DAAWO:Madax dhaqameedkii ugu badnaa ebid ee ka yimaada Buuhoodle oo Hargeysa soo gaaray

    Hargeysa Feb 15,2015(SDN/QJ)-Madax dhaqameedkii ugu badnaa oo ka soo kicitiima degaanka Buuhoodle ay  dhawaan soo gaaray magaalada Hargeysa. Wasiirada Wasaarada Caafimaadka iyo Madaxtooyada Somaliland Md Suleymaan Xaglotoosiye iyo Md Xirsi Cali ayaa duleedka magaalada Hargeysa uga horteegay wefdiga. Socdaalka Saalaadiinta,cuqaasha reer Buuhoodle ayaa lagu wadaa in dhawaan kulamo la yeeshaan madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo…

    Read More

      Waraysigii dhexmary Abu Sufiyan iyo Hirqal ee ku saabsanaa Nabi maxamed(SCW)

      Ottawa Feb 14,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkii diiniga ahaa ee uu halkan inooga soo jeedin jiray Sheekhul beledka magaalada Ottawa Sheekh Saciid Cali Axmed. Barmaamijkan waxa aan ku eegi doonaa Sifooyinka Nabi Maxamed (salalahu Calyhi Wasalam). Waxa aan ku soo qaadan doonaa warysi dhex maray Heraclius oo ahaa hogaamiyihii dawalada Roomaanka ee wqtigii nabiga la soo saaray iyo…

      Read More

        Waa Maxay Maalinta Jacaylka Adduunku, Muslimiintuse Ma U Dabaal Degi karaan?

        Hargeysa:Feb,14,2014(SDN/QJ)-Maanta oo ay Bisha February tahay 14, waxa meelo dunida kamid ahh looga Dabaaldegaa MAALINtA JACEYLKA ADUUNKA! Waxaase la yaab leh in ay soo dhaweeynteeda ka qayb qaadan doonaan dad muslimiin ah, soomaali ah, oo sheeganaya in ay jecelyihiin horumarka adduunka iyo janada akhiro isla markaasna aan laga karin joojiya xusitaanka aad xuseeysaan dadka dhintay,…

        Read More

          Maraykanku Muxuu Ka Yidhi Joojinta Lacagihii Soomaalida Loo Diri Jirey?

          Washington:Feb,14,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Maraykanka, ayaa markii ugu  horraysay ka Hadashay Hakin lagu sameeyey Lacagihii Dadka soomalida ahi kasoo diri jireen Dalkaas oo dhawaan la joojiyey. Afhayeenka waaxda arrimaha dibadda Mareykanka Mss. Jen Psaki oo shir jaraa’id ku qabatay magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay inay aad uga welwelsan yihiin joojinta lacagihii Soomaaliya loo dirayay. “Walaac…

          Read More

            Akhri Tirada Soomaalida Ku Biirtay Ururka ISIS Oo La Shaaciyey

            Washington:Feb,14,2015(SDN/QJ)-Xawaaraha ay ku socdaan Ururka Daacish, ayaa waxa Majaraha u haya Dhallinyaro intooda badani kasoo jeedaan Dalalka Yurub iyo Maraykanka oo si joogto ah ugu soo biiraya, waxana kamid ah Soomaali ka timi  Isla maraykanka oo haatan tiradooda la shaaciyey. Warbixin uu Shalay Daabacay Wargayska The Daily Mail ee kasoo baxa dalka Ingiriiska, isla-markaana uu…

            Read More

              Madaxweyne Erdogan Oo Dhiggiisa Maraykanka Ku Canaantay Wax-ka-qabsho La’aanta Qoys Muslim ahaa Oo La Xasuuqay

              Ankara:Feb,14,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajeb Tayep Erdogan, ayaa si kulul dhiggiisa Maraykanka ugu canaantay Xasuuq dhawaan Dalkaas loogu geystay Qoys muslimiin ahaa oo aanu sideedii uga Hadlin. Erdogan oo uu garab-taagnaa madaxweynaha Mexico, Enrique Peña Nieto oo booqasho rasmi ah ku jooga Turkiga ayaa xusay in aamusnaanta Barack H. Obama, ku xigeenkiisa, Joe Biden iyo xoghayihiisa…

