Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Kulan la Qaatay Wefti ka Socday dalka Turkiga iyo Arrimaha laga wada xaajooday
Hargaysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda dalka Turkiga oo dalka ku sugnaa maalmahan ujeedadooduna ahayd sidii ay xidhiidh ganacsi ula yeelan lahaayeen Somaliland weftigaasi oo uu hogaaminaayey Mr mohmeh tors. Madaxweynaha oo kulankaasi ka hadlayna waxa uu weftiga uga mahadnaqay imaatinkooda,…
