Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo maanta Kormeer Indho Indhayna Ku soo Maray Garoonka Diyaaradaha Ee Cigaal Eripot Ee Magaalada Hargeisa

    Hargeisa 31/1/2015(SDN/QJ)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo kormeer ku sameeyey bilowga dhamaystirka Wajiga labaad ee balaadhinta Dhabada dayuurahadaha ee Madaarka Cigaal Runtii waxaanu maanta aad ugu faraxsanahay in balaadhintii gagada diyaaradaha Madaarka Cigaal wajigii u danbeeyay maanta la bilaabay ” Madaxweyne ku xigeenka Somaliland. Xukuumadduna ay kharash weyn bixisay, sadex bilood gudahood aanu ku tallo jirno in Garoonka…

    Read More

      Daawo:Safiirka Talyaniga U Fadhiya Somalia iyo Somaliland Magaalada Nayrobi Oo Markii ugu Horaysay Soo Gaadhay Hargeisa Iyo Kulan La Filayo Maalinta Barito Ah la Yeesho Madaxwayne Siilanyo

      Hargeisa 31/1/2015(SDN/QJ)wasiir ku xigeenka wasarada arimaha dibada somaliland ayaa maanta markii ugu horaysay magalada hargeisa ku soo dhawweeyey safiirka talyaaniga u fadhiya nayrobi somaliland iyo somalia https://www.youtube.com/watch?v=izOL-DmCJdg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Aragtida Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibada Somaliland ee Booqashada Muqdisho eee Erdogan

        Hargaysa 31.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa ka hadlay booqashada uu Madaxweynuhu Turkiga Recep Tayyip Erdogan toddobaadkii hore ku tagay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya iyo weliba sida uu u saamayn karo wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Dr. Maxamed, oo uu u waramay Wargeyska Geeska Afrika, ayaa wuxuu…

        Read More

          Human Rights Watch oo Warbixinteedii Sannadlaha ahayd ku soo dartay Wargayska Haatuf

          Hargeysa 31,Jan 2015 (SDN)-Hay’adda Human Rights Watch ee ilaalinta xuquuqda bini-aadamka ayaa toddobaadkan soo saartay warbixintii sanadlaha ahayd ee caalamiga ah, waxaana warbixinta ka dhex muuqda arrimo khuseeya Somaliland oo dhacay sannadkii 2014. Warbixinta sannadka 2015, waxa ay HRW dhinaca Somaliland kaga hadashay xadhigii iyo xayiraadii Wargeyska Haatuf iyo weliba xukunkii lagu riday guddoomiyaha Haatuf …

          Read More

            Norway Inkabadan 100-Soomaali ah Kala Noqonaysa Dhalashada Waddankeeda Iyo Sababaha Keenay

            Oslo:Jan,31,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Norway, ayaa shaacisay inay  dhalashada waddankeeda kala noqon doonto ugu yaraan 100-soomaali oo lagu eedaynayo inay sharciyadda waddankaas ku heleen hannaan been abuur ah. Agaasinka socdaalka Norway ayaa sheegay inay ogaadeen magangalyo doonayaal isku dhiibay inay yihiin Soomali balse ka yimid wadamada dariska la ah Soomaliya sida Kenya, Ethiopia, Tansania iyo Jabuuti ,…

            Read More

              Xasan Sheekh Oo Soo Gaabiyey Safarkiisii Addis Ababa Iyo Warwar Uu Ka Qabo Ansixinta Xukuumadda Maanta Golaha Shacabka la Horkeeni doono

              Muqdisho:Jan,31,2015(SDN/QJ)-Iyadoo maanta la filayo in xukuumadda Cusub ee Ra’isal wasaare Sharma’arke la horgeyn doono Golaha Shacabka, ayaa si cadaadiska loo yareeyo waxa uu  Madaxweyne Xasan Sheekh Soo Gaabiyey safar uu ku joogay Magaalada Addis Ababa oo ku saabsanaa Shi-madaxeeka Midowga Afrika. Shir madaxeedka Midowga Afrika oo laba maalin ahaa, isla markaana Khudbad jeedintiisa ay aheyd…

              Read More

                Guddoomiye-ku-xigeenkii Degmada Buurdhuubo Oo Toogasho ay Ciidanka Dawladda Ku Dileen Iyo Sababta Dilkiisa Oo La Shaaciyey