              Read More

                Madaxtooyada Somaliland Oo Meesha Ka Saartay Amar Sirdoonka Dalku Ku Mustaafurinayey Abukar Qaad-diid, Una Fasaxday Inuu Sii Joogi Karo Inta Uu Doono

                Hargeysa:Feb,13,2015(SDN/QJ)-Madaxtooyada Somaliland, ayaa meesha ka saartay Amar hore uga soo baxay Waaxda Socdaalka Dalka oo sheegayey in Abukar Cawaale Qaad-diid uu dalka kaga baxo sida ugu degdegga Badan, kadib markii lagu eedeeyey inuu Arrimo la xidhiidha Kooxda Khaatumo ku lug yeeshay. Sida aanu ilo xog-ogaal ah ku helnay waxa ay Madaxtooyadu  ku warheshay Hadalladii Abukar…

                Read More

                  Magacyada 2-Sarkaal Oo Kenya Madaxooda Duldhigtay Malaayiin Lacag ah Dhuumasho Ku Maqan , Laguna Xidhiidhyey Al-shabaab

                  Nairobi:Feb,13,2015(SDN/QJ)-Kenya, ayaa raacda ugu jirta Laba Sarkaal oo katirsan Kooxda Al-shabaab, kuwaas dhuumasho ku maqan, sida lagu sheegay qoraal Sirdoonka Dalkaasi soo saaray. Magacyada labadan Nin ayaa kala ah Maxamed Dulyadeyn iyo Axmed Iimaan oo labaduba ah saraakiil sar sare oo ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab. Qoraalka ayaa waxa uu si toos ah uga soo baxay…

                  Read More

                    “Subeer Awal Waxan Leeyahay Waar Dee madaxweynenimana waa doonaysaan, Cod weyna Waan Hayaa afhayeennimadayda iyo madaxweynuhu waa isku xidhan yihiine, Amba Cirro soo raaca..”Suld. Xiirey

                    Hargeysa:Feb,13,2015(SDN/QJ)-Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey oo kamid ah Salaadiinta Reer Somaliland, ayaa Madal lagu caleemo saarayey Suldaan Cusub, ka jeediyey Hadallo Kaftan iyo  Duurxul iskugu jira Oo uu Kula Hadlay Beesha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa. Suldaan Xiirey oo inta Badan ku andacooda inuu yahay Afhayeenka Salaadiinta Reer Somaliland, ayaa sheegay in Beesha Subeer Awal diidmo ka…

                    Read More

                      Wariyayaal Al-Jazira Kaga Xidhnaa Dalka Masar Oo 411-maalmood Kadib Dammaanad Lagu Sii Daayey

                      Caira:Feb,13,2015(SDN/QJ)-Laba Wariye oo u shaqayn jirey Tv-ga Al-jazira oo ku xidhnaa Gudaha Dalka Masar, ayaa maxkamadi Dammaanad kusii daysay. Labadan Wariye oo magacayadoodu kala ahaayeen Baher Mohamed iyo Mohamed Fahmy, ayey Hore maxkamadi xukun ugu ridday, waxana Xadhigoodu keenay Colaad dheer oo dhexmarta Tv-ga Al-jazira iyo Dawladda Haatan Gacanta ku Haysa Dalkaas oo si xoog…

                      Read More

                        Cali Sanyare oo ka faalooday xiisadaha colaadeed iyo siyaasadeed ee ka jira gobolada darafyada somaliland(DHEGEYSO PRT3)

                        Geneva Feb 13,2015(SDN/QJ)-Waxaanu bishii Janawari ee sandakan la-yeelanay  wareysi dheer,Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali -Sanyare) , oo ahaan jiray Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ah ee xukuumaddii UDUB ee Madaxweyne Daahir Rayaale ,oo dhinacyo badan ka taabtay xaalada hadda somaliland ku sugantahay.  Wareysigaas oo taxana ah wuxuu maqalkiisa iyo daabacaadiisuba soo baxeen 30…

                        Read More

                          Haweenaydii 1aad ee Qori Qaadata kuna Biirta Kooxda Suldaan Wabar iyo Fariin ay dirtay DAAWO

                          Boorame 13 Feb 2015 (SDN/QJ)-Xiisada dagaal iyo kacdoonka ka taagan Gobolka Awdal ayaa marba marka ka danbaysa sii Xoogaysanaya, sidoo kalana waxaa Bulshada deegaankaasi ay ku howlan yihiin dhismaha ciidamo xoogan oo dhamaan la wareega deegaanada Awdal state. Gabadhan oo Magaceeda ku Sheegtay Hibo Faarax Buux ayaa Tilmaantay Sababta Ku Kaliftay inay Qori qaadato Waxayna…

