Wasiir Waran-cadde Oo Dhuuni Doon ku Tilmaamay Waxgaradka Warbaahinta u Mariya Farriimaha La Xidhiidha Xasilooni-darrada Dalka Kasoo Cusboonaanaysa

    Hargeysa:Feb,19,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa Odayaasha iyo waxgaradka cabashada ka muujiya xaalka dalka iyo hannaanka siyaasaddu ku socoto ku tilmaamay qaar doonaya lacago laaluush ah oo ay cunaan. Wasiir Warancadde oo shalay ka hadlayey madal uu marti ku ahaa, ayaa sheegay in qaar doonaya lacago ay si qaldan ku helaan inta…

    Read More

      “Waxanu soo jeedinaynaa ninka Jooga Garoonka ee Wasiirka ah in nalaga soo beddelo oo nalaga kexeeyo oo haddii uu kamid yahay ragga aan dhicina dadka loo sheego”Boqor Raabi.

      Hargeysa:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Boqor Yuusuf Cabdilaahi Raabi oo kamid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka Hadlay dhibaatooyin ka taagan dhulka Masalaha ee Konfurta Hargeysa, waxana uu Madaxweynaha ugu baaqay inuu Xilka ka qaado Wasiirka Duulista Hawada oo uu sheegay inuu shacabka dhib badan ku hayo. Boqor Raabi, ayaa sidoo kale ku dheeraaday, kana digay in dhulkaas oo dhawaan Madaxweynuhu…

      Read More

        Fooraha Dhacayaa Ma kii February-baa Dhagax Tuurkii iyo Dareenkii Hargaysa ka jiray Barnaamij Gaar ah {DHAGAYSO}

        Hargaysa 20.Feb 2015 (SDN/QJ)- Waa 33 Guuro iyo Gadood Shacab Waa Dareen Gilgilay Magaalada Hargaysa,Waa dhallin isu taagtay Wax ka qabashada Baahiyaha adeega danta Guud oo lagu abaal mariyay Xadhig,Jidh dil iyo Ciqaab adag. Waa Maalintii la dareemay in Gadoodka ardaydu uu wax badan bedeli karo isla markaana noolayn karo niyad jabka bulshada haystay. Hadaba…

        Read More

          Qiimaynta hortaala Komishanka cusub iyo Sida ay Uga Gudbi Karaan Faalada Shabakada Qurbejoog

          hargaysa 20.Feb 2015 (SDN/QJ)- Doorshooyinku waa dariiq Somaliland ku xidhaya Adduunka intiiisa kale, Waa Nidaam Saamaxaya in Xukunka lagula kala wareego doorasho Xor iyo Xalaal ah,Waa Xuquuq uu Muwaadinku u leeyahay inuu si Qarsoodi ah u codeeyo,si cadna u xisaabtamo waa Mustawe lagu qiimaynayo sida qaran ahaan aynu uga Midho dhalin karno hayaanka geedi socodka…

          Read More

            “Umaddani Waxba Garan Maysee Afduubo, Aniga Iga Suuro Geli Mayso Laakiin Mid Iga Dambeeya Ayaa Yeeli Doona” Dardaarankii Maxamed Ibraahin Cigaal

            Hargeysa 20.Feb 2015 (SDN/QJ)-Afar iyo labaatan sano oo ay haatan cimri ahaan baarka ka goysay, haddana, weli waxay u muuqataa siyaasiyan saqiir raad barad ah oo aan qaan gaadhin. Da, ahaan way koran tahay, laakiin garaad ahaan shacbigu ma yahay mid u bisil danihiisa?. Ma yahay mid garan kara awoodda uu leeyahay?. Maxaa ku dhaca…

            Read More

              Wasiir Xaglo Toosiye oo Furay Cisbitaalka Sheekh Abdaal Madheera DAAWO

              Berbera 20.Feb 2015 (SDN/QJ)-  Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleeban Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Si rasmi ah Waxa uu Xadhiga uga Jaray Qaybo Cusub oo lagu soo Kordhiyay CIsbitaalka Degmada Sheekh Abdaal ee Magaalada Madheera ee Gobolka Saaxil. Wasiir Xaglo Toosiye Waxaa Xadhig ka Jarkan ku wehelinayay Maamulka Gobolka Saaxil,Madaxda Caafimaadka ee Gobolkaas. https://www.youtube.com/watch?v=TCE_eVgooOU…

              Read More

                “Dawlad midnimo qaran lihi ceeb maaha,annagu ma lihin madaxweyne Siilaanyo iyo Saylicyoow baxa Laakiin” Gudoomiye Faysal C.Waraabe.

