Gudi Hoosaadka Ilaalinta iyo dabagalka Hantida Qaranka oo Soo Bandhigay Lunsiga Malaayiin Dollar DAAWO

    Hargaysa 13.Jan 2015 (SDN/QJ)- Gudi Hoosaadka Ilaalinta iyo dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa si adag uga Hadlay ansixinta Golahooda ee Xisaab Xidhadii Lixdii Sannadood ee u danbeeyay iyagoo ku eedeeyay Shirgudoonka inuu marin habaabiyay Talo bixintii ay Gudidoodu ka soo jeediyeen Xisaab xidhadan oo ay xuseen in qaarkood uu Mad madow badani…

    Read More

      “Waxaan Dadwaynaha uga Digayaa inaanay Aqbalin in Shirkada Laydhka Lagu wareejiyo Gacan Shakhsi” Mid ka Mid aha Mudanayaashii Golaha Deegaanka Hargaysa

      Hargaysa 13.Jan 2015 (SDN/QJ)- Eng. Kayse Yuusuf Cali, oo ka mid ahaa madaxda xildhibaanadii hore ee golaha deegaanka Hargeysa, ayaa xukuumadda uga digay inay cid gaar ah ku wareejiso shirkadda Korontada Hargeysa, oo uu ku tilmaamay hanta qaran. Eng. Kayse, oo shalay saxaafadda kula hadlay Hargeysa, wuxuu yidhi  “Waxaan Dadwaynaha uga Digayaa Ay arintani Khusayso…

      Read More

        Qoraal is burinaya oo Maxkamada Racfaanku Xayiraad Wakhti hore ah dib u saartay Wargayska Hubaal AKHRI

        Hargaysa 13.Jan 2015 (SDN/QJ)- Maxkamada racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa xayiraad sharci daro oo aan geedna loogu soo gaban dib u saartay wargeyska madaxa-bannaan ee Hubaal oo kasoo baxa magaaladda Hargeysa kaas oo doraad ay maxkamada Gobolku ka qaaday xayiiradii saarneyd wargeyska islamarkaana shalay wargeysku bilaabay shaqadiisii hasa yeeshee Habeenkii Xalay ayaa loo keenay Xayiraad kale…

        Read More

          Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Go’aamo ka soo saaray Khilaaf ka Taagnaa Jaamacada Hargaysa

          Hargaysa 13.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa warqad uu todobaadkan soo saaray waxa uu ku sheegay inuu aqbalay warqad is-casilaad ah oo ay u soo gudbiyeen Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Cabdi Xuseen Gaas iyo Ku Xigeenkiisii Prof. Cabdisalaan Yaasiin. Waxa uu sidoo kale Madaxweyne xigeenku farray Gudoomiye Gaas iyo kuxigeenkiisa…

          Read More

            Hogaanka Sare ee Xisbiga Ucid oo Xabsiga Mandheera ku booqday Xildhibaano 45 Cisho ku Xidhan Xabsigaas DAAWO

            Hargaysa 13.Jan 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid oo uu Weheliyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbigaas ayaa maalintii shalay Waxay Booqasho ku tageen Xabsiga Mandheera oo ay ku xidhan yihiin Xildhibaano ka Tirsan Golaha Deegaanka ee Magaalada Boorama kuwaas oo Xukuumada Somaliland ay ka soo qabatay isla markaana aan la…

            Read More

              “Arinta Awdal waxa aan u arkaa inay tahay in la tabanayo cadaaladii ijtimaaciga ahayd” Jaamac Shabeel

              Hargaysa 13.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel)  ayaa ka hadlay tabashada ay reer Awdal u soo gudbiyeen Madaxweynaha, waxaanu sheegay waxa ay  reer Awdal  tabayaan isla markaana ka cabanayaan ay tahay Cadaaladii ijtimaaciga ah,waxaanu tilmaamay inay wanaagsan tahay in cadaalad iyo sinaan la…

              Read More

                Wargayskii Hubaal ee Xayiraada laga qaaday oo Taliyaha Boolisku Mar kale Xayiraad ku soo rogay

