Raysal Wasaare Cumar Cabdi Rashiid oo Hooyadii Geeriyootay iyo Ku Xigeenkiisa oo u Tacsiyadeeyay
Muqdisho, 12, Feb, 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Xildhibaan Xaaji Cabdi Maxamed Cali oo xalay ku geeriyooday magaalada Mombasa ee dalka Kenya oo howlo caafimaad u joogay usbuucyadii la soo dhaafay. “Anigoo ku hadlaya magacayga, kan Ra’iisul Wasaaraha, kan xukuumadda, iyo kan shacabka…
