Daawo:Waraysigii Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Ee Martida Kalsantv Oo ka Waramy Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Dib Udhaca Doorashooyinka

    Hargeisa 25/2/2015(SDN/QJ)halkan ka daawo  barnaamijka martida kalsan  oo waraysi xiiso badan la yeeshay gudoomiyaha baarlamaanka somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga wadani c/raxmaan maxamed c/laahi ciro oo ka waray ka waramay xogo badan oo doorashooyinka ah Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Jaaliyada Beesha Ayuub ee Ingiriiska oo Kalsoonidii kala Noqotay Xukumada Siilaanyo Iyo Qodobo ay soo saareen.

      London 25.Feb 2015 (SDN/QJ) Jaaliyada Beesha Ayuub Sheekh Isaxaaq ee Waddanka Ingiriiska ayaa Shir ay ku yeeshen Magaalada London waxay Sheegen in kalsoonidii kala Noqdeen Xisbiga Tallada Haya ee kulmiye iyo Xukumada Madaxweyne Siilaanyo. Ka dib markii uu dhamaaday Shirkaasi ayaa waxa laga soo saaray Warmurtiyadeed u dhignaa Siddan. “Maalintii Axadii ee ay taariikhdu ahayd…

      Read More

        Sirdoonka Ingiriiska Oo La Wareegay Hadhaaga Jidhka Haweenaydii Dhawaan Isku Qarxisay Muqdisho

        Muqdisho:Feb,25,2015(SDN/QJ)-Sirdoonka Dalka Somalia, ayaa wararku sheegayaan inay hadhaaga jidhka Haweenaydii dhawaan isku qarxisay Hutel Central ee Magaalada Muqdisho ku wareejisay Sirdoonka Waddaka Britain si loogu sameeyo baadhitaanno dheeri ah. Madaxii haweeneydan oo kaamil ah ayaa ku dhacay hotelka kale ee Naasahablood II kaasoo ku dhegan hotelka qaraxu ka dhacay ee Central, waxaana la wareegay sirdoonka…

        Read More

          Muran Ka Taagan Diyaarad ay Saaran Yihiin 25-Kun Oo Dhalooyinka Khamriga ah Oo Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho

          Muqdisho:Feb,25,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in ciidanka  amaanka Garoonku Gacanta ku dhigeen Diyaarad laga leeyahay Dalka Kenya oo nooca Rakaabka ah, balse haatan sidda 25-kun oo dhalooyinka khamriga ah. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in diyaaraddu Khamrigaas u sidday Shirkad hore gacanta ugu hayn jirtey Garoonka oo lagu magacaabo SKA…

          Read More

            Maraykanka Oo Markii Ugu Horraysay Safiir U Magacaabay Somalia

            Washington:Feb,25,2015(SDN/QJ)-Maraykanka, ayaa Markii ugu horraysay Safiir u magacaabay dhiggiisa Somalia tan wixii ka dambeeyey Dhicitaanka Dawladdii dhexe ee Somalia lahaan jirtey muddo 24-sano ah ka hor. Madaxweyne Obama waxa uu xilkan Safiirka Soomaaliya u meteli doona dawladda Maraykanka u magacaabay Haweenay lagu magacaabo Katherine S. Dhanani, taasoo noqonaysa Safiirkii ugu horreeyey ee Maraykanku ku yeesho…

            Read More

              Taxane Shabakada Qurbejoog idiin soo Tebin Doonto iyo Xusuus Qor dhakhtar Ilkood {DHAGAYSO}

              Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu Si Taxane ah Halkan idiinku soo Gudbin doonaa Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa .   Waxay Drs Hibaaq Buubaal ugu deeqday Shabakada Qurbejoog.com amase Somalidiasporanews.com Mawduuc Halku dhigiisu Yahay…

              Read More

                Xisbiga Waddani oo Mawqif adag iska taagay Sii Socoshada Wada hadalada Somaliland iyo Somalia DAAWO

                Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Mawqif adag iska taagay Sii ambo qaadista Wada hadalada u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia oo la filayo in dabayaaqada bishan ay Mar kale ka qabsoomaan dalka Turkiga. Ergada Xukuumada Somaliland u metelaysa Wada hadalka ayaa Maalintii Shalay Waxay Kulan la qaateen Sadexda Xisbi qaran taas…

                Read More

                  Hablo Somaliyeed oo Wax ka Yaabiyay adduunka Ku Soo bandhigay Tartan Hibeed DAAWO

                  Qadar 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gabadha Soomaaliyeed ee dunida ka yaabisay ee Marawa The Amazing, ayaa u gudubtay wareegga u dambeeya ee tartanka Barnaamijka Arabs got talent oo ka socda waddamada Carabta oo qof waliba ku soo bandhigayo hibooyinkiisa gaarka ah iyo waxyaabaha dadka cajab-gelinaya ee uu ku tartami karo, waxaanay gabadhani muujisay waxyaabo cajab-geliyey caalamka….

