RW. Cumar ayaa dalka dib ugu soo noqday, kana hadlay weerarkii shalay lagu qaady Hotel Central

    Mogadishu Feb. 21, 15 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay, isagoona ka hadlay weerarkii Argagixiso ee shalay kooxaha Nabad diidku ay ku qaadeen hotelka Central, wuxuna tacsi u diray ehelkii, Qaraabadii iyo Qoysaskii ay ka baxeen dadkii shalay ku dhintay weererka, isagoo alle…

    Read More

      Xuska Maalinta Afka Hooyo oo Hargaysa lagu Maamuusay iyo Weedhihii laga Jeediyay DAAWO

      Hargaysa 21.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa Ka qayb Galay Xuska Maalinta Afka Hooyo oo Lagu Qabtay magaalada Hargaysa  kaas oo ay soo qaqban qaabisay wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland. Kulankan lagu xusayay maalinta afka hooyo oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Warfaafinta,Dhaqan iyo Wacyigelinta ayaa Waxaa lagu soo bandhigay Suugaan ka…

      Read More

        Daawo:Maanta Oo Si Baaldhan Magaalada Hargeisa Looga Xusay Maalinta Afka Soomaliga Iyadoo Guud Ahaan Maantoo Kale Laga Xuso Deeganada Somalida

        hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)waxa maanta magal;ada hargeisa laga xusay  maalinta afka soomaliga oo guud ahaan deeganada somalida laga xuso iyadoo xuskani ay ka soo qayb galeen madaxwayne ku xigenka somaliland iyo xubno wasiiro ah http://www.youtube.com/watch?v=ArOwQfALmWI&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Daawo:Wasiirka Deeganka Iyo hurumarinta Reer Miiga Oo Maanta Beenisay Warar Laga Baahiyey Oo Sheegayey In Ay Mashaariicda Wasaarada U Badisay Deeganaday Ka Soo jeedo

          Hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)wasiirka deeganka iyo horumaita rer  miiga somaliland shugri ismacil banadare ayaa maanta shi jaraaid oo ay xafiiskeda ku qabatay  ku beenisay warar ay  shabakadaha qaar ka qoreen o sheegayey in mashiirkda wasarada ay deeganada ay ka so jedo u badiso http://www.youtube.com/watch?v=yb6NsXHLMWE&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Daawo:Magaalada Hargeisa OO Laga Xusay Maalinta Dhalin Yarada Somaliland Iyadoo Socod Lagu Tagay Taalada Dhagax Tuurka Maxkamada Horteeda

            Hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)waxa maanta magaalada hargeisa l;aga xusay  maalinta dhalinyarada somaliland iyadoo xuskaasi  lagu qabtay  taalada dhagax tuurka ee maxkamada horta xuskaasi ayaa waxa dhalinyarada kala qayb galay wasiirka ciyaaraha somaliland cali siciid raygal iyo gudoomiyaha dhalinyarada Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              “Mucaaridka Waxan leeyahay Wadaag Lama Samayn Karo,waxaana Dawlada Xilka Haysa Ka qaadi Kara uun Shacab Ka Codeeya oo Kalsoonida Siiya….”Wasiir Waran-cadde.

              Hargeysa:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay ka Jawaabtay Hadal dhawaan kasoo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Caabdiraxmaan Cirro, kaas oo salka ku hayey haddii xukuumaddu ku guuldarraysatay inay doorasho qabato in xukuumad wadaaag ah la dhiso. Wasiirka Arrimaha Gudaha oo maanta afka xukuumadda ku Hadlayey, ayaa sheegay inaanu hadalkaasi…

              Read More

                Maraykanka Oo Si Kulul U Cambaareeyey Weerarkii Lagu Qaaday Masuuliyiin Xukuumadda Somalia Katirsan

                Washington:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Maraykanka, ayaa safka hore ka gashay Dalalka cambaareeyey Weerarkii shalay lagu qaaday Hutel Central oo ku Yaalla Gudaha Magaalada Muqdisho. Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi. Waxaa la sheegay in badhtilmaameedku ahaa saraakiil ka tirsan dawladda, oo salaada jimacaha ku tukanayay masaajid ku yaalo huteelka, kuwaas oo qaarkood geeriyoodeen, halka qaar kalena dhaawacyo…

                Read More

                  Dhammaanba Shaqaalihii, Ilaaladii Iyo Muliilihii Hutel Central Oo Xabsiga Loo Taxaabay

                  Muqdisho:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Sida wararku sheegayaan Ciidamada Ammaanka, ayaa xabsiga u taxaabay Mulkilihii Hutel Central, Shaqaalihii iyo Ilaaladii gaarka u ahayd, kuwaas oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen qaraxaas dhacay. Mulkiilaha Hutelka, ayaa la sheegayaa in lagu haysto masuuliyadda uu  iska saaray Ammaanka Guud ee Hutelka, waxana la weydiinayaa Su’aalo la xidhiidha ogaalkiisa la xidhiidha taxadarkii…

                  Read More

                    Akhri Nuxurka 4-Qodob Oo Laga Soo Saaray Shir Degdeg Ahaa Oo Golaha Xukuumaddu Xalay Ka Yeesheen Qaraxii Shalay

