiyadii iyo taariikhdii Marxuum Mujaahid Cabdillaahi Aw Cabdi Aw Xirsi (Xero)

                      London Feb 26,2015(SDN/QJ)-Ilaahay ha u naxariistee, waxa shalay magaalada Hargeisa aas qaran loogu sameeyey Marxuum Mujaahid Cabdilaahi Aw Cabdi Aw xirsi oo loo yaqaanay (Cabdillaahi xero). Aaska marxuumka oo ay ka soo qayb galeen ehelkiisa, masuuliyiin heer qaran, xisbi, madax-dhaqameed, mujaahidiin iyo dadweyne aad u fara badani, waxay marxuumka illaahay uga baryeen inuu janadiisa firdowsa…

                      Read More

                        Wasiir Mustafa Dhuxulow oo ka hadlay xil wareejintii Wasaarada Warfaafinta

                        Muqdisho Feb 25, 2015(SDN/QJ) – Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo ka hadlayey xil-wareejintii Wasaarada oo maanta Muqdisho ka dhacday ayaa yiri “Waxaan u mahadcelinayaa Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke oo maanta xafladii xil wareejinta ka soo qeybgalay, tanoo na tuseysa ahmiyada ay Dowladda siineyso Wasaarada Warfaafinta. Waxaan ka cudur…

                        Read More