“Haddii Mucaaridku Isla-meel Dhigiwaayaan Mawqif Midaysan, Maxaa La Yeelayaa Doorasho Ma Dhacayso 26-ka June,& Farqiga u dhexeeya Aragtida Mucaaridka” DAAWO
Hargeysa 29.Jan 2015 (SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID sheegay inaanay jirin doorasho dalka ka dhacaysa 26-ka June 2015-ka.Xisbigu wuxuu dib u dhaca doorashada ku eedeeyay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani iyo Xukumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye. Shir Jaraa’id oo Xarunta Xisbiga ee Hargeysa ay ku qabteen Musharaxa Madaxweyne xigeenka Cabdirashiid Xasan Mataan,Gudoomiye xigeenka Saddexaad Mujaahid Cali…
