“Xukuumadani Waxay si dhab ah u aaminsan tahay Isu Tag Buuxa ” Xildhibaan Xoog DAAWO

    Hargaysa 27.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan-Xoog) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa soo jeediyay in la kala reebo Siyaasiyiinta ku loolamaya Musharaxnimadda Xisbiga taladda haya ee KULMIYE. Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo maanta Xarunta Baarlamaanka kula hadlay Warbaahinta, waxa hadaladiisii ka mid ahaa “Madaxweynaha waxaan eeyahay Aabuhu wuu Edbiyaa Innamadiisa,…

    Read More

      Laamaha Dibada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Gudoomiyahoodu Kulan u sameeyay SAWIRO

      Hargaysa 27.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI isla markaasna ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ay wehelinayaan qaar ka mid ah Xubnaha Sare e Xisbiga ayaa xaflad casho-Sharaf u sameeyeen qaar ka tirsan Madaxda Laamaha Xisbiga ee Qurbaha.Xafladan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay,ayaa waxa kasoo…

      Read More

        Wada-hadalladii Somalia Iyo Somaliland Oo Safka Hore Kasoo Galay Waxqabadka Xukuumadda Xasan Sheekh Oo Toddobaadkii Tegey

        Muqdisho:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Sidii caadadu ahaydba waxa uuSii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, soo saaray Waxqabadka Xukuumada ee Toddobaadkii ina dhaafay, waxana Usbuucan Hadheeyey oo qoddobada lagu faaqadiay kamid ah Wada-hadalladii Somaliland iyo Somalilia iyo waliba Tallaabadii Qaramada Midoobay Liiska Argagixisada kaga saartay Sheekh Maxamed Siciid Atomo ooh ore Shabaabka uga tirsanaan jirey. Arrimaha…

        Read More

          Cudar Aan La Aqoonsan Oo Faro Baas Ku Haya Shacabka Gobolka Hiiraan iyo Dhimashada Oo Sii Kordhaysa

          Jalalaqsi:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Shacabka Deggen Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, ayaa wali u dhimanaya Xanuun aan la aqoonsan, xilli aanay jirin wax caawimaad ah oo ay ka helaan Xukuumadda iyo Hay’adaha caalmiga ah. Maamulka degmada ayaa waxaa uu sheegayaa in degmadda aanay lahayn adeegyo caafimaad iyo dhakhaatiir turxaan bixisa taas oo uu ku sheegay in ay sare usii…

          Read More

            Wadaad Cambaarayn Waayey Weerar Daalibaanku Arday Ku Laayeen Oo Maxkamadi Amar Qabasho ah usoo jartay

            Pashawar:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Maxkamad Ku Taalla Dalka Pakistan, ayaa soo saartay Amar lagu soo qabanayo Wadaad u janjeedha dhinaca ururka Daliban Oo Lagu Magacaabo Abdul Aziz . Wadaadkana ayaa iska diiday inuu cambaareeyo Weerar dhawaan ururka Daliban ku layeen Boqolaal Arday oo Iskuul wax ka baranaysay, waxana taasi keentay in mudaharaadayaa ayaamo hor fadhiistaan Masaajidka Wadaadkani gacanta ku…

            Read More

              Danjire Cawli Oo Ka Hadlay Loollanka Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Beelaha Sacad Muuse Ugu Jiraan Hoggaanka Dalka Ee Aan Muddadiisa La Gaadhin

              Hargeysa:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Xuseen Cali Ducaale(Cawil) oo ahaa wasiirkii Maaliyadda ee Xukuumaddii Madaxweyne Rayaale, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay hirdanka iyo loollanka ka dhex aloosan Guddoomiye Muuse Biixi, Wasiir Samaale iyo Waliba Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo maalmahan saaxadda siyaasadda Dalka si weyn looga Dareemayo. Danjire Cawil oo aan looga Baran inuu arrimaha Siyaasadda Ka Hadlo, ayaa…

              Read More

                Reer Yurub Oo Qoraal Kasoo Saaray Weerarkii Shabaabku Ku Qaadeen Xarunta Xalane Ee Magaalada Muqdisho

                Brussels:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Midowga Reer Yurub, ayaa qoraal kasoo saaray Weerarkii dorraad kooxda Al-shabaab ku qaadday Xarunta AMISOM ku leedahay Gudaha Magaalada Muqdisho, waxana ay tilmaameen inuu ahaa weerar aan kala sooc lahayn oo loogu talo galay inuu gumaad geysto. Warka qoraalka ee Midowga Yurub ayaa lagu sheegay inay tacsi ugu dirayaan dadkii ku waxyeeloobay weerarkaasi Alshabaab ay…