                Hargaysa 12.Jan 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa mar kale xayiraad saaray wargayskii Hubaal oo maalintii shalay maxkamadu dacwadiisa Ooday isla markana xayiraadii ka qaaday. Garyaqaanka difaacayay Wargayska hubaal ayaa sheegay inaan waxa dhacaya loo dulqaaan kari “Waxa ku Dhacaya Wargeyska Hubaal ,Maaha Wax Lo Adkaysan Karo ee u Sida Tooska…

                Read More

                  Musigii Astaanta Qaranka ee Warka Idaacada iyo Telefishanka Qaranka oo la Bedelay iyo Sababaha Keenay

                  Hargaysa 12.Jan  (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa Dikreeto Wasiir ku dhaqangeliyey Bedelaadda Astaanta Warka ee Warbaahinta Dawladda. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir “Cukuse” ayaa ka hor intii aanu soo saarin wareegtadiisa waxa uu la tashi balaadhan la sameeyey Madaxda kale ee wasaaradda iyo Khubarada Saxaafadeed ee…

                  Read More

                    “Wasiirka Madaxtooyada Haddii La Yidhaahdo Adigu Kuma Jirtid Wuu Dhimanayaaba Oo Waa Ninka Ugu Jecel” Cali Guray

                    Hargaysa 12.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka Ah ee UCID Mujaahid Cali Yuusuf (Cali Guray), ayaa hadlay arrimo la xidhiidha qodobadii ka soo baxay shirkii wasiirada arrimaha dibada ee urur goboleedka IGAD, Islamarkaana wuxuu sheegay in siyaasadii arrimaha dibadu soo oodantay. Guddoomiyuhu wuxuu sidaa ka sheegay shirjaraaid oo uu shalay xafiiskiisa ku qabtay,…

                    Read More

                      Akhri Magacyada 9-Wasiir Oo Markale Kamid Noqday Golaha Wasiirrada Cusub Iyo Ra’isal wasaaraha Oo Sababeeyey Soo Laabashadooda

                      Muqdisho:Jan,12,2015(SDN/QJ)-Golaha wasiirrada Cusub ee Habeenkii xalay la magacaabay, ayaa waxa lagu dhex arkay tiro wasiirro ah oo ku jirey Xukuumaddii Ra’isal wasaare Cabdiweli ee dhawaan Baarlamaanku rideen, kuwaas oo markoodii labaad soo noqday, isla-xilalkii ay hayeenna haya maanta. Ra’izul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay sababaha uu mar kale usoo celiyay wasiiradii hore ayaa sheegay in…

                      Read More

                        Shirguddoonka Golaha Guurtida Oo Beeniyey Warqad Muddo Kordhin Loogu Samaynayo Xukuumadda Siilaanyo Oo La Sheegay Inay Kasoo Gaadhay Dhinaca Madaxtooayda

                        Hargeysa:Jan,12,2015(SDN/QJ)-Shirguddoonka Golaha Guurtida Somaliland, ayaa iska Fogeeyey Waraaq muddo-kordhin loogu samaynayo oo  uga timi dhinaca Aqalka Madaxtooyada, taas oo oo jiritaankeeda ay hore u baahiyeen qaar kamid ah warbaahinta Somaliland. Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Guurtida Siciid Jaamac Cali oo saaka warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay inaanay jirin wax waraaq muddo kordhin ah  oo kasoo gaadhay…

                        Read More

                          2-Haween Oo Markale Isku Qarxiyey Dad Shacab ah Oo Ku Noolaa Gudaha Dalka Nigeria Iyo Cabsida Oo Sii Badanaysa

                          Potskum:Jan,12,2015(SDN/QJ)-Maalin kadib markii ay Haweenay Da’yari isku qarxisay Goob dad shacab ahi ku sugnaayeen Gudaha Nigeria, ayaa xalayna waxa markii labaad qarax fuliyey laba Haween ah Gudaha  magaalada Potiskum ee waqooyi bari Nigeria. Ugu yaraan afar qof oo kale ayaa ku dhintay weerarkaasi, waxaana ku dhaawacmay in ka badan afartan qof. Qof goobjooge ah oo…

                          Read More

                            “Mushkilada Awdal ka taagan iyo Suldaankan la sheegay inuu Buuro fuulayna meesha may qabanayn oo haddii reer Awdal ay wax tabteen sida salaadiintii kaleba u sugayaan”Siciid Sulub.

