Diyaaradaha Aan Duuliyaha Wadan Oo Maraykanku Ka Iibin Doono Dalalka Somalia Deriska la ah Iyo Sababaha Keenay

    Washington:Feb,19,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Maraykanka, ayaa ku dhawaaqday inay Diyaaradaha aan duuliyaha wadan ee Meelaha fog wax ka duqeeya ay ka iibin doonto dalalka Geeska Afrika ee Somalia deriska la ah. Saraakiil ka tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada Mareykanka ayaa sheegay in ujeedada diyaaradaha Drones loo iibiyo ay tahay sidii loo wiiqi lahaa kooxaha argagixisada, sida Al-Qaacida, ISIS,…

    Read More

      Sababaha Keena in Luuqadi dabar go’do amase Saaxada ay ka baxdo Prof Siciid Saalax Axmed Iyo Barnaamij Gaar ah oo Qurbejoog.com idiin soo diyaarisay {DHAGAYSO}

      Hargaysa 19.Feb 2015 (SDN/QJ)- Sannad Walba Waxaa 21 Bisha Feb Adduunka  laga Xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Afafka Hooyo, Munaasibado arrintan la Xidhiidha ayaa lagu qabtaa degelada ay dadka ku hadla Luuqada Somaligu degan yihiin. Waxyaabaha Sida Weyn looga doodo waxaa ka Mid ah Isbedelada Joogtada ah ee Ku dhaca Luuqada Somaliga kadib markii ay…

      Read More

        S/Land oo Looga Diyaargaroobayo Maalinta Xuska Af Soomaaliga DAAWO

        Hargaysa 19.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa  ugu baaqay qorayaasha,Qalinleyda & Saxaafadda S/land inay ka qayb qaataan xuska maalinta af Soomaaliga oo ku aaddan 21 ka Bisha Febaury, maalintaas oo sidoo kale S.Land laga xuso maalinta dhalinyarada taas oo lagu xuso dhallintii UFFO Iyo Dhagax…

        Read More

          “Madaxweynuhu Waa Nin Xidhan Oo Ku Jira Jeel Oo Leh Awood Saxeex..” Madaxweyne Xigeenkii Hore ee Somaliland

          Hargeysa, 19 Feb 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay arragtidiisa ku aadan Muddo kordhin loo sameeyo xukumadda loo sameeyo, awooda mucaaradka iyo noloshiisa wakhtigii xilka qaranka uu hayay iyo Wakhtigan uu bulshada ka midka yahay. Ugu horayn Madaxweyne xigeenka hore waxa uu ka hadlay faraqa u dhexeeya wakhtigii uu…

          Read More

            Xukuumada oo Dejinaysa Siyaasada Warbaahinta ay Maamusho Iyo Suxufiyiin Ruug Cadaa ah oo Talo ka Dhiibtay DAAWO

            Hargaysa 19.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed daahir Cukuse ayaa  xafiiskiisa Magaalada Hargaysa kulan ugu qabtay Suxufiyiinta waayo aragga ah ee Somaliland iyo Agaasimayaasha Waaxyaha wasaaradiisa, waxana uu ka dalbaday inay suxufiyiinta waayo aragga ahi ka qayb qaataan sidii Guud ahaan Warbaahinta Somaliland looga dhigi lahaa mid ka…

            Read More

              Ergada Somaliland u Matalaysa Wada hadalada Somaliland iyo Somalia oo Kulan Xasaasi ah Hargaysa ku yeeshay DAAWO

              Hargaysa 19.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddida Wada hadalada Somaliland iyo Somalia u qaabilsan Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa kulan ku yeeshay Magaaladda Hargeysa. Kulanka ayaa lagu lafo gurayay waxyaabaha Somaliland la tagayso Shirka Turkiga ka qabsoomaya ee labada dal. Kulankan oo Albaabadu u xidhnaayeen markii uu dhamaaday waxaa saxaafadda la hadlay Wasiirka Khaarajiga Maxamed Biixi Yoonis Wasiirku…

              Read More

                “Waxaan leeyahay Golaha wakiilada waa inaad samaysaan Xeerkii Doorashooyinka Wakiilada” Murashax Jamaal Cali Xuseen