                  Read More

                    Warbixin Xiiso Leh Dhibta Face book Iyo Kelmada Coming Soon DAAWO/DHAGAYSO

                    Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Tiknoolajiyada Casriga ahi Waxay Maanta dunnida ka dhigtay hal Xaafad Waxaa ka dhaca dacalka ugu baaleeya dunida ayaad daqiiqado ku ogaanaysaa,Waxay inoo sahashay in qaab fudud dadku isku heli karaan,u wada Xidhiidhi karaan, Waxay leedahay Wanaag badan hasa yeeshee dhanka taban marka laga eego waxay leedahay Khasaare ka duwan inta hore…

                    Read More

                      “Malaa Silaanyona Waad Garanaysaan Cida Ku Xeerana Waad Garanaysaan Ma Nihin Raggii ku tegaayay Hajanjabaad Doorashana Diyaar Baanu U Nahay” Wasiirka Madaxtooyada DAAWO

                      Hargeysa (SDN/QJ)Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Ku  Sugan Magaalada Burco ayaa Jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Xisbiyada Mucaaridka oo Ku aadan Doorashooyinka. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay haddii ay doorashadu ku qabsoomi waydo 26 June 2015-  inaan kursiga Madaxweynanimada Somaliland kaga tageyn hanjabaad, balse…

                      Read More

                        Qarnigii Hore Iyo Qarnigan:“Nereri Ha Dhaco, Siilaanyo Ha Dhaco, Nereri Ha Dhaco, Siilaanyo Ha Dhaco”

                        Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wuxuu darawalkii ku amray inuu socodka gaadhiga joojiyo. Shukaan hayihiina haye buu yidhi oo degdeg buu u joojiyay. Halhaleel buu uga degay. Wuxuu toos u abaaray bartay taagnaayeen ashkhaastii dhawaaqooda dartood uu u hakiyay socodka gaadhigii uu saaraa. Waxay ka mid ahaayeen dad badan oo jidka hareerihiisa tubnaa. May ahayn dad…

                        Read More

                          The Guardian Iyo AlJazeera oo kashifay Sir badan oo ku saabsan Hay’adaha Sirdoonka

                          Hargeisa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)-Telefishinka Aljazeera ayaa habeenimadii Isniinta shaaciyey barnaamijlka (The Spy Cables) oo ah xog sir ah oo laga soo ururiyey hay’adaha Sirdoonka ee Caalamka, waxaana kamid ahaa sirtan Aljazeera heshay kuwa la xadhiidha sirdoonka dalalka, Maraykanka, UK, Isra’iil, Ruushka iyo Koonfur Afrika. Sirtan ayaa inta badan ah xog qarsoodi ah oo ay isdhaafsanayeen…

                          Read More

                            Madaxweynaha oo qaabilay danjiraha Netherlands ee Soomaaliya

                            Muqdisho 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha boqortooyada dalka Netherlands ee arrimaha Soomaaliya Joost Reintjes. Kulankaasi ayaa looga wadahadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safiirka u sheegay in Soomaaliya ay soo dhoweyneyso barnaamijyada maalgashiga, dib u dhiska iyo kaalmada isugu…

                            Read More

                              “26 Juune Haddii Ay Doorasho Dhici Waydo, Oo Ciddii Loo Asteeyey Qaban Waydo, Ma Jirto Nin Suurta Afuufaya” Wasiirka Madaxtooyada

                              Burco 24.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay haddii ay doorashadu ku qabsoomi waydo 26 June 2015-  inaan kursiga Madaxweynanimada Somaliland kaga tageyn hanjabaad, balse ay ku sii joogayaan si sharci ah Wasiir Xirsi Waxa Uu Sidaa Maanta Ku Sheegay Mar Uu Ka Hadlayay Xidhitaanka Shirweynaha Beelaha Gaashaan-Buur Axmed Faarax…

                              Read More

                                Gudoomiye Cirro oo Iftiimiyay Cawaaqib Xumida ka dhalan karta Qabsoomid la’aanta Doorashooyinka

                                Hargeysa 24.Feb 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo sidoo kale ah guddoomiyaha golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara muddo kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo marka ay mudadiisu dhammaato. Md. Cirro ayaa qoraal Ingiriisi ah oo uu shalay baahiyay wuxuu ku sheegay in muddo kordhinta iyo qabsoomid la’aanta doorashadu…

                                Read More

                                  Madaxweynaha Somaliland oo dhanbaal u diray Dawlada Kuwait oo u dabaal degaysa Maalinta Qaranimadooda

                                  Hargaysa 24.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isaga oo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Dawlada Kuwait oo u dabaal degidoonta beri (25/02/2015), sannad guurada ka soo wareegtay Maalinta Qaranimada Kuwait awgeed.   Madaxweynuhu waxa uu dhambaalkiisan Hambalyada ah u dirayaa Amiirka kuwait Sheikh Sabah…

                                  Read More