                Oslo 20.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe ayaa jeediyay khudbad uu kaga hadlay xaaladaha kala duwan ee wadanku marayo iyo marxaladihii uu hore u soo maray. Md. Faysal, oo khudbad u jeediyay jaaliyadda Somaliland ee Norway, wuxuu jeediyay hadalo isugu jira kaftan siyaasadeed oo uu ku ganay Muuse Biixi iyo Maxamed…

                Read More

                  Xogo iftiimiyey Caqabado hortaagan Shuruudo lagu xidhay Bilowga Sahaminta Shidaalka & Amuska Dawlada

                  London 20  Feb, 2015 (SDN/QJ)- Shirkadda sahaminta shidaalka ee Ophir Energy oo heshiis Shidaal-baadhis ah kula jirta Xukumadda, ayaa la xaqiijiyey inay ganacsade reer Somaliland ah oo iibsada u heshay baaqiga saami ay ku leedahay laba Block ee SL9 iyo SL12 oo ku yaala Xeebaha gobolka Saaxil. Qodobbo ka tirsan Heshiisyada xukuumadda Somaliland la gasho…

                  Read More

                    Sheeko Cajiib ah “ Sawirka Iyo Ereyada Wiil Yar Oo Faqiir Ah Ayaa Sabab U Noqday In Loo Ururiyo Qaadhaan Ka Badan $1 Milyan”

                    New York 20.Feb 2015 (SDN/QJ)- Brandon Stanton ah haweenay qaadista sawirrada ku caan ah oo u dhalatay dalka Maraykanka ayaa dhowaan bog ay ku leedahay internet ka oo lagu magacaabo Humans of New York blogger, waxa ay soo dhigtay sawirka wiil yar oo ka mid ah dadka faqiirka ah ee ku dhaqan magaalada New York….

                    Read More

                      Nuxurka Qolaal Madaxtooyadu Muuse Biixi Ku Dirqiday Oo Jawaab u ah Khudbaddii Cirro Ee Maanta

                      Hargeysa:Feb,19,2015(SDN/QJ)-Aqalka Madaxtooyada, ayaa maanta Hoggaanka Kulmiye ugu yeedhay inuu kasoo qaybgalo Shirkii Golaha Wasiirrada ee Khamiislaha ahaa, waxana Halkaas Guddoomiyaha loogu soo bandhigay inuu soo saaro qoraal jawaab unoqon kara Khudbad maanta uu jeediyey Guddoomiye Cirro oo salka ku haysay Muddo-dhaafka kusoo  socda Doorashooyinkii dalka ka qorshaysnaa. Shirkaas ayaa lagu lafoguray sidii indhaha shacabka looga…

                      Read More

                        Guddoomiye Cirro Oo Khudbad dheer Oo Uu Jeediyey Ku Shaaciyey Xilliga Rasmiga ah ee uu Iska Casili Doono Kursiga Golaha Wakiillada

                        Hargeysa:Feb,19,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa maanta shacabka reer Somaliland u jeediyey Khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa, waxana uu hoosta ka xariiqay mawqifka xisbigiisu ka taagan yahay Rajo xumada laga qabo doorashooyinka dalka sanadkan ka qorshaysani sida ay u dhici karaan. Mudane Cirro waxa uu…

                        Read More

                          “Somaliland, waxa naga dhexeeyaana waa Xabad iyo Dagaal, haddana kama taganin wixii wada hadal ah ee marwalba suurtooba inaanu u diyaar ahaano.” Cali Khaliif

                          Muqdisho:Feb,19,2015(SDN/QJ)-Cali Khaliif Galaydh oo sheegtay inuu yahay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo, ayaa ka Hadlay wixii u qabsoomay Maamulkiisa iyo xidhiidha ka dhexeeya somaliland. Cali Khaliif oo warbaahinta la Hadlay, ayaa sheegay arrintiisu meel fiican marayso, isla-markaana uu dedaal ugu jiro sidii xidhiidh fiican ula yeelan Somaliland, “Bishii August baa Madaxweyne La Ii Doortay, anna xukuumad baan…

                          Read More

                            “Dawladdani Haatan way sii dhacaysaa, Qandaraas ay saxeexi kartaana ma jirto, saxeexeeduna maanta ma shaqaynayo, Shacabkuna ma ogola,” Maxamed Yaasiin Xasan

                            London:Feb,19,2015(SDN/QJ)-Maxamed Yaasiin Xasan Wasiirkii hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga, Khayraadka Badda iyo Horumarinta Dekedaha, ayaa ka Hadlay Warar isasoo taraya oo sheegaya in Dekedda Magaalada Berbera dhawaan lagu wareejin doono Shirkado Ajaanib ah oo maamulkeeda la wareegi doona. Maxamed Yaasiin Xasan oo haatan kamid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa sheegay inaanay haboonayn in dekedaas…

                            Read More

                              Majaajilayste Faransiis ah Oo Loo Xidhay Taageero Oo u Muujiyey Weerarkii Paris Ka Dhacay

                              Paris:Feb,19,2015(SDN/QJ)-Majaajilaystaha u dhashay waddanka Faransiiska ee Dieudonne M’bala M’bala, ayaa lagu xidhay dalkaasi Faransiiska, kadib markii la sheegay inuu Bartiisa Twitter-ka soo dhigay Farriin uu taageero ugu muujiyey weerarkii dhawaan lagu qaaday Goobtii lagu soo saari jirey Wargeyskii Nebi Muxamed N.N.K.H. ahaatee Aflegadeeyey. Weerarkaasi waxaa ku dhintay shan qof oo uu ka mid yahay ninkii…

                              Read More