                Buurdhuubo:Jan,31,2015(SDN/QJ)-Shalay Gelinki dambe ayey ciidamo cadhaysan oo katirsan Kuwa Dawladdu toogasho ku dileen Guddoomiye-ku-xigeenkii  Degmada Buurdhuubo Cali Mataan Cali, kadib markii ay rasaas oodda kagaga qaadeen gaadhigii uu saarnaa. Ciidamada Dilay oo ahaa kuwa Militeriga, ayaa la sheegay inay ka cadhoodeen mushahar la sheegayo inuu Guddoomiye-ku-xigeenkaas la dilay ka Musuqmaasuqay, taas oo keenta inay toogtaan….

                Read More

                  Zakariye Ismaaciil Oo Bixiyey Xogo Lagu Soo Qaban Karo Carmalida Cad Oo Reer Galbeedku Ku Dawakheen Iyo Hawlgalkii Oo La Diyaariyey

                  Muqdisho:Jan,31,2015(SDN/QJ)-Zakariye Ismaaciil Xersi oo dhowaan isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegay inuu inuu Gacan ka Geysan Doono Soo Qabashada Samantha Lewthawite oo ah Carmali uu hore uqabi jirey Nin  ka tirsanaa afar Qof oo isku qarxiyey Gudaha Dalka Ingiriska Sanadkii 2005-tii. Ciidamada Gaarka ah ee Dalka Ingiriiska ka jooga Somalia iyo Qaar tababar sare…

                  Read More

                    Somaliland Oo jawaab Ka Bixisay Eedo Puntland Uga Yimi Oo La Xidhiidha Arrimaha Markab Hub Sida Oo Dekedda Berbera Ku Sugan

                    Hargeysa:Jan,31,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka Bixisay Hadal shalay Maamulka Puntland ka sheegeen Markabka ku xidhan Dekedda Berbera oo shixnado hub ahi saaran yihiin, kaas oo maamulkaasi sheegay inay Somaliland si dhuumasho ah ula soo degtay. Wasiir-ku-xigeenka Amniga ee Somaliland Cali Maxamed Cilmi jawaabtaas Bixiyey, ayaa iska fogeeyey inay Somaliland wax lug ah ku leedahay soo…

                    Read More

                      Xildhibaanadii Hore Iyo Qaar Ka Mid Ah Odayaasha Dhaqanka oo Mudanayaasha Baarlamaanka Ka Codsaday Iney Ansixiyaan Xukuumada Cusub

                      Muqdisho Jan 30,2015(SDN/QJ)-Xildhibaandii Hore ee Baarlamaanka, Odayaal dhaqameedyo, Siyaasiyiin iyo Xubno ka socday bulashada rayidka ah ayaa saaka kulan isigu yimid ay ku taageerayeen xukuumada cusub ee uu soo magacaabay Raysal Wasaare Cumar Cabdirashid, iguna dalbanayeen xildhibaanada baarlamaanka iney  siiyaan codka kalsoonida. Kulankaan oo quraac ahaa ayaa waxaa laga soo jeediyey talooyin ku aadan qaabka…

                      Read More

                        Dowladda Soomaaliya oo dhiirigelisay Maktablayda Soomaaliyeed oo Ka Qayb Gashay Bandhig Buugaag oo Lagu Qabtay Qaahira

                        Qaahira Jan 30, 2015(SDN/QJ)- Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa dhiirigeliyey Maktablayda Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay kas oo muuqatay bandhiga buugaag oo lagu qabtay magalada Qaahira waxaana Soomaaliya mataleyay Midawga Maktablayda dalka oo ay ka socdeen 14 maktabadood oo ka jira dhamaan Gobollada Soomaaliya, iyadoo Safaarada Soomaaliyeed ee Masar ay…

                        Read More

                          Puntland Oo Fasiraad Diblomaasiyadda Ka Baxsan Ka Bixisay Shixnad Hub ah Oo Dekedda Berbera Kasoo Degtay

                          Garowe:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Puntland ayaa Noqotay Maamulkii ugu horreeyey ee Jawaab ka Bixiya  Markab shixnad Hub ah siday oo dhawaan kusoo xidhay Dekedda Berbera, waxana ay  bixisay Fasiraad liddi ku ah Hanaanka Diblomaasiyadeed ee arrimaha Noocan oo kale ah looga Hadlo. Wasiirka Amniga Puntland Xasan Cismaan Maxamuud (Aloore) ayaa isagoo gees ka dhaafay, isla-markaana iska indhotiray Habkii hubkasi…