                Hargaysa 19.Feb 2015 (SDN/QJ)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen,ayaa Aqalka wakiilada ugu baaqay inay sameeyaan Xeerkii lagu dooran lahaa, maadaama aanu shaqaynayn Xeerkii 2005-tii lagu doortay oo ahaa mid wakhtigaasi uun la isticmaalayay(One Time Use). Waxa uu ku baaqay in maadaama wakhtigu yar yahay ay waxka bedel iyo cusboonaysiin ku…

                Read More

                  Isku-Dhac Dhexmaray Ciidamada Qaranka Iyo Malleeshiyo-Beeleed Taabacsan Kooxda Khaatumo Iyo Khasaaraha ka Dhashay

                  Laascaanood  19 Feb, 2015 (SDN/QJ)- Dagaal muddo kooban socday, ayaa duleedka magaalada Horufadhi ee gobolka Buuhoodle ku dhexmaray Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Malleeshiyo-beeleed taabacsan kooxda la magac-baxday Khaatumo ee uu hoggaamiyo Cali Khaliif. Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka oo fadhiisimo ku magaalooyinka Qorulugud iyo Yeyle oo ka tirsan gobolka Buuhoodle oo kormeer ay nabadgelyada ku…

                  Read More

                    War Deg-Dega Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Awdal Maxamuud Saleban Ramaax Ayaa Ka Badbaaday Isku Day Dil Ah Oo Loogu Gaystay Deegano Hoos Yimaada Ceerigaabo

                    Hargeisa  18/2/2015(SDN/QJ) Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Awdal maxamuud saleeban Ramaax  ayaa warar Sheegay Inuu  ka badbaaday isku day dil oo lagu  doonayey in lagu khaarijiyo  ka dib makii ay ka soo baxey munasibad uu xilka ugu wareejinayey gudoomiyaha cusub ee uu dhawaan madaxwayne siilanyo u soo magaacaby gobalka sanaag sida uu sheegay qaar ka mida…

                    Read More

                    Daawo:Golaha Wakiilada Somaliland Way Mudo Dhaafeen Waxanay Hada Ku Haboontahay In La Kala Diro Xili Wararka Qar Sheegay In Gudoomiye Ciro Is Casilaayo”Gudoomiye Cali Guray

                    Hargeisa 18/2/2015(SDN/QN)gudoomiye ku xigeenka sadexad ee xisbiga ucid ayaa maanta ku baaqay in la kla diro golaha wakilada somaliland ooo uu shegay  inay mudo dhaafen isago sidoo kale ugu baaqay  in xukuumada somaliland doorashada xiligeeda ku qabatay https://www.youtube.com/watch?v=Qgxz7O9I0QI&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Madaxwayne Ku Xigeenkii Somaliland iyo Maayarad Qaar Ka Mida Maayarad Gobalada Dalka Ayaa Maanta Saxeexay Wajigii Labaad Mashruuca Horumarinta Magaaloyina Ee GPLG ga (Sawiro)

                        Hargeisa 18/2/2015(SDN/QJ)-Mashruuca Maamul daadejinta dawladaha hoose ee loo soo gaabiyo GPLG, ayaa maanta lagu qabtay qasriga madaxtooyada Somaliland, waxaana shirkaasi lagu kala saxeexday wejigii labaad ee heshiiskaasi oo noqon doono mid lagu fulindoono baahiyaha caafimaad ee Magaalooyinka Berbera, Boorama iyo Burco una saxeexeen, goobjoogna ay u ahaayeen Maayaradu, marka laga tago burco oo uu…

                      Read More

                        Dablay Afar ahayd Oo Lagu Eedeeyey Inay Qudha Ka Jareen Aabe Iyo Wiilkiisii Oo Gacanta Lagu Dhigay

                        Baydhabo:Feb,18,2015(SDN/QJ)-Afar Nin oo la sheegay inay qudha ka jareen Aabe iyo wiil uu dhalay, ayaa waxa gacanta ku dhigay Ciidamada Ammaanka Magaalada Baydhabo, waxana la sheegay inay raggani katirsanaayeen Kooxda Al-shabaab. Aabaha, ayaa la odhan jiray Maxamed Xasan Dhimbil, halka wiilkiisiina lagu magacaabi jiray C/casiis Maxamed Dhimbil, waxaana toddobaadkii tagey lagu dhex dilay hoygooda oo…