                    Muqdisho:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Kadib Kulan degdeg ahaa oo xalay Golaha Xukuumaddu ku yeesheen Aqalka Madaxtooyada, ayaa lagu lafa guray Weerarkii lagu laayey masuuliyiinta ee shalay ka dhacay Hutel Central ee Magaalada Muqdisho. Shirkan oo ahaa mid uu Guddoominayey Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa laga soo saaray Qoddobo Afar ah, waxana la saaray Guddi  soo baadho sidii wax u dhaceen…

                    Read More

                      Sharci-yaqaan Ka Qalbi Jabay Caddaalad-darrada Xukuumadda Siilaanyo Oo Dalbaday In Dalka Laga Mustaafuriyo

                      Berbera:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Sharciyaqaan Maxamed Xasan Siciid oo kamid ah Dadka aqoonta durugsan u  leh arrimaha Sharciga, ayaa ka muraaradillaacay Burburin xagga xeerarka dalka iyo caddaalada ah oo uu ka tirsanayo Gebi ahaanba Masuuliyiinta qaranka somaliland. Muwaainkan oo muddo daba socday Dhul uu sheegay inuu leeyahay oo Xukuumadda iyo maamulka Gobolka Saaxil xoog kaga haystaan, kaas looga dhaartay…

                      Read More

                        Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Hadlay Muhiimadda Doorashooyinka Soo Socda Iyo Musharraxnimada Maxamed Biixi

                        Hargeysa:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa Ka Hadlay Muhiimadda Doorashooyinka Dalka kusoo socdaa leeyihiin iyo sida loogu baahan yahay in xilligoodii lagu qabtaa. Maxamed Cabdilaahi oo shalay la Hadlay Tv-ga Horn Cable Tv, ayaa sheegay in Bulshada Caalamka iyo shacabka Dalka Gudihiisa ku dhaqaniba diyaar u yihiin Sidii doorashooyinka dalka…

                        Read More

                          War Degdeg ah: Xasan Sheekh Oo War Kasoo Saaray Weerarkiii Lagu Laayey Saraakiil Xukuumaddiisa Katirsanayd

                          Muqdisho:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan sheikh, ayaa Noqday masuulkii ugu horeeyey eek a Hadla weerarkii maanta lagu qaaday Hutel Central ee Magaalada Muqdisho, kaas oo lagu laayey saraakiil sare oo xukuumaddiisa ka tirsanayd. Qoraalka Madaxweynuhu kasoo saaray Weerarkaas oo salka ku hayey mid uu ku muujinayey dareenkiisa, ayaa u dhignaa sidatan: “Aad baan uga xumahay in kooxaha nabadda…

                          Read More

                            Faah-faahinta Qarax Goor Dhaweyd Muqdisho Ka Dhacay Iyo Magacyada Masuuliyiin Ku Naf Waayey

                            Muqdisho:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Qaraxyo isdaba joog ahaa oo maanta lagu qaaday Hutel Central ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxa kasoo baxaya faahfaahin dheeraad oo la xidhiidha cidda waxyeelladu kasoo gaadhay. Sida wararku sheegayaan dadka dhintay ayaa tiradoodu gaadhaysaa ilaa iyo 12-qor, waxana ku jira Xildhibaanno, siyaasiyiin iyo dad kale oo kamid ahaa ciidanka ammaanka ee Halkaas ku sugnaa. Xildhibaan…

                            Read More

                              Wsiirkii hore ee Qorshenyta Somaliland Cali Sanyare oo ka faalooday gaabiska ka taagan higsigii ahaa in nidaam maaliyadeed oo hufan loo sameeyo somaliland(DHEGEYSO PRT 4)

                              Geneva Feb 2015(SDN/QJ)-Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa, isagoo joga  magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay  wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Waa wareysi taxana ah oo socon doona dhawr todobaad todobaad.Kala soco qurbejoog.com Wuxuu Qeybtii KOWAAD ee WAREYSIGA…

                              Read More

                                Britain Oo Diyaaradaheeda Dagaalka Kicisay, Kadib Markii La Arkay Kuwa Ruushka Oo Hawadeeda Soo Galay

                                London:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Briatain, ayaa Hal mar kicisay Diyaaradaheeda dagaalka, kadib markii ay Hawadeeda ku aragtay diyaaradaha wax duqeeya ee dalka Ruushka. Goobaha lagu arkay diyaaradaha dagaalka ee Ruushka, ayaa  waxa kamid ah meel wax yar u jirta xeebta Cornwall ee koonfur galbeed England, waxana markii xaalad sare la geliyey diyaaradaha dagaalka ee dalka Britain. Wasaaradda difaaca ee…

                                Read More

                                  Qadar Oo u Yeedhatay Safiirkii u Fadhiyey Masar Iyo Xidhiidhka Labada Dal Oo Sii Xumaaday

                                  Doha:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Qadar, ayaa u yeedhatay Safiirkii u fadhiyey Dalka Masar, kadib markii isfahamfarro ka dhalatay duqaymo Masaaridu ku bilowday Waddanka Libya. Cilaaqaadka labada waddan ayaa soo xumaanayey tan iyo markii xukunka laga tuuray madaxweynihii hore dalka Masar Maxamed Mursi bishii July 2013 kaasi oo dowlada Qadar aad u taageeri jirtay. Masar ayaa Qadar ku…

                                  Read More