                            Hargeysa:Jan,12,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii Hore ee Hawlaha Guud iyo Guryeynta Xukuumaddi Dahir Rayaale, ayaa ka Hadlay Arrimo Badan oo  ka jira Gudaha Somaliland oo ay kamid yihiin Maamulka Khaatumo iyo Xiisadda ka Taagan Meelo kamid ah Gobolka Awdal. Siciid Sulub oo u warramay TV-ga Universal, ayaa ugu horrayn ka Hadlay arrinta Maamulka Khaatumo oo dhawaan sheegtay inuu ka…

                            Read More

                              Wariyayaal Dhac Loogu Geystay Aaska Wiilkii Madaxweynaha Kenya Dhalay Oo Soo Tebinayeen

                              Bondo:Jan,12,2015(SDN/QJ)-Koox Wariyayaal ah oo ku Hawllanayd Tebinta Aaska Wiil uu dhalay Madaxweynaha Kenya oo dhawaan Geeriyooday, ayaa loo geystay dhac iyo bililiqo xoogan, kadib markii ay kooxo budhcad ahi ka heleen Goobo ay degenaayeen. Xubnahan ayaa dhibaatadani waxa ay ka heshay Magaalada Bondo, waxana laga qaatay agab qaali ah oo la sheegay inay Kumanaan dollar…

                              Read More

                                Nuxurka Qoraallo Lagu Laalay Kiiskii Wargeyska Hubaal Loo Haystay, Xayiraaddiina Lagaga Qaaday

                                Hargeysa:Jan,12,2015(SDN/QJ)-Maxakamadda Gobolka Hargeysa, ayaa markii Labaad xorriyadiisii dib ugu soo celisay Wargeyska Madaxa Bannaan ee Hubaal oo muddo sanad iyo Bil ah ka hor la xayiray, kadib dacwad ay kusoo oogeen xubno xukuumadda ka tirsani. Sidoo kale waxay ay Maxkamaddu gebi ahaanba Meesha ka saartay oo Baabi’isay Kiiskaas Wargeyska Hubaal Maxkamadda ka yaallay oo ahaa…

                                Read More

                                  Madaxweynaha Somaliland Oo Degreeto Ku Dhaqangeliyey Xeerka Komishanka AIDS-ka Oo Baahi Weyn Loo Qabay

                                  Hargeysa:Jan,12,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa xalay Xeer Madaxweyne kusoo saaray Xeerka Komishanka AIDS-ka ooh ore ay Golaha Wakiilladu u ansixiyeen, kaas oo baahidiisu taagan tahay. War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa lagu sheegay inuu  madaxweynuhu Xeerkaan Meelmariyey, waxana uu War-saxaafadeedkaasi u qornaa sidatan soo socota: WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed…

                                  Read More

                                    Akhri Magacyada Golaha Wasiirrada Cusub ee Dawladda Federal-ka Oo Xalay La Shaaciyey Iyo Wasiirro Badan Oo Xilalkoodii Dib u Helay

                                    Mudisho:Jan,12,2015(SDN/QJ)-Ra’isal Wasaare Cumar Cabdirshiid Cali Sharma’arke, aya ugu dambayntii ku dhawaaqay liiska Golihiisa Wasiirrada kadib tashi badan oo uu muddo ku maqnaa. Munaasibad Kooban oo xalay saacadihii dambe lagu qabtay Aqalka Madaxtooyada, ayaa lagu shaaciyey magacyada Wasiirrada, ku-xigeennada iyo Wasiiru dawlayaasha, waxana Halkaas ku soo afjarantay magacyada iyo tirada Golaha Wasiirrada oo muddo dheer la…

                                    Read More