Taliyaha Booliska G.Sanaag Iyo Ciidamo Aad U Tira Badan Oo Uu Wato Oo Saaka Ka Horjoogsaday Xisbiga WADDANI Xafiis Uu Ka Furan Lahaa Degmada Huluul+Shacbiga Ku Dhaqan Degmadaasi Oo Ka Soo Horjeestay Ciidamada.
Ceerigabo 20.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Siilaanyo ayaa saaka horjoogsatay xafiis ay masuuliyiin sar sare oo ka socda xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ay ka furi lahaayeen Degmada Huluul oo ka tirsan gobalka Sanaag. Wararka naga soo gaadhaya degmada Huluul ayaa sheegaya in wafti balaadhan oo ay hogaaminayso xoghayaha xidhiidhka arrimaha bulshada ee xisbiga WADDANI Marwo:Hinda…
