“Ma Diidani In Su,aalo Madaxweynaha La Weydiiyo Laakiin Marka Boqol Saxafi Ay Halkaasi Yimadaan Oo Qaar Badan Oo Ka Mid Ahi Macno Ahaan aanay Garanayn Su,aasha Ay……”Afhayeen Dhuxul.
Hargeysa:Jan,08,2015(SDN/QJ)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa ka Hadlay Sababta isagoo xilliyadii Dawladihii hore ee Somaliland caan ku ahaa Weydiinta Su’aalaha Taagan Ee Madaxda dalka, waxa uu haatan oo uu madaxtooyada galay udiido in madaxweyne Siilaanyo su’aalo la weydiiyo. Afhayeenka oo ugu horrayn ka jawaabayey Su’aal laga weydiiyey Waxa iska beddelay aragtidiisii uu su’aalaha badan…