                          Read More

                            Baadi-doon Hay’da FBI-da Maraykanku Ugu Jirto Nin Soomaali Ah Iyo Qiime Lacageed Oo Madaxiisa La Duldhigay

                            Washington:30,2015(SDN/QJ)-Shalay Khamiistii ayaa Hay’adda Sirdoonka Maraykanka ee FBI-du waxay ay liiska dadka ay raadinayso ku dartay Muwaadin soomaaliyeed oo  haysta Dhalashada Dalka Maraykanka. Muwaadinkan ayey Hay’adda Sirdoonka Maraykanku sheegtay inuu yahay nin Aqoon durugsan u leh Dhismayaasha Magaalooyinka New York iyo Washington ay ku leedahay dawladdu iyo waliba Garoomada Diyaaraduhu ka Hadaan. Ninkan la doon…

                            Read More

                              Booliska Hargeysa Oo Toogasho Ku Dilay Wiil Dhallinyaro ah, Mid Kale Oo Dhaawacmay Iyo Dadweynaha Oo Gadooday

                              Hargeysa:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka eeBooliska Caasimada Hargeysa, ayaa toogasho ku dilay Wiil dhalinyaro ah, mid kalena dhaawac culus gaadhsiiyey gelinkii dambe ee shalay. Dhacdadan ayaa ka dhacay Gudaha Garoonka Kubadda Cagta ee Dugsiga Maxamuud Axmed Cali oo Dhallinyaradan Boolisku dhimashada iyo dhaawaca Gaadhsiiyeen kubad ku ciyaareen. Kolanyo Boolis ah oo isugu jirta, kuwa Saldhigyada jooga, RRU iyo…

                              Read More

                                Qaramada Midoobay Iyo Maraykanka Oo Hawraarsan Kusoo Dhaweeyey Dawladda Kooban Ee Ra’isal Wasaare Cumar Cabdirashiid

                                New york:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Cusub ee Dhawaan uu Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid soo magacaabay, ayaa waxa soo badanaya Dawladaha soo dhaweynaya, waxana u dambeeyey Dowladda Maraykanka iyo Qaramada midobay oo soo dhaweeyey. War-saxaafadeed ka soo baxay Wakiilka Dawlada Maraykanka u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James P. McAnulty ayaa lagu sheegay in talaabadani ay dhiiri gelinayso in dhamaan dadka…

                                Read More

                                  Mu’addin Masjidka Nabiga SCW 58-sano Ka Addimiyey Oo Si Kedis ah U Geeriyooday

                                  Madina:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Kaamil Saalax Amed Najdi oo ah Mu’adinkii Masaajidka Nabiga scw ee xaramka barakaysan ee Madinah, ayaa  si kedis ah u geeriyooday kadib uu salaadii Cishaa’I edaamay, ka dibna aqiimay ee uu tukaday, kuna gutay Masaajidka barakaysan. Sheekh Kaamil, ayaa ku dhawaan muddo lixdan sano ah mu’adin kasoo ahaa Masaajidka Barakaysan, kaas oo caan ka ahaa…

                                  Read More

                                    General Jidhif Oo Soo Jeediyey In Ciidamada Qaranku La Wareegaan Hubka Saaran Markabka Dekedda Berbera Taagan

                                    Hargeysa:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay  Markab sida Shixnad hub ah oo dhawaan kusoo xidhay Dekedda Magaalada Berbera. General Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif waxa uu sheegay in hubkaasi ay haboon tahay in ciidada qaranku la wareegaan isagoo taasna ku sababaeeyey in la waayey ciddii iska…

                                    Read More

                                      Halkan ka dhegeyso Wareysi Taxane ah oo aan la yeelanay Wasiirkii hore ee Qorsheynta Somaliland Md Cali Sanyare (DHEGEYSO QEYBAHA 1, 2, 3,4,5,6)

                                      Geneva Jan 30,2015(SDN/QJ/ Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa, isagoo joga  magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay  wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Waa wareysi taxana ah oo socon doona dhawr todobaad todobaad.Kala soco qurbejoog.com wareysigan taxana  ah ayaad qeybtiisa…

                                      Read More