                        Read More

                          Heesaa Dalka Jarmalka Aad Looga Jeclaa Oo Ku Biiray Kooxda Daacish

                          Mosul:Feb,18,2015(SDN/QJ)-Denis Suspert oo ah Fannaan caan ka ahaa Dalka Jarmalka, isla-markaana si weyn loo jeclaa, ayaa Kooxda Daacish shaaciyeen inuu kamid noqday oo ku biiray. Kooxda Daacish waxa ay Boggooda Twitter-ka soo dhigeen Sawirrada Fannaankaas oo ay sheegeeen inuu la midoobay, isla-markaana ka barbar dagaallamaya. Qoraal ay halkaasi kusoo daabaceen ayey ku sheegen in Fanaankaasi…

                          Read More

                            Muj. Cali Gurey Oo Daaha Ka Fayday Shirkad Hantida Shacabka Lagu Urursanayo Oo Dhawaan Hargeysa ay Kaga Dhawaaqeen Koox Wasiirro ahi

                            Hargeisa:Feb,18,2015-(SDN/QJ)-Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey) oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka 3-aad ee Xisbiga Ucid, ayaa ka Hadlay Shirkad dhawaan Hargeysa lagu daahfuray oo la sheegay inay ujeeddadeedu tahay Dhawrista Tayada Gaadiidka Waddanka Soo gelaya. Mujaahid Cali Gurey, ayaa Abuurista shirkaddaas ku tilmaamay Mashruuc Xukuumaddu waddo ay doonayso in dad gaar ah lagu naas nuujiyo, maadaama horeba ay u jireen…

                            Read More

                              Maalmaha is Guraya iyo Dhawaqa Dhegaha Shacabka Somaliland ka eegayaan Komiishanka Doorashooyinka

                              Hargaysa 18.Feb 2015 (SDN/QJ)-  In ka yar boqol maalmood ayaa ka hadhsan wakhtiga ay tahay inay dhacdo doorashada madaxtooyada iyo Baarlamaanka ee Somaliland oo ah 26 June 2015, maalintaas oo ay ku eegtahay shan sannadood ka hor wakhtigii ay dhacday doorashadii hore ee madaxtooyadu.   Hase yeeshe marka la eego mudada kooban ee ka hadhsan…

                              Read More

                                “Xisbiyada Mucaaridka ah Waxay kaga dhegtay Cajalada Doorashada,Tabashada Reer Awdalna Madaxweynaha ayaa Go’aan ka gaadhaya” Jaamac Shabeel

                                Hargaysa 18.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) ayaa jawaab ka bixiyey hadalada ka soo yeedhaya Xisbiyada  Mucaaradka oo marar badan sheegay inay Xukuumaddu doonayoa inay Doorashadu dib u dhacdo, si muddo kordhin loogu sameeyo. Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Wargeyska Geeska…

                                Read More

                                  Xukuumada Somaliland oo Shuruudo ku Xidhay dayn ay ku leedahay Shirkad Maraykan ah iyo Shirkadii oo Cabasho u Gudbisay Maraykanka

                                  Washington/Hargeysa, 17 Feb, 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa sharraxaad ka bixisay lacago deyn ah oo shirkad Maraykan ah sheegtay inay ku leedahay Qaranka Somaliland oo aanay weli ka helin, taas oo ku ku saabsan khidbadaha hawlo ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u dirsatay lixdii bilood ee u horreeyey sannadii 2014-kii, taas oo qoraallo ku saabsan cabashadeeda…

                                  Read More

                                    Gudida Doorashooyinka Somaliland oo Mudada u Kordhiyay Qandaraaska Xaraashka ee Gaadiidka Guddiga Doorashooyinka

                                    Hargaysa 18.Feb 2015 (SDN/QJ)- Qandaraas lagu xaraashayo Gaadiidka ay leeyihiin Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo hore loo shaaciyey, isla markaana loogu soo bandhigay ciddii danaynaysa inay ka qayb-qaataan, ayaa lagu kordhiyeyey muddo todoba maalmood ah. Sida lagu sheegay qoraal ogeysiin ah oo uu ku saxeexan yahay Agaasimaha Waaxda Qandaraasyada ee Guddiga Qanadaraasyada Cabdirisaaq Maxamed Faarax, waxa…

                                    Read More