Shakhsi Tiir-dhexaad u Ahaa Qorista Afka Soomaaliga Oo Saaka Geeriyooday
Muqdisho:Feb,01,2015(SDN/QJ)-Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo kamid ahaa Halyeyadii Soomaaliyeed ee Dhidibada u taagay Qorista Afka Soomaaliga, ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Mudisho. Ehelada Marxuunka ayaa sheegay in Dir Kadare mudooyinkan xanuunsanaa, isla markaana caafimaad dibad ah loo qaaday, balse markii dambe dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho, uu saaka geeriyooday. Dr. Xuseen Sheekh Axmed…