                Read More

                  AMISOM Oo Xilkii Afhayeen-nimo Ka Qaadday Kornayl Cali Aadan Xaamud Iyo Sababta Keentay

                  Muqdisho:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Xoogagga AMISOM, ayaa shaaciyey inay xilkii ka qaadeen Afhayeenkoodii Hore Cali Aadan Xaamud oo kasoo jeeday Dalka Djibouti. War saxaafadda loogu talo galay oo talisku soo saaray ayaa lagu sheegay in Afhayeennimadii laga qaaday Kornaylkaas, balse lama sheegin sababa cad oo looga qaaday Xilkaas uu mudadda ku magacawnaa. Qoraal ka soo baxay AMISOM ayaa lagu…

                  Read More

                    Muxuu Daarran Yahay Safarka Madaxweyne Siilaanyo Dhuumashada Ugu Baxay Magaalada Berbera?

                    Berbera:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo iyo Xubno Qoyskiisa kamid ah ayaa safar aan hore loosii shaacin shalay ku tegay Magaalo xeebeedda Berbera, waxana warar kala duwan kasoo baxayaan Ujeeddada ay halkaas u tageen xilli aanay cidi ka warhaynin. Wararka qaarkood, ayaa sheegaya in Madaxweynuhu halkaas u tegay si uu ugu soo dabaasho xeebta Batallaale oo uu marar hore…

                    Read More

                      Somaliland Oo Oodda Ka Qaadday 20-Maxbuus Oo Lagu Qabtay Dagaalladii Saax-dheer

                      Burco:Dec,26,2014(SDN/QJ)-ku dhawaad Labaatan maxbuus ooh ore loogu soo qabtay Dagaal ciidanka qaranku kula galeen Maleeshiyaa cali Khaliif Deegaanka Saax-dheer, ayaa lagu sii daayey Cafis madaxweyne oo uu fidiyey Madaxweyne Siilaanyo. Maxaabiistan, ayaa laga soo daayey Jeelka weyn ee Burco, waxana markii oodda laga qaaday kexeeyey Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Baashe Maxamed Faarax, kaas oo…

                      Read More

                        Sucuudiga oo Dumar xabsiyada ugu jira wadida Gawaarida oo dacwadooda ay dhegeysan doonto maxkamada Argegixisada

                        Al-Ahsa Dec 26,2014(SDN/QJ)-Maxkamad ku taal dalka Sucuudiga ayaa lagu wadaa in ay bilowdo dacwad nooceeda dalkaa iyo Dunidaba ku cusub. Dumar dalkaa ku nool oo lagu soo eedeeyay in ay wadeen Gawaari ayaa maxkamad dhegeysata dacwadaha Argegixisada la hor geyn doonaa dhawaan. Kooxaha u dooda xuquuqda biniaadmka ee dalka Sucuudiga iyo caalamka ayaa qeylo dhaan…

                        Read More

                          Xogo Xiiso Leh Oo Laga Helay Xubnihii Shalay Weeraray Xarunta AMISOM ee Xalane

                          Muqdisho:Dec,26,2014(SDN/QJ)-Waxa soo kordhaya Xogaha  laga helayo cidda ay ahaayeen Raggii shalay weerarka qorshaysan ku qaaday xarunta Xalane ee Ciidanka AMISOM Deggen yihiin, waxana xogahaasi Arrinta gondaha u geliyeen  Dawladda Federal-ka ah. Xogta aanu Hayno oo ah mid laga helay Dhinaca Ciidanka ammaanka Dawladda Federalka, ayaa sheegaysa in Tirada Kooxda Weerarka Geysatay ay ahaayeen 12-dagaal yahay…

                          Read More

                            Mashaqadii Suunaamida Ee Somalia Saamaysay Oo La Joogo Sanad-guuradeedii Tobnaad

                            Garacad:Dec,26,2014(SDN/QJ)-Maanta oo Bisha December ay tahay 26-ka, ayaa waxa ay ku beegan tahay Sanad-guuradii Tobnaad ee kasoo wareegtay maalintii ay dhacday Masiibadii Tsunami oo Dunida ku laysay Kumanaan Qof, isla-markaana Somalia saamayn badan ku lahayd. Dufaanta oo badda haleeshay waxa ay sababtay in biyahii badda ay ku rogmadeen Deegaano badan oo kamid ah Dalka Soomaaliya…

                            Read More