“Salaadiintii iyo Gudidii Horumarintuba waxay ku Milmeen Siyaasada aynu Ka Xishoono Bulshada Somaliland” Maxamud Cumar Xaashi
Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed X. Maxamuud Cumar Xaashi oo ka mid ah Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in Guddida horumarinta Beelaha Sacad Musue ee HOODAALE ay ku milmeen loolanka Siyasadeed uu u dhexeeya Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, waxaanu tilmaamay in Guddidan aan loo dirin Siyaasadd,…
