Muqdisho “Hooyo Umushay Afar Hablood Oo Mataanno Ah” iyo Baaq loo diray Bulshada Somaliyeed
Muqdisho, 30 Dec 2014 (Ogaal)-Hooyo Soomaaliyeed oo umushay afar gabdhood oo mataano ah, mid ka mid ahna ay saaka geeriyootay ayaa ka dalbaday caalamka kaalmo, iyadoo inta ka nool caruurtan haatan lagu hayo qalabka ilmaha lagu xannaaneeyo, sababo la xidhiidha korriimo dheeraad ah oo ay u baahan yihiin. Faadumo Xasan Maxamed oo ah gabadh dhallinyaro…