                          Read More

                            Waxa aan soo jeedinaya in go”aamadii ay Xukuumaddu ka soo saartay Deegaanka Bali Diiriye Guuleed sidoodii loo fuliyo” Xildhibaan Qabile

                            Hargaysa 13.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiiilada, isla markaana mid tirsan Xisbiga Mucaaradka ee UCID  golaha ayaa Xukuumadda taladda dalka haysa ku eedayey inay Sharcigii dalka ku tumatay, isla markaana aanay ku dhaqmin, isaga oo tilmaamay in sida ay doonto u jabiso Sharciga, waxaanu tilmaamay in haddii…

                            Read More

                              “Madaxweyne Siilaanyo Xisbigiisii Wuu Dayacay oo Waxaa ku Hadhay Labadii Mujaahid Iyo Shabeel” Siyaasi C.rashiid J.Dheri

                              Hargeysa 13.Feb 2015 (SDN/QJ)-Mr. Cabdirashiid Jaamac Dheri oo ahaa afhayeenka urur siyaasadeedkii Xaqsoor, ayaa sheegay In Madaxweynaha Somaliland dayacay Xisbigiisi, oo aanu dan ka lahayn, oo uu xooga saaray Xukuumaddiisa, isaga oo sheegay in Xisbiga ay ku soo hadheen oo qudha Guddoomiyaha Muuse Biixi, Guddoomiye ku xigeenka kowaad Maxamed Kaahin, Xoghayaha Golaha Dhexe Jaamac Shabeel,…

                              Read More

                                “Boorama Waxay Tahay Casimada Aqoonta iyo Barwaaqada ee Somaliland oo Waxaa ku Nool..” Wasiir Cukuse DAAWO

                                Boorama 13 Feb 2015 (SDN/QJ)-Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Ayaa Ka Qayb Galay Munaasibad Ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Awdal Iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Madaxweynuhu U Magacaabay. Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Khudbad taabatay dareenka Bulshada Gobolka Awdal halkaasi ka jeediyay.

                                Read More

                                  “Yaaynaan Ku Dawakhin Waxan Soconaayn Rasaata Aan Qorujeed ka bilaaba Xili ay Bariga Burco Gaadhi Mooyi ” Wasir Abgaal DAAWO

                                  Boorama 13.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasirka Boosaha Iyo Isgaadhsinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgal ayaa Mar uu shalay  ka Hadlayay Xaflad ay Xilka kula kala wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Awdal iyo Gudoomiyihii Hore ee Gobolkaas oo lagu qabtay Magaalada Boorama waxa uu Fariin Waayeel nimo u diray Bulshada Gobolkaas oo uu Xasuusiyay in Somaliland ay Ku…

                                  Read More

                                    Berbera: Faanka Beenta, Foorarka Runta, Fiirrada Nolosha, Ficilka Tukaha Iyo Fooridda Dabaysha.Falanqaynta Ogaal

                                    “Meeshu waa Berbera, saw fadeexad maaha in qolkaa yar ee burbursani u yahay Maxkamad” “Malaha musuq maasuqa xukuumaddu  waxay u taqaanaa wax qabad” “Madaxweynuhu marna muu tegin Maxkamadda Berbera. Wuxuu tagaa Haamaha Shidaalka iyo meelaha heensiga leh…” Maxkamadaha iyo Jeelashu waa tiirarka garsoorka iyo caddaalada. Intaan la odhan caddaalad darraa jirta, waxa ka horaysa siduu…

                                    Read More

                                      Saymaha Ganacsi Ee Dhaxal Wareejinta Dekedda Berbera Iyo Kulankii Qarsoodiga Ahaa Ee Xirsi Iyo Weftiga Dubai Port

                                      Berbera, 13 Feb 2015  (SDN/QJ)-Wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo maamulka dekedda Berbera ayaa shalay kulamo wada xaajood ah kula yeeshay magaaladda Berbera, wefti ka socday shirkadda dekedaha Dubai ee DP World iyo Enoc (Emirates National oil Company) oo watay diyaarad khaas ah oo gelinkii hore ee shalay timi Madaarka Berbera, isla shalayna dib ugu duushay…

                                      Read More