Madaxweyne Siilaanyo oo Xili Isku Shaandhayn laga Filayo u Shiraacanaya Ceerigaabo
Hargaysa 05.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti Wasiirro ah ayaa safar shaqo ku tagaya Magaalada Burco, iyada oo la filayo inay uga sii gudbaan dhanka Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Madaxwaynaha iyo weftigiisa ayaa socdaalkoodu daaran yahay inay isha soo mariyaan isla-markaana soo kormeeraan dhismaha jidka Burco iyo…
