R/Wasaare Cumar oo ku baaqay joojinta dagaalka Degmada Guriceel
Muqdisho, Februari 11, 2015 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ku tilmamay dagaalada ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud kuwa nasiib daro ah, isla markaan ay fursad siin karaan kooxaha Al-shabaab mar kale in ay is abaabulaan, ka faa’iideystaan dagaalada micno darrada ah. Ra’iisul Wasaaraha ayaa cambaarayn dusha uga…
